{"id":4953,"date":"2024-03-08T18:15:34","date_gmt":"2024-03-08T15:15:34","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4953"},"modified":"2024-03-19T05:36:02","modified_gmt":"2024-03-19T02:36:02","slug":"atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/","title":{"rendered":"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaayo, 8-da Maarso 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Soddon sarkaal oo booliis ah oo ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta oo Khamiis ah soo gabagabeeyay tababar karti-dhisid shan maalmood socday oo kor loogu qaadayay tayada carruurta oo looga hadlayay ilaalinta carruurta ee xaaladaha colaadda hubeysan.<\/p>\n<p>Aqoon-kororsigan oo ay soo qaban-qaabisay Qaybta ATMIS ee Ilaalinta, Xuquuqul Insaanka iyo Jinsiga (PHRG) oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa waxaa isugu yimid Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Sierra Leone, si ay ula jaanqaadaan hadafyada ballaaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ee xoojinta dadaallada lagu horumarinayo xuquuqda iyo daryeelka carruurta ay dhibaatadu saameysey ee ku sugan goobaha colaadaha.<\/p>\n<p>\u201cHadafka aynu tababbarkan ka leenahay waa in Qaybtan Ciidanka Booliska (FPU) ay awood u yeeshaan in ay oggaadaan shuruucda ilaaliya carruurta gaar ahaan meelaha ay colaadaha ka jiraan ee Afrika,\u201d ayay tiri Gloria Jaase, oo ah Mas\u2019uul Sare oo ATMIS u qaabilsan Arrimaha Ilaalinta iyo Xuquuda Aadanaha.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sidoo kale toosh ku iftiiminay shuruucda caalamiga ah sababta oo ah waxaa sidoo kale muhiim ah in la isku-xiro shuruucda gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee ilaalinta carruurta ee xaaladda colaadaha hubeysan,\u201d ayay hadalkeeda ku dartey Jaase.<\/p>\n<p>Jasse ayaa sidoo kale sheegtay in tababbarka uu muhiim u ahaa falanqeynta shuruucda muhiimka ah, sida Axdiga Afrika ee ku saabsan Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.<\/p>\n<p>\u201cMarka shuruucdan oo dhan la kala dhigdhigo oo loo gudbiyo ka-qaybgalayaasha, waxaan ku kalsoonahay in ay aqoontan dhexgelin doonnaan hannaanka dhimista ciidamada si ay u ilaaliyaan carruurta markay hawlgaladooda fulinayaan,\u201d ayuu sharxay Jaase.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah muwduucyadii la bartey waxaa ka mid ahaa Tacaddiga Ku Saleysan Jinsiga iyo Galmada, dhexgelinta arrimaha Jinsiga, iyo sidoo kale ajandaha dhallinyarada, nabadda, iyo amniga, iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Taliye Samuel Abu Bakarr Kargbo, oo ah Taliyaha Qaybta Booliska Sierra Leone, ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda uu tababbarka u leeyahay abuurista jawi ammaan ah oo sidii la rabay ah ee loogu talagalay carruurta dalkan geeska Afrika ku yaalla.<\/p>\n<p>\u201cKooraskan waa tababar aasaasi ah oo loogu talagalay kor-u-qaadista daryeelka iyo nolosha carruurta gaar ahaan meelaha ay colaaduhu ka jiraan sida xaaladda Soomaaliya. Sidaa daraadeed, qaadashada koorsadan waxay qalabaysaa aqoonta loo baahan yahay, iyo farsamooyinka lagu garto arrimaha ay carruurtu la dhiban yihiin muddo dheer,\u201d ayuu yiri Kargbo.<\/p>\n<p>Kargabo ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay aqoon-kororsiga, isagoo xoogga-saarey in ay ahayd waayo-aragnimadii ay qaybta ku qaadatey tababbar gaar ah, kaas oo ka caawin doonna saraakiisha fulinta ujeeddooyinka hawlgalka.<\/p>\n<p>Barnaamijku waxa uu fursad u siiyey ka qaybgalayaasha in ay la falgalaan tababbarayaasha oo ay ka wada hadlaan saamaynta ay colaadaha hubeysan ku leeyihiin carruurta xilliyada dagaalka, iyo sidoo kale doorka iyo waajibaadka qaybta booliska uu ka saaran yahay yareynta khatarta.<\/p>\n<p>Waxaa ku filan in la yiraahdo, tababbarkani waxaa uu ka dhigan yahay guul muhiim ah oo laga gaaray dadaallada socda ee lagu badbaadinayo dadka ugu nugul ee ku nool aagagga ay colaadaha ka jiraan iyadoo la kobcinayo boolis xog-ogaal ah oo u qalabaysan aqoon iyo xirfad si wax looga qabto dhibaatooyinka adag ee ilaalinta carruurta deegaannadaasi.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 8-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Soddon sarkaal oo booliis ah oo ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta oo Khamiis ah soo gabagabeeyay tababar karti-dhisid&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4955,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismaayo, 8-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Soddon sarkaal oo booliis ah oo ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta oo Khamiis ah soo gabagabeeyay tababar karti-dhisid&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-08T15:15:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-19T02:36:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA\",\"datePublished\":\"2024-03-08T15:15:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:36:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\"},\"wordCount\":1565,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\",\"name\":\"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-08T15:15:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-19T02:36:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LATMIS DONNE UNE FORMATION AUX POLICIERS DES UNIT\u00c9S DE POLICE CONSTITU\u00c9ES SIERRA LEONAISE SUR LA PROTECTION DE L&rsquo;ENFANCE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismaayo, 8-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Soddon sarkaal oo booliis ah oo ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta oo Khamiis ah soo gabagabeeyay tababar karti-dhisid&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-08T15:15:34+00:00","article_modified_time":"2024-03-19T02:36:02+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA","datePublished":"2024-03-08T15:15:34+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:36:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/"},"wordCount":1565,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/","name":"ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg","datePublished":"2024-03-08T15:15:34+00:00","dateModified":"2024-03-19T02:36:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53573689744_7fd102a444_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-sierra-leone-formed-police-unit-officers-on-child-protection\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LATMIS DONNE UNE FORMATION AUX POLICIERS DES UNIT\u00c9S DE POLICE CONSTITU\u00c9ES SIERRA LEONAISE SUR LA PROTECTION DE L&rsquo;ENFANCE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4953"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5072,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4953\/revisions\/5072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}