{"id":5028,"date":"2024-03-12T17:38:00","date_gmt":"2024-03-12T14:38:00","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5028"},"modified":"2024-03-19T05:46:55","modified_gmt":"2024-03-19T02:46:55","slug":"atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><strong>Muqdisho, 12ka Maarso 2024 \u2013<\/strong> Iyadoo ah qayb ka mid ah dabbaaldegyada Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, haweenka ka tirsan ciidamada nabad-ilaaliyaasha booliska ah ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxay soo abaabuleen xero lagu bixinayo caafimaad bilaash ah oo loogu talagalay dhigooda Soomaalida ah waxayna agab ku tabbaruceen xarunta agoonta ay maamulaan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed (CBS).<\/p>\n<p class=\"p1\">Xerada caafimaadka waxaa lagu qabtey Akademiyada Booliska ee Jeneraal Kaahiye iyadoo agabka kala duwanna loogu deeqay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee Agoonta, eek u yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5030\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"494\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573672479_d29dce23cc_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Deeqda ayaa ka koobneyd cuntooyinka daruuriga ah sida bariis, baasto, saliid cadey, caana booro, cabbitaan, soodha iyo cusbo.<\/p>\n<p class=\"p1\">Waxaa sidoo kale la bixiyay, agabka sida suufka fayadhowrka dumarka, agab waxbarasho sida buugaag, qalin-biiro iyo qalin-qori.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cWaxaan deeqdan u keennay in aan ku taageerno maciishadaha carruurta iskuulkan dhigata iyo sidoo iyo sidoo kale in aan ka caawino hoggaamiyaha iskuulkan sidii looga qaadi lahaa culayska ka haysta xagga waxbarashadooda iyo quudintooda,\u201d ayay tiri Taliso Kanu intuu ay socotey wareejinta deeqda lagu wareejinayay Taliyaha iskuulka iyo xarunta agoonta, Jeneraal Cali Xirsi Barre.<\/p>\n<p class=\"p1\">Waxay sidoo kale u mahadcelisay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo maamulka sida ay u abuureen jawi ku habboon carruurta.<\/p>\n<p class=\"p1\">Iskuulka oo la aasaasay 1962-dii, ayaa waxaa uu hadda hoy u yahay 264 carruur oo agoon ah \u2013 200 oo wiil iyo 64 gabdhood \u2013 oo waalidiintoodu, ay ahaayeen saraakiil hore uga tirsanaan jiray booliiska Soomaaliya, ay ku dhinteen iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo.<\/p>\n<p class=\"p1\">Taliyaha Iskuulka iyo xarunta agoomaha oo ka mahadceliyey deeqdan ayaa bogaadiyey xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya ATMIS iyo CBS.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5031\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"722\" height=\"481\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573348806_db4c0d8557_k.jpg 2047w\" sizes=\"(max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cWaxaan doonaynaa in aan uga mahadcelino ATMIS, gaar ahaan saraakiisha haweenka oo ay ku jirto Talisa Booliska ATMIS naf-ahaanteeda deeqda. Anagoo xusayna maalinta caalamiga ah ee haweenka, ayaa waxaan kaaga mahadcelineynaa naxariista aad carruurtan u muujisay,\u201d ayuu yiri Jeneraal Barre.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Intii lagu guda jiray xerada caafimaadka ee lagu qabtay Akadeemiyada Booliska ee Jeneraal Kaahiye, Taliso Kanu waxay muujisay muhiimadda ay munaasabadda u leedahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya booliska ATMIS iyo dhiggooda CBS.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cWaxaan si gaar ah u xusaynaa maalinta haweenka aduunka anagoo wax ku tabbaruceysa gabdhaha walaalaheenna ah. Fikradda ayaa ku saabsan kor u qaadista iyo taageeridda shaqada haweenka booliiska,\u201d ayay tiri taliso Kanu.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u qaabilsan arrimaha Jinsiga Xiddigle Ubax Bashiir Ibraahim oo ku hadlaysay magaca Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyey kaalmada caafimaad ee ay ka heleen ATMIS.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cAad iyo aad ayaanu uga mahadcelinaynaa, waanna kaaga mahadcelinaynaa taageeradiina. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay idinkaaga mahadnaqayaan kaalmada caafimaad ee aad na soo gaarsiiseen,\u201d ayay tiri Xiddigle Ubax.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-5034\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"749\" height=\"499\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553453_f8183604f8_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 749px) 100vw, 749px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 12ka Maarso 2024 \u2013 Iyadoo ah qayb ka mid ah dabbaaldegyada Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, haweenka ka tirsan ciidamada nabad-ilaaliyaasha booliska ah ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5032,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 12 March 2024 - As part of the International Women\u2019s Day celebrations, female police peacekeepers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) organised a free medical camp for their Somali counterparts and made donations to an orphanage run by the Somali Police Force (SPF).\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 12 March 2024 - As part of the International Women\u2019s Day celebrations, female police peacekeepers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) organised a free medical camp for their Somali counterparts and made donations to an orphanage run by the Somali Police Force (SPF).\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-12T14:38:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-19T02:46:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED\",\"datePublished\":\"2024-03-12T14:38:00+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:46:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\"},\"wordCount\":1381,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\",\"name\":\"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-12T14:38:00+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:46:55+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 12 March 2024 - As part of the International Women\u2019s Day celebrations, female police peacekeepers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) organised a free medical camp for their Somali counterparts and made donations to an orphanage run by the Somali Police Force (SPF).\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LA POLICE DE L&rsquo;ATMIS ORGANISE UN CAMP M\u00c9DICAL GRATUIT ET FAIT UN DON D&rsquo;ARTICLES VARI\u00c9S \u00c0 L&rsquo;ORPHELINAT DE LA POLICE SOMALIENNE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 12 March 2024 - As part of the International Women\u2019s Day celebrations, female police peacekeepers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) organised a free medical camp for their Somali counterparts and made donations to an orphanage run by the Somali Police Force (SPF).","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 12 March 2024 - As part of the International Women\u2019s Day celebrations, female police peacekeepers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) organised a free medical camp for their Somali counterparts and made donations to an orphanage run by the Somali Police Force (SPF).","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-12T14:38:00+00:00","article_modified_time":"2024-03-19T02:46:55+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED","datePublished":"2024-03-12T14:38:00+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:46:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/"},"wordCount":1381,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/","name":"CIIDAMADA BOOLISKA ATMIS AYAA FURAY XERO LAGU BIXINAYO ADEEGYO CAAFIMAAD OO BILAASH AH WAXAYNA AGAB KALA DUWAN UGU DEEQEEN AGOONTA CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg","datePublished":"2024-03-12T14:38:00+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:46:55+00:00","description":"Mogadishu, 12 March 2024 - As part of the International Women\u2019s Day celebrations, female police peacekeepers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) organised a free medical camp for their Somali counterparts and made donations to an orphanage run by the Somali Police Force (SPF).","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573553483_342141f51b_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-holds-free-medical-camp-and-donate-assorted-items-to-spf-orphanage-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LA POLICE DE L&rsquo;ATMIS ORGANISE UN CAMP M\u00c9DICAL GRATUIT ET FAIT UN DON D&rsquo;ARTICLES VARI\u00c9S \u00c0 L&rsquo;ORPHELINAT DE LA POLICE SOMALIENNE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5028"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5075,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5028\/revisions\/5075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}