{"id":5060,"date":"2024-03-19T05:00:44","date_gmt":"2024-03-19T02:00:44","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5060"},"modified":"2024-03-24T17:33:41","modified_gmt":"2024-03-24T14:33:41","slug":"on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/","title":{"rendered":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><b><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Dhoobley, 19-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0<\/span><\/b><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii Isniinta ahayd booqday magaalada Dhoobley, ee Dowlad-goboleedka Jubaland, si uu u xoojiyo hawlgallada taageerada nabadda ee socda iyo si uu kor ugu qaado niyadda ciidamada Midowga Afrika eek u sugan koonfurta Soomaaliya .<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Booqashadiisa waxaa ku wehliyay mas\u2019uuliyiin maamuus leh oo ka socda Hawlgalka Ku-meelgaark ah ee Midowga Afirka ee Soomaaliya (ATMIS), wefdiga Danjire Souef waxaa ka mid ahaa Taliye Ku-xigeenka Ciidamada ee ka mas\u2019uulka ah Taageerada iyo Loojistiga, Sarreeye Gaas Peter Kimani Muteti, iyo Talisada Ciidanka Booliska ATMIS, CP Hillary Sao Kanu.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Wefdiga ayaa waxaa si diirran u soo dhoweeyay Taliyaha Qaybta Labaad ee ATMIS Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid iyo kooxdiisa. Intii booqashada lagu guda jiray, wefdiga ayaa warbixin kooban laga siiyay barnaamijka tababbarka caafimaadka ee ay bilaabeen ciidanka Kenya ee ka tirsan ATMIS si ay u tababbaraan oo ay u jiheeyaan shaqaalaha caafimaadka Soomaaliya. Dadaal ayaa hiigsanaya dhisidda kartida shaqaalaha caafimaadka Isbitaalka Guud ee Dhoobley ee umulisada, habraacyada qalliinka iyo qolka qalliinka, oo ay la socdaan borotakoollada kale ee daryeelka caafimaadka ee aasaasiga ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-5063 alignleft\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53596070728_91c7648f77_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"793\" height=\"488\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Taliyaha qaybta ayaa wefdiga u waday booqasho gaaban oo ay ku tageen saldhiga ATMIS, oo uu ka mid yahay Isbitaalka Heerka Labaad ee Dhoobley. Goobta ay Mas\u2019uuliyadda ka saaran tahay Qaybta Labaad (AoR) oo ah Jabbada Dhexe iyo Jubbada Hoose ayaa waxaa gacanta ku haya Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) qaybta ATMIS.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Wakiilka Gaarka ah oo la hadlaya ciidamada, ayaa xaqiijiyay in ATMIS ay bixi doonto bisha Disembar, laakiinse in Midowga Afrika uu tixgelinayo in uu Hawlgalka qayb xigta yeellan karo.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cCodsiga rasmiga ah ee Soomaaliya ee hawlgalka in uu qayb kale yeesho ayaa hoosta ka xariiqaya baahida loo qabo taageero caalami ah oo joogto ah oo lagu xasillinayo gobolka,\u201d ayuu yiri Danjire Souef oo la hadlaya ciidamada Kenya qaybta ka tirsan ATMIS ee jooga magaalada Dhoobley.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5064\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53596179979_c3f6227c08_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"499\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53596179979_c3f6227c08_k-780x516.jpg 780w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53596179979_c3f6227c08_k-263x175.jpg 263w\" sizes=\"(max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">ATMIS waxay u diyaar-garoobaysaa dhimista 4,000 askari oo dheeraad ah ee ka baxaya Soomaaliya. Hawlgalka Midowga Afrika ayaa la baxay 5,000 askari wejigii koobaad iyo wejigii labaad ee la soo gebbogabeeyay Juun iyo Disembar ee sannadkii hore.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Danjire Souef ayaa ku ammaanay ciidamada KDF sida ay ugu heellan yihiin hirgelinta waajibaadka ATMIS wuxuunna kula dardaarmey in ay ka feejignaadaan Al-Shabaab. Wuxuu sidoo kale ku ammaanay in Ciidamada Ammaanka Soomaaliya u diyaariyeen in ay mas\u2019uuliyadaha amniga kala wareegeen ATMIS. \u201cWaxaan ku faanaa shaqada wanaagsan ee aad haysaan ee aad ku wiiqaysaan awoodda Al-Shabaab. Waxaan idinku bogaadinayaa naf-hurnimada iyo xirfadlenimada ee aad u soo dhabar adaygteen si loo horumariyo oo loo xaqiijiyo nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.,\u201d ayuu xusay Danjire Souef.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5062\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594988802_2968a3a8ff_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"766\" height=\"502\" \/><\/p>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhoobley, 19-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii Isniinta ahayd booqday magaalada Dhoobley, ee Dowlad-goboleedka Jubaland, si uu u&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5061,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhoobley, 19-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii Isniinta ahayd booqday magaalada Dhoobley, ee Dowlad-goboleedka Jubaland, si uu u&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-19T02:00:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-24T14:33:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA\",\"datePublished\":\"2024-03-19T02:00:44+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-24T14:33:41+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1362,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\",\"name\":\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-19T02:00:44+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-24T14:33:41+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"EN VISITE \u00c0 DHOBLEY, LE REPR\u00c9SENTANT SP\u00c9CIAL DE L&rsquo;UA INSISTE SUR LA COLLABORATION POUR PARVENIR \u00c0 LA PAIX EN SOMALIE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhoobley, 19-ka Maarso 2024 \u2013\u00a0Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii Isniinta ahayd booqday magaalada Dhoobley, ee Dowlad-goboleedka Jubaland, si uu u&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-19T02:00:44+00:00","article_modified_time":"2024-03-24T14:33:41+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA","datePublished":"2024-03-19T02:00:44+00:00","dateModified":"2024-03-24T14:33:41+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/"},"wordCount":1362,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/","name":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg","datePublished":"2024-03-19T02:00:44+00:00","dateModified":"2024-03-24T14:33:41+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53594989097_6e4061d94d_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-visit-to-dhobley-au-special-representative-emphasizes-collaboration-for-peace-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"EN VISITE \u00c0 DHOBLEY, LE REPR\u00c9SENTANT SP\u00c9CIAL DE L&rsquo;UA INSISTE SUR LA COLLABORATION POUR PARVENIR \u00c0 LA PAIX EN SOMALIE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5060"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5099,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5060\/revisions\/5099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}