{"id":5149,"date":"2024-04-12T15:11:03","date_gmt":"2024-04-12T12:11:03","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5149"},"modified":"2024-06-19T09:05:58","modified_gmt":"2024-06-19T06:05:58","slug":"atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 \u2013<\/strong>\u00a0Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray bishii Ramadaan ee hadda dhammaatey.<\/p>\n<p>Kulan lagu qiimeynayo amniga bisha Ramadaan ka-dib oo si wadajir loogu qabtey magaalada Baydhabo, ayaa Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Maxamed C\/qaadir wuxuu ku bogaadiyay ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ATMIS sida wanaagsan ee ay u fududeeyeen in waajibaadka fadliga bisha Ramadaan si nabad ah loogu guto \u00a0deegaanada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Saddexaad ee ATMIS, Sarreeye Gaas Besfat Fente Tegegn, iyo mas\u2019uuliyiin sarsare oo ka socda militeriga ATMIS iyo qaybaha amniga iyo maamulka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka soo qaybgaley kulankan ka dhacey Xarumaha-dhexe ee Qaybta Saddexaad.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si kal iyo laab ah ugu mahad celinaynaa Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya Qaybta ATMIS dadaalka muuqda ee ay ku bixiyeen sugidda amniga gobolka iyagoo kaashanaya kooxaheenna amniga ee gobolka. Waxa ay si hufan u sameeyeen howlgallo iyo roondo ay kaga hortagayaan khatarta kooxaha nabad diidka ah ee Al-Shabaab, waxayna sugeen amniga bulshada deegaanka,\u201d ayuu yiri Wasiir Xasan, oo ku ammaanaya ciidamada sida hagar la&#8217;aanta ah ee ay ugu go\u2019an tahay sugitaanka nabadda iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>Kulanka, oo qayb ka ah wada-shaqaynta joogtada ah ee dhex marta ATMIS iyo hay\u2019adaha muhiimka ah ee amniga gobolka, ayaa lagu qiimeeyay hirgelinta isku dhafka amniga, iskaashiga, iyo isku xirka dadaallada bisha Ramadaan iyo dabbaaldegyada munaasabadda Ciidul-fidriga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ballan qaadnay in aan kor u qaadayno amniga gobolka bisha Ramadaan ka hor, waxaanna halkan u joognaa in aan qiimeyno natiijooyinka iyo caqabadaha. Waxaan ku faani karnaa in aan dhahno si guul leh ayaanu guushaasi ku gaarnay, waxaana mahad iska leh isku xirnaanta dhow ee ATMIS iyo laamaha amniga ee Dawlad-goboleedka Koonfur Galbeed,\u201d ayuu yiri Sarreeye Gaas Besfat Fente Tegegn, Taliyaha Qaybta Saddexaad ee ATMIS.<\/p>\n<p>Wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta dhow ee ka dhaxeysa ATMIS, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, iyo bulshada degaanka si loo gaaro ujeedooyinka Hawlgalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya qaybta ATMIS iyo ciidamada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed \u2013 ee loo yaqaanno Daraawiishta, ayaa loo daad gureeyay daafaha magaalada Baydhabo iyo Saldhigyada Furimaha Hore (FOBs) si ay u xoojiyaan ammaanka duleedka magaalada. Ciidamada booliska iyo nabadsugida ayaa ka howlgalayey magaalada gudaheeda, iyagoo si hufan uga hortagay falalkii Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nasoo marey bil Ramadaan oo aan guul ku dhammeysanay taas oo ay ugu wacan tahay dadaalka wadajirka ah ee ay muujiyeen ciidamada ATMIS, SNA, NISA, Daraawiishta Koonfur Galbeed, iyo ciidanka Booliska. Waxaan si kal iyo laab ah uug ammaanaynaa ciidamada ATMIS oo sugayay ammaanka magaalada Baydhabo iyo guud ahaan gobolka,\u201d ayuu yiri Cabdulaahi Cali Watiin, Duqa Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Hawlgalka taageerada nabadda ee Midowga Afrika, Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya waxay ka mas\u2019uul yihiin gobollada Gedo, Bay iyo Bakool ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 \u2013\u00a0Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5150,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-5149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 \u2013\u00a0Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-12T12:11:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-19T06:05:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan\",\"datePublished\":\"2024-04-12T12:11:03+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T06:05:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\"},\"wordCount\":1536,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\",\"name\":\"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-04-12T12:11:03+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T06:05:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 \u2013\u00a0Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-04-12T12:11:03+00:00","article_modified_time":"2024-06-19T06:05:58+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan","datePublished":"2024-04-12T12:11:03+00:00","dateModified":"2024-06-19T06:05:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/"},"wordCount":1536,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/","name":"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg","datePublished":"2024-04-12T12:11:03+00:00","dateModified":"2024-06-19T06:05:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53649073865_b3ff22cca8_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-endf-troops-commended-for-securing-southwest-state-during-ramadan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5149"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5386,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5149\/revisions\/5386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}