{"id":5109,"date":"2024-03-29T12:26:16","date_gmt":"2024-03-29T09:26:16","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5109"},"modified":"2024-04-12T08:30:08","modified_gmt":"2024-04-12T05:30:08","slug":"atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/","title":{"rendered":"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo\u00a0 \u2013\u00a0<\/strong>Soddon askari oo boolis ah oo ka tirsan Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana ee qaybta ka ah Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa dhammeystay tababbar soconayey shan maalmood oo diiradda lagu saarayay ilaalinta daryeelka carruurta meelaha ay colaadaha hubeysani ka jiraan.<\/p>\n<p>Tababbarka oo lagu qabtey magaalada Baydhabo, oo ah magaalo-madaxda maamulka ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa hoggaaminayay Kutlada Ilaalinta, Xuquuqda Aadanaha, iyo Jinsiga (PHRG) ee ATMIS oo kaashaneysa Qaabka Guud ee Isla-xisaabtanka iyo U-hoggaansamidda Midowga Afrika (AUCF), Kooxda Isuduwidda Qaybta Madaniga ah ee Baydhabo, iyo Xarumaha Dhexe ee Booliska Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Askarta ka qaybqaadaneysa ee ka socota Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana (FPU),\u00a0 ayaa waxaa la barey shuruucda caalamiga ah iyo kuwa gobolka ee ku saabsan ilaalinta carruurta, tacaddiga ku saleysan galmada iyo jinsiga, iyo doorka muhiimka ah ee ay nabad-ilaaliyayaasha ka qaadan karaan khafiifinta saameynta ay colaadda hubeysan ku yeellan karto kooxaha nugul. Hababka dhexgelinta jinsiga iyo korjoogteynta iyo warbixinta ayaa sidoo kale laga hadley.<\/p>\n<p>Madaxa Arrimaha Ilaalinta iyo Xuquuqda Aadanaha u qaabilsan ATMIS, Gloria Jaase, ayaa sheegtay in tababbarka uu muhiim u ahaa fulinta waajibaadka ATMIS.<\/p>\n<p class=\"p1\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5112\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"743\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067592_9c1a9560fc_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 743px) 100vw, 743px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cMidowga Afrika wuxuu waajibinayaa in arrimaha ilaalinta carruurta la dhexgaliyo dhammaan marxaladaha hawlgallada taageerada nabadda sababta oo ah carruurtu waa kooxda ugu nugul xaaladaha colaadda hubeysan.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Waxay sheegtay in ay muhiim tahay in la dhiso kartida askarta booliska ah ee ku sugan goobta Hawlgalka iyo sidoo kale in laga qaybgeliyo dhallinyarada Soomaaliyeed arrimaha la halmaalla nabadda iyo amniga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cMid ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan tababbarka waa Ajendaha ku saabsan Dhallinyarada, Nabadda, iyo Amniga, taas oo muhiim ka dhigaysa in dadka da\u2019yarta ah laga qaybgeliyo arrimaha nabadda iyo amniga ee Soomaaliya,\u201d ayay hadalkeeda raacisay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Sarkaalka Sare oo arrimaha Maareynta Kiisaska, Hannaannada, iyo Kayd-xogeedka u qaabilsan ATMIS ee AUCF, Ferdinand Nintunze, ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda qabashada tababbaran u leeyihiin dhamaman qaybaha hawlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cTababbarkan aasaasiga ah wuxuu muhiim u yahay dhammaan hawlwadeennada hawlgallada taageerada nabadda ee Midowga Afrika, oo ay ku jiraan kuwo ka tirsan qaybaha militeriga, madaniga ah, iyo booliska. Aqoonta laga barto waxaa lagu dabakhi karaa hawlgallada taageerada nabadda iyo dalalkooda,\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Sarkaalka Arrimaha Saadka u qaabilsan ciidanka FPU ee Gaana, Taliye Ku-xigeenka Booliska (DSP) Rejoice Dogbe, ayaa tababbarka ku tilmaamay in uu yahay mid habboon oo dhacaya waqtigii loo baahnaa, kaas oo saraakiisha ka baranayaan aqoonta lagama maarmaanka u ah in la fahmo oo la fuliyo waajibaadka Hawlgalka.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5113\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"767\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617946016_e21a0439f8_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 767px) 100vw, 767px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cTababbarkan kaliya igama caawinaya waajibaadyada iga saaran ilaalinta xuquuqda carruurta ee Hawlgalka wuxuu sidoo kale I caawinayaa markaan dalka dib ugu noqdo,\u201d ayuu yiri Taliye Ku-xigeen Dogbe.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Laba Alifle Elvis Osei-Tutu ayaa muujiyay sida ugu qanacsan yahay tababbarka wuxuunna ATMIS ugu mahadceliyay qabanqaabinta kooraska.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cWaxaan ATMIS ugu mahadcelineynaa sida ay noogu xoojisay shuruucda lagama maarmaanka u ah ilaalinta xuquuqda carruurta ee goobaha ay colaadaha ka jiraan,\u201d ayuu xusay Laba-Alifle Osei-Tutu.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Tababbarkan ka dhacay magaalada Baydhabo, ayaa lagu soo gebbaggebeeyey tababbaro socday muddo saddex bilood ah oo lagu beegsaneeyay 120 hawlwadeenno oo ka kala socday dhammaan afarta qeybood ee Cutubyada Booliska Dhisan ee ATMIS si kor loogu qaado ilaalinta carruurta meelaha ay ka socdaan colaadaha hubeysan.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5114\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"788\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53618148563_079b4b9428_k-1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 788px) 100vw, 788px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo\u00a0 \u2013\u00a0Soddon askari oo boolis ah oo ka tirsan Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana ee qaybta ka ah Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa dhammeystay tababbar&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5110,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Baidoa\u00a0 - Thirty police officers from the Ghana Formed Police Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a five-day training focused on protecting children&#039;s welfare in armed conflict.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baidoa\u00a0 - Thirty police officers from the Ghana Formed Police Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a five-day training focused on protecting children&#039;s welfare in armed conflict.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-29T09:26:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-04-12T05:30:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta\",\"datePublished\":\"2024-03-29T09:26:16+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-12T05:30:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\"},\"wordCount\":1642,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\",\"name\":\"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-29T09:26:16+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-12T05:30:08+00:00\",\"description\":\"Baidoa\u00a0 - Thirty police officers from the Ghana Formed Police Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a five-day training focused on protecting children's welfare in armed conflict.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"L\u2019UNITE GHANEENNE DE LA POLICE DE L\u2019ATMIS FORMEE SUR LA PROTECTION DE L\u2019ENFANCE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Baidoa\u00a0 - Thirty police officers from the Ghana Formed Police Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a five-day training focused on protecting children's welfare in armed conflict.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baidoa\u00a0 - Thirty police officers from the Ghana Formed Police Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a five-day training focused on protecting children's welfare in armed conflict.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-29T09:26:16+00:00","article_modified_time":"2024-04-12T05:30:08+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta","datePublished":"2024-03-29T09:26:16+00:00","dateModified":"2024-04-12T05:30:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/"},"wordCount":1642,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/","name":"Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg","datePublished":"2024-03-29T09:26:16+00:00","dateModified":"2024-04-12T05:30:08+00:00","description":"Baidoa\u00a0 - Thirty police officers from the Ghana Formed Police Unit of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a five-day training focused on protecting children's welfare in armed conflict.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53617067507_996169a497_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-ghana-formed-police-unit-train-on-child-protection\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"L\u2019UNITE GHANEENNE DE LA POLICE DE L\u2019ATMIS FORMEE SUR LA PROTECTION DE L\u2019ENFANCE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5109"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5147,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5109\/revisions\/5147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}