{"id":4973,"date":"2024-03-11T12:12:13","date_gmt":"2024-03-11T09:12:13","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4973"},"modified":"2024-03-19T05:42:19","modified_gmt":"2024-03-19T02:42:19","slug":"atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN"},"content":{"rendered":"<strong>Jowhar, Dhobley \u2013<\/strong> Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4975\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578161601_1d335cd47d_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/p>\n<p>Waxay sidoo kale qiimeeyeen waxyaabaha ay haweenka ciidamada ah ku biirriyeen taageeridda hannaanka nabadda eek a jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa sanad walba la xusaa 8-da Maarso si loogu soo bandhigo horumarka laga gaarey awoodsiinta haweenka waxaanna loogu dabbaaldegaa guulahooda aan caadiga ahayn, xuska sannadkan halku-dhiggiisu wuxuu ahaa \u201cDhiirigeli U-dhammaanshaha\u201d.<\/p>\n<p>Si ay u xusaan maalinta haweenka ka tirsan ciidamada ATMIS ee ku sugan magaalada Jowhar, ayaa soo qaban qaabiyay dhoolatus iyo ciyaaro dhaqameed. Magaalada Dhoobleyna, waxay ku qabteen xero caafimaad iyo bandhig. Haween, dhallinyaro, odayaal, hoggaamiyayaasha deegaanka, askar ka socotay ATMIS iyo ciidamada amaanka ee Soomaaliya iyo Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay (QM) ayaa ka qeyb galay Munaasabada Maalintaasi.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Ciidamada ATMIS ee Burundi ee jooga Jowhar, Gaashaanle Sare Oscar Hatungimana, ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la xoojiyo haweenka si ay uga qeyb qaataan in nabad waarta ay Soomaaliya ka dhalato.<\/p>\n<p>\u201cHaweenka waa in lagu taageero waxbarashada waana in la siiyaa fursado ku filan si ay u go&#8217;aansadaan waxa saxda ah iyo waxa ku habboon,\u201d ayuu yiri Gaashaanle Sare Hatungimana.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4976\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579002898_f11c5696c8_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/p>\n<p>Cidda Lagala\u00a0 Xiriirro Arrimaha Jinsiga ee Booliska ATMIS ee magaalada Jowhar, Charity\u00a0 Saluna, ayaa haweenka ugu baaqday in ay ku biirriaan nabad-ilaalinta iyo xafiisyada dowladda si loo sii wanaajiyo adeeg bixinta.<\/p>\n<p>\u201cHaween badan oo nabad-ilaalin ku jira waxay la macno tahay nabad-ilaalin wax ku ool ah. Waxaan ku boorineynaa ragga dhiggeena ah in ay taageeraan haweenka nabadda ilaaliya si loo horumariyo guud ahaan waxqabadka nabad ilaalinta\u201d ayay tiri.<\/p>\n<p>Taliye Ku-xigeenka Saldhiga Booliska Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar, Axmed Cabdule Madoobe, ayaa bogaadiyay tirada sii kordheysa ee haweenka isku qoraya Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si loo soo celiyo nabadda dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa korortay tirada haweenka ee ka tirsan Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya. Waxaan rajeyneynaa in tiradu ay sii kordhi doonto, si ay waddada ugu xaarto fursadaha loo siman yahay ee ka-qaybgalka hawlaha dhaqaalaha iyo go&#8217;aan qaadashada,\u201d ayuu yiri Axmed Cabdulle.<\/p>\n<p>Magaalada Dhoobley, Taliyaha Ciidamada Kenya ee Qaybta ATMIS Sarreeye Guud Seif Saalim Rashiid, ayaa ku ammaanay haweenka ciidamada nabad-ilaalinta sida ay uga qayb qaateen nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo sidoo kale sida ay ugu heellan yihiin hirgelinta qorshaha kala guurka.<\/p>\n<p>\u201cAdkeysigiinna, hoggaamintiinna iyo dadaalkiinna ku aaddan xaqiijinta ujeedooyinka howlgalka iyo horumarinta nabadda iyo amniga Soomaaliya lagama aamusi karo,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guud Seif.<\/p>\n<p>Sarkaaladda Arrimaha Jinsiga ATMIS ee Dhoobley, Saddex Xiddigle. Valerie Shikuku, ayaa soo bandhigtay doorka ay haweenka nabad-ilaalinta ay ku leeyihiin horumarinta wada-hadalka, dib-u-heshiisiinta iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxa sidoo kale muhiim ah in la caddeeyo caqabadaha aynu wajahno sida takoorka, dhibaataynta, iyo tacaddiga. Marka aan u dabbaaldegeyno Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, waxaan raga ugu baaqaynaa in ay u heellanaadaan awoodsiinta iyo taageeridda haweenka nabadda ilaaliya,\u201d ayay tiri Saddex Xiddigle Shikuku.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4977\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"734\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53579231545_88a7b909be_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 734px) 100vw, 734px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4974,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-11T09:12:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-19T02:42:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN\",\"datePublished\":\"2024-03-11T09:12:13+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:42:19+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\"},\"wordCount\":1580,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\",\"name\":\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-11T09:12:13+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:42:19+00:00\",\"description\":\"Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LE PERSONNEL FEMININ DE L\u2019ATMIS \u00c0 JOWHAR ET \u00c0 DHOBLEY FAIT LE BILAN DE SES R\u00c9ALISATIONS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-11T09:12:13+00:00","article_modified_time":"2024-03-19T02:42:19+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN","datePublished":"2024-03-11T09:12:13+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:42:19+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/"},"wordCount":1580,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/","name":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA HAWEENKA AH EE ATMIS EE KU SUGAN MAGAALOOYINKA JOWHAR IYO DHOOBLEY AYAA QIIMEEYAY GUULIHII AY GAAREEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg","datePublished":"2024-03-11T09:12:13+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:42:19+00:00","description":"Jowhar, Dhobley \u2013 Female peacekeepers serving with ATMIS in Jowhar and Dhobley celebrated International Women\u2019s Day \u00a0by reflecting on the challenges \u00a0and progress made in including women in leadership and decision-making roles.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53578605010_c54844bf0a_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-in-jowhar-dhobley-take-stock-of-their-achievements\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LE PERSONNEL FEMININ DE L\u2019ATMIS \u00c0 JOWHAR ET \u00c0 DHOBLEY FAIT LE BILAN DE SES R\u00c9ALISATIONS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4973"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5074,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4973\/revisions\/5074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}