{"id":4957,"date":"2024-03-08T23:53:39","date_gmt":"2024-03-08T20:53:39","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4957"},"modified":"2024-03-19T05:39:23","modified_gmt":"2024-03-19T02:39:23","slug":"atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/","title":{"rendered":"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><b><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Muqdishu\u00a0<\/span><\/b><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u2013 Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, haweenka nabad-ilaaliyaasha ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay in dib loo cusboonaysiiyo ballanqaadka sinnaanka jinsiga iyo in haweenka laga qaybgaliyo madallada go\u2019aan-qaadashada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Munaasabadda oo ay guddoominayay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afirka u qaabilsan Soomaaliya, Sivuyile Bam, ayaa waxaa ka soo qaybgaley Taliyaha Ciidamada Booliska ATMIS, Taliso Hillary Sao Kano, Taliye Ku-xigeenka Ciidamada ATMIS u qaabilsan Hawlgallada iyo Qorshayaasha Gaashaanle Marius Ngendabanka iyo dhiggiisa Taageerada iyo Saadka Sarreeye Gaas Peter Muteti.<\/span><\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4959\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"507\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574032187_e28a697403_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Taliye Ku-xigeenka Booliska ATMIS, Taliye Martin Amoru iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa sidoo kale ka soo qeyb galay munaasabadda oo lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Ciidanka Howlgalka ee Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ku ammaanay haweenka nabad-ilaaliyaasha ee ATMIS doorka ay ka qaadanayaan kobcinta kalsoonida, wada-hadallada iyo dib-u-heshiisiinta bulshooyinka deegaanka iyo fududaynta in mas\u2019uuliyadda amniga lagu wareejiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cAnagoo maanta qaddarinayna guulaha ay gaareen haweenka nabad-ilaaliyaasha ah ee ATMIS, aannu sidoo kale aqoonsano doorka muhiimka ah ee ay sii wadi doonnaan in ay ka ciyaaraan geedi socodka kala guurka ee socda. Waayo-aragnimadooda, aragtidooda iyo ballan-qaadkooda waa hanti aad u qiimo badan anagoo si dhow ugala shaqeynayna Dowladda Federaalka Soomaaliya sidii loo xaqiijin lahaa kala-guur aan kala go &#8216;lahayn oo waara ee mas&#8217;uuliyadaha amniga,\u201d ayuu Mr. Bam ku sheegay khudbadii uu ka jeedinayay munaasabadda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Taliso Kanu, waxay hadalkeeda ku ammaantay haweenka Soomaaliyeed iyo haweenka nabad-ilaaliyaasha ah ee ATMIS in ay jabiyeen caadooyinka bulshada iyo in ay horay u galeen goobo ay raggu ku badnaayeen.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cSoomaaliya sida dalal kale oo badan oo ay aafeeyeen dagaalladu waxay soo martey xajin cajiib ah iyo adkeysi aan la rumaysan karin ee haweenkeeda kuwaas oo iyo haweenka nabad-ilaaliyaasha ah oo wadajira ay door muhiim ah ka qaateen qaabaynta dhismaha bulshadeena,\u201d ayay tiri Taliso Kanu.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Waxay hoosta ka xariiqday baahida loo qabo sinnaanka jinsiga iyo abuurista deegaan ay haweenay ama gabar kastaba ay ku heli karto xuquuqda ay u leedahay waxbarasho, daryeel caafimaad, iyo awoodsiin dhaqaale.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4960\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895336_b22fec7a85_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cAynu sii wadno awoodsiinta haweenka, kor-u-qaadista sinnaanta jinsiga, iyo qaabeynta mustaqbal ay haweenay ama gabar kastaba ay ku gaari karto awoodeedda oo dhan,\u201d ayay tiri Taliso Kanu.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">ATMIS waxay maalinta ku xustay hal-ku-dhegga \u2018<b>Dhiirrigelinta U-dhammaanshaha: U-dabbaaldegga hoggaanka iyo adkeysiga nabad-ilaaliyaasha haweenka ah<\/b>.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Sarreeye Guud Ngendabanka ayaa iftiimiyay halkudhegga caalamiga ah ee sannadkan\u00a0<b>\u2018Ku xisaabtama: Horumarka Dardargeliya\u2019\u00a0<\/b>in uu si fiican u bayaamiyay yoolka kor-u-qaadista ka-qaybgalka loo siman yahay ee haweenka ee hannaanada nabadda iyo amniga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">\u201cATMIS waxay sannado badan diwaangelisay horumar baaxad leh oo laga gaaray ka hawlgelinta haweenka ee hawlgallada nabadda, nabad-ilaaliyeyaasheenna haweenka ah ayaa muhiimad gaar ah u leh in ay awood u siiyaan ciidamada in ay la qabsadaan dhaqanka u gaarka ah xaqiiqada jinsiga ee ka jirta Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guuto Ngendabanka oo munaasabadda ku metalayay Taliyaha Guud ee Ciidamada ATMIS .<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"EN-US\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Arial',sans-serif; color: #313131;\">Dabbaaldagyada ayaa isugu jiray heeso dhaqameed Afrikaan ah, dheel iyo waayo-aragnimada ciidamada nabad-ilaaliyaasha haweenka ee howlgallada dagaallada ee kala duwan ee dagaalka.<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4961\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"731\" height=\"487\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574895431_3c34e4e080_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 731px) 100vw, 731px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu\u00a0\u2013 Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, haweenka nabad-ilaaliyaasha ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay in dib loo cusboonaysiiyo ballanqaadka sinnaanka jinsiga iyo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4958,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdishu\u00a0\u2013 Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, haweenka nabad-ilaaliyaasha ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay in dib loo cusboonaysiiyo ballanqaadka sinnaanka jinsiga iyo&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-08T20:53:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-19T02:39:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA\",\"datePublished\":\"2024-03-08T20:53:39+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:39:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\"},\"wordCount\":1689,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\",\"name\":\"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-08T20:53:39+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:39:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LE PERSONNEL FEMININ DE L&rsquo;ATMIS C\u00c9L\u00c8BE LA JOURN\u00c9E INTERNATIONALE DE LA FEMME EN APPELANT \u00c0 L&rsquo;INCLUSION DES FEMMES DANS LA PRISE DE D\u00c9CISION\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdishu\u00a0\u2013 Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, haweenka nabad-ilaaliyaasha ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay in dib loo cusboonaysiiyo ballanqaadka sinnaanka jinsiga iyo&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-08T20:53:39+00:00","article_modified_time":"2024-03-19T02:39:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA","datePublished":"2024-03-08T20:53:39+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:39:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/"},"wordCount":1689,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/","name":"HAWEENKA NABAD-ILAALIYAASHA ATMIS AYAA XUSAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA IYAGOO KU BAAQAY IN HAWEENKA LAGA QAYBGELIYO GO\u2019AAN QAADASHADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg","datePublished":"2024-03-08T20:53:39+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:39:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53574894606_fd591d2220_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-female-peacekeepers-mark-international-womens-day-with-calls-for-women-inclusion-in-decision-making\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LE PERSONNEL FEMININ DE L&rsquo;ATMIS C\u00c9L\u00c8BE LA JOURN\u00c9E INTERNATIONALE DE LA FEMME EN APPELANT \u00c0 L&rsquo;INCLUSION DES FEMMES DANS LA PRISE DE D\u00c9CISION"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4957"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5073,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4957\/revisions\/5073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}