{"id":5056,"date":"2024-03-16T22:58:34","date_gmt":"2024-03-16T19:58:34","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5056"},"modified":"2024-03-24T17:39:53","modified_gmt":"2024-03-24T14:39:53","slug":"atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/","title":{"rendered":"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo, 16 March 2024 \u2013<\/strong>\u00a0Arbaco iyo Axad kasta, bukaannadu waxay ku soo qulqulaan isbitaalka Heerka-II ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee ku yaalla magaalada Baydhabo, koonfurta galbeed ee magaalada caasimadda ah, ee Muqdisho. Waxay halkaasi u yimaadaan in ay ka faa\u2019iideystaan xerada caafimaadka bilaashka ah lagu bixiyo ee toddobaad kasta oo ay soo abaabuleen Ciidamada Difaaca Qaranka ee Itoobiya (ENDF) ee ATMIS, oo ah ciidamada saldhigoodu yahay Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dadka ka faa\u2019iideystay waxaa ka mid ah Ruqiyo Maxamed Isaaq, oo ah hooyo da\u2019 dhexaad ah, oo la ildaran caabuq kelida ka haleellay oo ku soo noqnoqda.<\/p>\n<p>\u201cSababta aan halkan u imid waxay tahay in aan dareemayo xanuun kalida iga haleellay. Baaritaanno ka-dib, waxaa la ogaaday in aan caabuq qabo. Waxaa la ii qoray daawo, waxaana ku rajo weynahay in aan dhawaan ka soo kabsado,\u201d ayay tiri Ruqiyo, oo dib u soo booqatey xarunta.<\/p>\n<p>Daraasiin bukaanno ah ayaa ilaa hadda lagu daweeyay isbitaalka tan iyo markii ciidamada ENDF ee ATMIS ay bilaabeen hindisaha toddobaadlaha ah ee iskaashiga Rayidka iyo Militeriga (CIMIC) bishii Febraayo ee sanadkan.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay dhaqaatiirta ATMIS, daryeelka caafimaad ee bilaashka ah ayaa si isku mid ah looga bixiyaa Baydhabo iyo Saldhigyada kale ee Howlgalka Furmaha Hore ee ENDF ee Diinsoor, Baardheere, Qansadheere, Buurdhuubo, Garbahaarey, iyo Berdaale oo ku baahsan gobollada Bay, Bakool iyo Gedo.<\/p>\n<p>Bukaannada ayaa u badan haween iyo carruur ka yimid kaamamka barakacayaasha. Sidoo kale daawayntan bilaashka ah ayaa waxaa ka faa\u2019ideysanaya saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo mas\u2019uuliyiinta maamulka degaanka.<\/p>\n<p>Xilli dhowaan ay jirtay xero caafimaad oo bilaash ah, Aadan Nishow, oo ka mid ah dadka ku nool kaamka Barakacayaasha ee Maasika ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu keenay xaaskiisa oo aan awoodin in uu ka daaweeyo ilko xanuun daran.<\/p>\n<p>\u201cXaaskayga ayaa ilko xanuun daran qaaday ka dib markii uu dhacay fashil ku yimid in laga soosaaro. Waxaan booqanay dhowr xarumood oo kale oo caafimaad, laakiin kaliya waxaa nala siiyay daawooyinka xanuunka baabi&#8217;iye ah. Ka-dib markii aan halkan nimid, dhakhaatiirta ATMIS waxay ka soo saareen goysaska, waxayna ina siiyeen daawooyin, waxaan u mahadcelineynaa dhakhaatiirta ATMIS,\u201d ayuu yiri isaga oo farxad ka muuqata.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay Nishow, xubno badan oo ka tirsan beeshiisa ayaa si aad ah ugu baahan adeegyada ilkaha balse ma awoodaan in ay bixiyaan qarashka badan ee daaweynta. Wuxuu ka codsaday ATMIS in ay qabtaan xeryo ilko oo lacag la\u2019aan ah si ay dhibaatada uga yareeyaan.<\/p>\n<p><strong>Hoggaamiyayaasha bulshada oo ammaanay dadaalka ATMIS <\/strong><\/p>\n<p>Maxamed Isaaq Cali, Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo booliiska degmada Baydhabo oo madax u ah kooxda loo xilsaaray soo saarista bukaannada danyarta ah ayaa sheegay in xeradan caafimaad ee todobaadlaha ah ay tahay gargaar soo dhaweyn leh.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan leenahay dhakhaatiir aqoon iyo karti leh oo daaweeya dad badan, gaar ahaan dadka gudaha ku barakacay. Bukaanno badan ayaa xanuunadooda la oggaaday oo la daweeyay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><strong>Dhakhaatiirta iyo taliyayaasha ATMIS ayaa ballan qaaday in ay sii wadayaan taageerada\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Madaxa Isbitaalka Heerka Labaad ee ATMIS ee magaalada Baydhabo Gaashaanle Solomon Kassa Getahun ayaa sheegay in ay mudnaanta siinayaan haweenka iyo carruurta oo ah kuwa ugu liita.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaan daaweynay ku dhowaad 23 bukaan oo qaba xaalado kala duwan oo ay ka mid yihiin daacuun, sonkorow, iyo dhiigkar. Waxaan sii wadi doonaa in aan sidaa sameyno laba jeer toddobaadkii,\u201d ayuu yiri Gaashaanle Getahun.<\/p>\n<p>\u201cIsbitaalka ayaa si wanaagsan loogu qalabeeyay dawooyin iyo qalab. Ma hayno cudur daar ah in aanan bixin daaweyn tayo leh. Ilaa hadda, waxaanu daweynay dad badan oo xanuuno kala duwan qabay. ATMIS waxay diyaar u tahay in ay ka caawiso bulshada in ay ka dulqaado dhibaatooyinka, gaar ahaan kuwa nasiibkooda aan fiicnayn,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Taliye Ku-xigeenka, Qaybta Saddexaad ee ATMIS, Gaashaanle Sare Seboka Bekelle, ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ATMIS in aaney kaliya bixin amni, laakiinse ay sidoo kale wax ku biirriyaan wanaagga dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan daaweynay dadka danyarta ah ee bulshada iyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Waxaan sii wadi doonaa adeegyo bilaash ah in aan siinno kuwa u baahan,\u201d ayuu yiri Gaashaanle Sare Bekelle.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in guusha laga gaaray howlaha CIMIC ay tahay xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya ciidamada ATMIS iyo maamulka Koonfur Galbeed. Marka laga soo tago daawaynta bilaashka ah, ciidamada ATMIS ee ku sugan Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed waxa ay sidoo kale qeybiyeen raashin iyo agab aan raashiin aheyn xilliyada abaaraha iyo fatahaadaha.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, 16 March 2024 \u2013\u00a0Arbaco iyo Axad kasta, bukaannadu waxay ku soo qulqulaan isbitaalka Heerka-II ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee ku yaalla magaalada Baydhabo,&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5057,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5056","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baydhabo, 16 March 2024 \u2013\u00a0Arbaco iyo Axad kasta, bukaannadu waxay ku soo qulqulaan isbitaalka Heerka-II ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee ku yaalla magaalada Baydhabo,&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-16T19:58:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-24T14:39:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA\",\"datePublished\":\"2024-03-16T19:58:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-24T14:39:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\"},\"wordCount\":2172,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\",\"name\":\"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png\",\"datePublished\":\"2024-03-16T19:58:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-24T14:39:53+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baydhabo, 16 March 2024 \u2013\u00a0Arbaco iyo Axad kasta, bukaannadu waxay ku soo qulqulaan isbitaalka Heerka-II ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee ku yaalla magaalada Baydhabo,&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-16T19:58:34+00:00","article_modified_time":"2024-03-24T14:39:53+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA","datePublished":"2024-03-16T19:58:34+00:00","dateModified":"2024-03-24T14:39:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/"},"wordCount":2172,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/","name":"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png","datePublished":"2024-03-16T19:58:34+00:00","dateModified":"2024-03-24T14:39:53+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-2.png","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-free-medical-care-gives-hope-to-communities-in-somalias-southwest-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DARYEELKA CAAFIMAADKA BILAASHKA AH AYAA RAJO SIIYAY SHACABKA KU DHAQAN DOWLAD-GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED EE SOOMAALIYA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5056"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5101,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5056\/revisions\/5101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}