{"id":5089,"date":"2024-03-24T13:14:10","date_gmt":"2024-03-24T10:14:10","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5089"},"modified":"2024-03-25T13:31:58","modified_gmt":"2024-03-25T10:31:58","slug":"atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo, 24-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Soddon sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo dhameystay tababbar labo maalmood socday oo ku saabsanaa ilaalinta xuquuqda carruurta iyo daryeelka xaaladaha colaadaha.<\/p>\n<p>Tababbarkan oo ay soo qaban qaabiyeen kutlada ATMIS ee Ilaalinta, Xuquuqul Insaanka iyo Jinsiga (PHRG) oo kaashanaysa kooxda Qaabka Guud ee U-hoggaansamidda iyo Isla-xisaabtanka (AUCF) ayaa waxaa ka soo qayb galay saraakiil ka tirsan Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta maamul-goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5090\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"777\" height=\"482\" \/><\/p>\n<p>Madaxa Ilaalinta iyo Xuquuqul Insaanka ee ATMIS, Gloria Jaase, ayaa iftiimisay muhiimadda uu \u00a0tababbarkan u leeyahay Soomaaliya, iyadoo tiri, \u201cTababbarkan waa mid muhiim u ah meelaha ay colaaduhu ka jiraan, Soomaaliyana ma aha mid ka reeban. Dhammaanteen waan ognahay in xaaladaha colaadaha hubaysan, ay carruurtu dhibaatada ugu badan soo gaarto. Sidaa daraadeed, waxaa muhiim noo ah in aan hirgelinno tallaabooyin oo aan dejino qaabab lagu ilaalinayo carruurta xilliyada colaadaha.\u201d<\/p>\n<p>Jaase ayaa carrabka ku adkesay muhiimadda ay leedahay in mudnaan la siiyo arrimaha ilaalinta carruurta inta lagu guda jiro hawlgallada ciidamada ATMIS iyo wareejinta wejiyeysan ee mas\u2019uuliyadaha amniga lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cTababbarka ciidamadeena loo tababbarayo ilaalinta caruurta waxay kor u qaadi doontaa awoodda aan u leenahay la socoshada iyo ka soo warbixinta dhacdooyinka. Marka la ururiyo macluumaadka, waxaan sameyn karnaa barnaamijyo ilaalineed oo waxtar leh,\u201d ayay hadalkeeda kuddartey Ms Jaase.<\/p>\n<p>Ka qaybgalayaashu waxay barteen mowduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan dhexgelinta ilaalinta carruurta, xuquuqda carruurta, jaangooyada sharciga, shuruucda gobolka iyo kuwa caalamiga ah iyo shuruucda qaranka Soomaaliya ee ilaalinta carruurta.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5094\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53606058905_3c89781172_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"506\" \/><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Ferdinand Nintunze, Sarkaalka Sare ee Maareynta Kiisaska, Hannaanada iyo Sarkaalka Kayd-xogeedka ATMIS ee AUCF, ayaa ku celiyay sida ay uga go&#8217;an tahay ilaalinta dadka nugul, gaar ahaan carruurta.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cCarruurtu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah dadka rayidka ah, sidaa daraadeed, tababbarka ayaa hiigsanaya in ciidamada Itoobiya lagu qalabeeyo xirfado ay ku ilaaliyaan uguna doodayaan xuquuqda carruurta,\u201d ayuu Nintunze.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Gaashaanle Aman Wako oo ah Madaxa ATMIS ee Xarunta Howlgallada Wadajirka ah ee Magaalada Baydhabo ayaa ku tilmaamay tababbarkan mid wax ku ool ah oo isdhexgal leh, isagoo u mahad celiyay ATMIS oo soo qaban-qaabisay tababbaro qiimo leh.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cWax badan ayaan ka faa&#8217;iidnay tababbarka, gaar ahaan ilaalinta carruurta xaaladaha colaadaha. Waxaan uga mahadcelineynaa ATMIS fududeynta tababbarkan qiimaha badan, waxaana rajeynayaa in casharro kuwan la mid ah ay sii socon doonaan mustaqbalka si aan uga faa&#8217;iidaysano,\u201d ayuu yiri Gaashaanle Wako.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5091\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53604719702_e414a84ca3_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"760\" height=\"450\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, 24-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0Soddon sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo dhameystay tababbar labo maalmood socday oo ku saabsanaa ilaalinta&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5090,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baydhabo, 24-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0Soddon sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo dhameystay tababbar labo maalmood socday oo ku saabsanaa ilaalinta&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-24T10:14:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-25T10:31:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN\",\"datePublished\":\"2024-03-24T10:14:10+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-25T10:31:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\"},\"wordCount\":1400,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\",\"name\":\"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-24T10:14:10+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-25T10:31:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Les troupes de l\u2019ATMIS form\u00e9es \u00e0 la protection des enfants dans les conflits arm\u00e9s\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baydhabo, 24-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0Soddon sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo dhameystay tababbar labo maalmood socday oo ku saabsanaa ilaalinta&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-24T10:14:10+00:00","article_modified_time":"2024-03-25T10:31:58+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN","datePublished":"2024-03-24T10:14:10+00:00","dateModified":"2024-03-25T10:31:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/"},"wordCount":1400,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/","name":"CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg","datePublished":"2024-03-24T10:14:10+00:00","dateModified":"2024-03-25T10:31:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53605935584_141d785613_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-trained-on-child-protection-in-armed-conflict\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Les troupes de l\u2019ATMIS form\u00e9es \u00e0 la protection des enfants dans les conflits arm\u00e9s"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5089"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5108,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5089\/revisions\/5108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}