{"id":5082,"date":"2024-03-21T19:00:53","date_gmt":"2024-03-21T16:00:53","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5082"},"modified":"2024-03-25T13:26:32","modified_gmt":"2024-03-25T10:26:32","slug":"atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/","title":{"rendered":"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdishu, 21 Maarso 2024 \u2013 <\/strong>Shan-iyo-labaatan askari oo ka tirsan ciidamada danbi baarista ee Booliska Soomaaliyeed (CBS) ayaa dhammeystay tababbar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa sida loo baaro dambiyada maaliyadeed si dowladda Federaalka ay uga caawiyaan la dagaalanka kooxaha taageera argagixisada.<\/p>\n<p>Tababarkan, oo ay soo qaban qaabisay qaybta Booliska ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ka qeyb-galayaasha lagu barayay xirfado ku saabsan sidii loo ogaan lahaa dambiyada ay ka midka yihiin dhaqista lacagaha, maalgelinta argagixisada iyo macaamulaadka kale ee sharci-darrada ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5084\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268511_658b1c8409_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cTababbarkani waxa uu bixinayaa fursad muhiim ah oo aan ku sii qoto dheeraynayno fahamkeena ku aaddan hababka sirdoonka maaliyadeed, agabka, iyo farsamooyinka dembi baarista,\u201d ayuu yiri Taliye Samuel Asiedu Okanta, Isuduwaha Koboca iyo Tababbarka Booliskathe ATMIS.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cMaaddaama adduunku uu noqday meel isku-xirnaantiisa sii kordheysa oo adag, awoodda ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ku fahmayaan ayna si hufan ugu falanqeynayaan macaamulaadka maaliyadeed waxa ay noqotay mid aan laga maarmi karin marka loo eego sidii hore,\u201d ayuu raaciyay Taliye Okanta intii ay socotay munaasabadda xiritaanka ee ka dhacday Akademiyada Tababbarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada caasimadda ah, ee Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Tababbarka waa qayb ka mid ah ah dadaallada ay ATMIS wado ee lagu dhisayo kartida Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay si taabogal ah ula wareegaan mas\u2019uuliyadaha amniga oo dhammeystiran markay ATMIS ka baxdo Soomaaliya bisha Disembar ee sannadkan.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5085\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601268721_4637caf08d_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Agaasime Ku-xigeenka Tababbarka iyo Qorsheynta ee Xarunta Dhexe ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Nuur Geedi Maxamed, ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda uu tababbarka u leeyahay Waaxda Dembi-Baarista (CID) si ay u carqaladeyso nidaamyada maaliyadeed ee shabakadaha dembiyada una yareyso dembiyada maaliyadeed ee dalka ka dhaca.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cTababbarkan Sirdoonka Maaliyadeed wuxuu xoojin doonnaa aqoontiinna iyo xirfadahiinna dembi barista. Waxaad tihiin musharraxiinta ugu wanaagsan ee tababbarkan loo soo xulay iyadoo la adeegsanayo hannaan adag soo xushay,\u201d ayuu yiri Gaashaanle Nuur oo la hadlaya ka-qaybgalayaasha.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Wuxuu kaloo yiri, \u201ctababbarku waa mid muhiim ah oo ku soo beegmay xilli ay jiraan caqabado faraha badan oo Soomaaliya ka haysta la dagaalanka dambiyada maaliyadeed sida lacag-dhaqidda, iyo maalgelinta argagixisada.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Koorsada ay qabteen tababarayaasha booliska ATMIS, ayaa isugu jiray xiisado nadari ah iyo kuwa gacan ka qabasho ah si loo qoto dheereeyo fahamka iyo awoodda ka qaybgalayaasha ee sirdoonka maaliyadeed, hababka baadhista iyo hababka lagula dagaalamayo dembiyada maaliyadeed, iyo sidoo kale meertada sirdoonka maaliyadeed, iyo mowduucyo kale oo lagu soo qaatay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Ka qaybgalayaashu waxa kale oo ay qaateen tababbar xooggan oo ku saabsan farsamooyinka aasaasiga ah ee faro-qaadista si kor loogu qaado fahamkooda ku aaddan doorka faro-qaadistu ay ku leedahay ilaalinta caddaaladda, ilaalinta bulshada, iyo hubinta ku dhaqanka sharciga.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5086\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"722\" height=\"481\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53601480853_3402ec5b1f_k.jpg 2047w\" sizes=\"(max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu, 21 Maarso 2024 \u2013 Shan-iyo-labaatan askari oo ka tirsan ciidamada danbi baarista ee Booliska Soomaaliyeed (CBS) ayaa dhammeystay tababbar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa sida loo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5083,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5082","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 21 March 2024 -Twenty-Five Criminal Investigation officers from the Somali Police Force (SPF) have completed five days of intensive training on how to investigate financial crimes to help the Federal Government fight backers of terrorism.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 21 March 2024 -Twenty-Five Criminal Investigation officers from the Somali Police Force (SPF) have completed five days of intensive training on how to investigate financial crimes to help the Federal Government fight backers of terrorism.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-21T16:00:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-25T10:26:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA\",\"datePublished\":\"2024-03-21T16:00:53+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-25T10:26:32+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\"},\"wordCount\":1486,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\",\"name\":\"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-21T16:00:53+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-25T10:26:32+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 21 March 2024 -Twenty-Five Criminal Investigation officers from the Somali Police Force (SPF) have completed five days of intensive training on how to investigate financial crimes to help the Federal Government fight backers of terrorism.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 21 March 2024 -Twenty-Five Criminal Investigation officers from the Somali Police Force (SPF) have completed five days of intensive training on how to investigate financial crimes to help the Federal Government fight backers of terrorism.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 21 March 2024 -Twenty-Five Criminal Investigation officers from the Somali Police Force (SPF) have completed five days of intensive training on how to investigate financial crimes to help the Federal Government fight backers of terrorism.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-21T16:00:53+00:00","article_modified_time":"2024-03-25T10:26:32+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA","datePublished":"2024-03-21T16:00:53+00:00","dateModified":"2024-03-25T10:26:32+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/"},"wordCount":1486,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/","name":"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg","datePublished":"2024-03-21T16:00:53+00:00","dateModified":"2024-03-25T10:26:32+00:00","description":"Mogadishu, 21 March 2024 -Twenty-Five Criminal Investigation officers from the Somali Police Force (SPF) have completed five days of intensive training on how to investigate financial crimes to help the Federal Government fight backers of terrorism.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53593955497_8570210ae6_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-train-somali-police-personnel-on-financial-crimes-investigation\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5082"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5106,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5082\/revisions\/5106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}