{"id":5049,"date":"2024-03-13T21:27:27","date_gmt":"2024-03-13T18:27:27","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5049"},"modified":"2024-03-24T17:19:07","modified_gmt":"2024-03-24T14:19:07","slug":"atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/","title":{"rendered":"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdishu, 13-Ka Maarso, 2024<\/strong>\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wuxuu xaqiijin doonnaa in uu si aan kala go\u2019lahayn u wareejiyo mas\u2019uuliyadaha amniga ka hor inta aanu ka bixin dalka Geeska Afrika ku yaalla.<\/p>\n<p>\u201cATMIS waxaa si buuxda uga go\u2019an hannaanka kala-guurka, kaas oo gaarey heerka wareejinta mas\u2019uuliyadaha buuxa ee amniga oo lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (CAS) dhammaadka bisha Disembar, 2024,\u201d Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa sidaa ku sheegay shir jaraa\u2019id oo ay\u00a0 Carbacadii si wadajir ah u qabteen isaga iyo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Daa\u2019uud Aweys, Villa Somalia.<\/p>\n<p>Danjire Souef, si kastaba ha ahaatee, wuxuu carrabka ku adkeeyay wareejinta horusocodka ah ee mas\u2019uuliyadaha amniga\u00a0 ee lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya in ay la socdaan tageero ku filan meelaha kale ee muhiimka ah si loo adkeeyo guulihii ay adkeyd in la soo hooyo ee laga gaarey sugidda amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa sidaa daraadeed lama huraan ah in dhammaan bah-wadaagta ay dadaalladooda iyo taageeradooda ay waafajiyaan xaaladda Soomaaliya si loo xaqiijiyo isuduwidda habsami la\u2019aanta ah iyo kala-guur lagu guuleysto oo sare u qaadaya xasilloonideeda iyo horumarkeeda mustaqbalka fog,\u201d ayuu xusay Danjire Souef.<\/p>\n<p>Qayb ka mid ah hannaanka kala-guurka ahaan, ATMIS waxay Soomaaliya kala baxday 5,000 oo askari waxayna Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ku wareejisay 13 saldhig militeri intii lagu guda jirey wejiya koowaad iyo kan labaad ee dhimista ciidamada ee la soo gebbogabeeyay sannadkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Wejiba saddexaad, oo beegsanaya 4,000 askari, waxaa loo qorsheeyay in uu dhaca dhammaadka bisha Juun ee 2024.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo qayb ka ah hannaanka qorsheynta, wadahadallo furo oo wax dhisaya ayaa durba bilowday iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay tixgelinayso casharradii laga bartey wejiyadii hore,\u201d Danjire Souef ayaa sidaa xusay.<\/p>\n<p>Wuxuu Dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeedba ku ammaanay in horumar mug leh ka sameeyeen dib-u-soo-kabashada sida lagu muujiyayba markii uu dhowaan dalka ku biirray daladda ganacsiga ee Bulshada Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Wasiir Aweys ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho u xaqiijiyay bedqabkooda iyo amnigooda inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadhaan.<\/p>\n<p>\u201cSannadkan, marka kale, ciidamada ammaanka waxaa ka go\u2019an xaqiijinta amniga magaalada iyo ka hortagga isku-dayo kastoo ay kooxda argagaxisada ah ee Al-Shabaab sameyso si ay u carqaladeyso nabadda iyo amniga shacabka,\u201d ayuu yiri Wasiir Aweys.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale shaaciyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guda jirto geeddi-socodka ay ku soo geboggabeynayso dib-u-eegista dastuurka dalka oo damaannad-qaadaya metelaad loo dhan yahay iyo maamul wanaag.<\/p>\n<p>\u201cGebogabbeynta dib-u-eegista dastuurka ayaa inoo suuragelinaysa in aan helno nidaam awood iyo karti leh oo dammaanad-qaadi kara xasilloonida siyaasadeed ee dalka iyo soo afjaridda geeddi-socodka dhaba-dheeraaday ee suuragalinay in dalku uu yeesho dastuur wax-ka-qabanaya baahiyada hadda ee dhisidda Soomaali mideysan, nabad iyo barwaaqo ah,\u201d ayuu hadalkiisa raaciyay Wasiir Aweys.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu, 13-Ka Maarso, 2024\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wuxuu xaqiijin doonnaa in uu si aan kala go\u2019lahayn u wareejiyo mas\u2019uuliyadaha amniga ka hor inta&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5050,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdishu, 13-Ka Maarso, 2024\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wuxuu xaqiijin doonnaa in uu si aan kala go\u2019lahayn u wareejiyo mas\u2019uuliyadaha amniga ka hor inta&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-13T18:27:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-24T14:19:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA\",\"datePublished\":\"2024-03-13T18:27:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-24T14:19:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1331,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\",\"name\":\"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-13T18:27:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-24T14:19:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdishu, 13-Ka Maarso, 2024\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wuxuu xaqiijin doonnaa in uu si aan kala go\u2019lahayn u wareejiyo mas\u2019uuliyadaha amniga ka hor inta&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-13T18:27:27+00:00","article_modified_time":"2024-03-24T14:19:07+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA","datePublished":"2024-03-13T18:27:27+00:00","dateModified":"2024-03-24T14:19:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/"},"wordCount":1331,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/","name":"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg","datePublished":"2024-03-13T18:27:27+00:00","dateModified":"2024-03-24T14:19:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53584286892_02bc5f1742_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-commits-to-a-smooth-security-transition-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO KA GO\u2019AN IN AY SI HABSAMI LA\u2019AAN AH U WAREEJISO AMNIGA SOOMAALIYA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5049"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5097,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5049\/revisions\/5097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}