{"id":5118,"date":"2024-04-01T19:26:02","date_gmt":"2024-04-01T16:26:02","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5118"},"modified":"2024-04-12T08:24:30","modified_gmt":"2024-04-12T05:24:30","slug":"atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/","title":{"rendered":"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 01 Abriil 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamusay Taliyaha Ciidanka ee xilka ka tagaya Sarreeye Guuto Sam Okiding hoggaamintiisa ku dayashada mudan iyo in uu hawlgalka u horseeday guul intii uu xilka hayay.<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Okiding\u00a0 ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka ambabaxo aagga howlgalka ATMIS si uu u qabto xil cusub oo ah Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5122\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904358_af3afddea7_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"502\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Munaasabad sagootin ah oo Isniintii lagu qabtay Xarunta-Dhexe ee Ciidamada ATMIS ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka hadlay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee u qaabilsan Somaliya, Sivuyile Bam, oo ku ammaanay Sarreeye Guuto Okiding sida uu u maamulay hawlgalka caalamiga ah ee taageerada nabadda Afrika.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cUganda waxaa ay ka faa&#8217;iiday khasaaraheenna. Markaad ku laabato Kampala, waxaan rajeyneynaa in aan kula shaqeyno meel kasta oo aad joogto. Waxaana balan-qaadaynaa in aan sii wadno wixii aan kaa dhaxalnay iyo in aan qabanno shaqada nalaga rabo\u201d ayuu yiri Bam oo hadal ka jeediyay sagootintii.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada ATMIS oo uu horkacayo Ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada ee u qaabilsan dhanka Hawlgallada iyo Qorshayaasha Sarrreeye Gaas Marius Ngendabanka iyo dhigiisa u qaabilsan dhanka Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti ayaa ka soo qaybgaley munaasabada.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5121\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"737\" height=\"491\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809642_6c5a36cbbe_k.jpg 2047w\" sizes=\"(max-width: 737px) 100vw, 737px\" \/><\/p>\n<p>Ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada ATMIS ee u qaabilsan dhanka Hawlgallada iyo Qorshayaasha Sarrreeye Gaas Marius Ngendabanka\u00a0ayaa ku ammaanay Sarreeye Guuto Okiding in uu ku hoggaamiyay qaybta militeriga ATMIS hirgelinta waajibaadkooda xitaa ka-dib marka tirade ciidamada la dhimay, oo mas\u2019uuliyaha amniga-na lagu wareejiyay Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu mahadcelineynaa sida uu u hoggaamiyay qeybta militeriga tan iyo markii uu u yimid hawlgalka. Aad iyo aad ayaan u bogaadinaynaa hoggaankiisa. Waxa uu kor u qaaday wada shaqaynta Saraakiisha ee Xarunta-Dhexe ee Ciidanka ATMIS iyo dhammaan qaybaha kala duwan,\u201d ayuu yiri Sarreeya Gaas Ngendabanka.<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Okiding ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo awooda ciidamada militeriga ATMIS ee ay si guul leh ugu fulinayaan waajibaadka howlgalka inta lagu jiro marxaladda kala guurka. Waxa uu ballan-qaaday in ATMIS uu sii wadi doono ka faa\u2019iidaysiga taageeradiisa marka uu la wareego xilka cusub ee loo magacaabay ee ah Ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda.<\/p>\n<p>\u201cCodkayga waxaa hadda laga maqli doonnaa hawlgallada Soomaaliya. Waxaan u dagaalami doonnaa hawlgalkan gaar ahaan dhinaca awood siinta ciidamada oo aan wali xoogaa ku liidanno. Marka aan sii wadno dhimista ciidamada, oo ciidanku uu yaraado, waxaan u baahanahay waxyaabo kale oo beddela. Markaa, waxaan filayaa in aan meel wanaagsan joogi doonno si aan ugu doodo hawlgalladeenna,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guuto Okiding.<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Okiding ayaa la wareegay taliska ciidamada militeriga ATMIS bishii Maajo 2023, waxaana uu ku guuleystey wareejinta 13 saldhig oo kuwa furiimaha hore ah (FOBs) iyo wareejinta mas\u2019uuliyadaha amniga ee ciidamada ammaanka Soomaaliya intii lagu guda jiray wejiyadii koowaad iyo labaad ee dhimista ciidamada ATMIS ayaa la soo gebbaggebeeyay bilihii Juun iyo Disembar ee 2023.<\/p>\n<p class=\"p1\">Sarreeye Gaas Ngendabanka ayaa si ku meelgaar ah ula wareegay mas\u2019uuliyadaha madaxa ciidamada militeriga ATMIS ilaa uu ka imaanayo Taliyaha Ciidamada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5120\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53623809467_0c1dc506c3_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"757\" height=\"497\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 01 Abriil 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamusay Taliyaha Ciidanka ee xilka ka tagaya Sarreeye Guuto Sam Okiding hoggaamintiisa ku dayashada mudan&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5119,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 01 Abriil 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamusay Taliyaha Ciidanka ee xilka ka tagaya Sarreeye Guuto Sam Okiding hoggaamintiisa ku dayashada mudan&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-01T16:26:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-04-12T05:24:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding\",\"datePublished\":\"2024-04-01T16:26:02+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-12T05:24:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\"},\"wordCount\":1609,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\",\"name\":\"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-04-01T16:26:02+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-12T05:24:30+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"L&rsquo;ATMIS REND HOMMAGE AUX COMMANDANT SORTANT DE LA FORCE, LE LT-GEN SAM OKIDING\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 01 Abriil 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamusay Taliyaha Ciidanka ee xilka ka tagaya Sarreeye Guuto Sam Okiding hoggaamintiisa ku dayashada mudan&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-04-01T16:26:02+00:00","article_modified_time":"2024-04-12T05:24:30+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding","datePublished":"2024-04-01T16:26:02+00:00","dateModified":"2024-04-12T05:24:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/"},"wordCount":1609,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/","name":"ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg","datePublished":"2024-04-01T16:26:02+00:00","dateModified":"2024-04-12T05:24:30+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53624904553_513b47bcc1_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-outgoing-force-commander-lt-gen-sam-okiding\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"L&rsquo;ATMIS REND HOMMAGE AUX COMMANDANT SORTANT DE LA FORCE, LE LT-GEN SAM OKIDING"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5118"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5145,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5118\/revisions\/5145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}