{"id":4946,"date":"2024-03-07T19:14:25","date_gmt":"2024-03-07T16:14:25","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4946"},"modified":"2024-03-12T16:32:40","modified_gmt":"2024-03-12T13:32:40","slug":"ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdishu, 7-da Maarso 2024<\/strong>\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay ciidamada nabad-ilaalinta ee Gaana sida ay uga qeyb qaadanayaan nabadda iyo ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabadda ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu xusayay 67-sano oo ka soo wareegatay markii dalka Galbeedka Afrika uu xornimada ka qaatay gumeystihii Ingiriiska, ayaa Taliye ku-xigeenka ciidamada ATMIS ee dhanka Hawlgallada iyo Qorshayaasha Sarreeye Gaas Marius Ngendabanka, waxaa uu ammaanay sida hagar la\u2019aanta ah ee ay Gaana\u00a0 uga go\u2019an tahay nabad ku soo dabaalidda caalamka iyo midnimada Afrika.<\/p>\n<p>\u201cSida aad gacan uga geysateen dadaallada nabadeed ee guud ahaan adduunka gaar ahaanna wadamada ay colaaduhu ka jiraan sida Soomaaliya oo kale ah lama soo koobi karo. Gaana ayaa ciidamo u soo dirtay hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya si ay gacan uga geystaan sidii lagu gaari lahaa waajibaadka ATMIS,\u201d ayuu yiri Sarreey Gaas Gen. Ngendabanka oo ka wakiil ahaa Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire. Mohamed El-Amine Souef.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin Sare oo ka socda QM iyo ATMIS oo ay ka mid yihiin Taliye Ku-xigeenka ka mas\u2019uulka ah taageerada iyo Saadka Sarreeye Gaas. Peter Muteti; Taliyaha Ciidamada Militeriga ATMIS Sarreeye Guuto Kindu Gezu iyo Taliyaha Ciidamada Booliska ATMIS Taliye Hillary Sao Kanu ayaa ka soo qaybgaley munaasabadda lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Ciidamada ATMIS maalintii Arbacada ahayd.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Booliska ATMIS, Hillary Sao Kanu ayaa wuxuu carrabka ku adkeeyay sida ay Gaana uga go\u2019an tahay ilaalinta nabadda, amniga iyo cadaaladda Afrika, isagoo u aaneynayo xasilloonida Soomaaliya ee la xoojiyey in ay sabab u tahay naf-hurnimada ciidamada nabad-ilaalinta Gaana, xirfadlenimada, iyo waxqabadka muuqda.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ka markhaati kacaysaa dadaalkiinna hagar la&#8217;aanta ah, hawl-karnimadiinna, xirfadlenimadiinna, iyo waxqabadka muuqda ee aad ka soo qabateen nabad-ilaalinta iyo taageerada bini&#8217;aadantinimo ee sannadihii la soo dhaafay. Naf-hurnimadiina waxay gacan ka gaysatay xoojinta nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Taliye Kanu.<\/p>\n<p>Agaasimaha Xafiiska\u00a0 Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Qurat Ul-Ain Sadozai, oo guddoominayay xafladda, ayaa ku ammaanay Gaana sida ay gacan uga geysatay horumarinta nabadda iyo xasilloonida, iyadoo soo diraysa ciidamo nabad ilaalineed iyo shaqaale rayid ah oo ka hawlagalla Hawlgallada Midowga Afrika iyo kuwa Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>\u201cSida aan libiqsan ee ay Gaana uga go\u2019an tahay nabadda ayaa sare u qaaday kaalinta ay kaga jirto 10-ka waddan ee ugu sarreeya ee gacan ka geysta hawlgallada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay, iyadoo ku dhowaad ciidamo 3,000 gaaraya ay hadda ka hawlgalaan siddeed hawlgal,\u201d ayay xustay Ms Sadozai oo hadalkeeda sii wadata.<\/p>\n<p>Gaana oo hore loo oran jiray Xeebta Dahabka ah \u201cGold Coast\u201d, waxay xornimada ka qaadatay gumaystihii 6-dii Maarso 1957, waxaanay noqotay waddankii ugu horreeyay Afrika oo sidaa yeelay.<\/p>\n<p>Dabaaldegga Maalinta Madax-bannaanida ee sannadkan ayaa diiradda lagu saaray mawduuca &#8220;Dimuqraadiyadeenna, Waa Sharafteenna,&#8221; iyadoo xoogga la saarayo xoojinta qiyamka dimuqraadiyadda iyo horumarinta nabadda.<\/p>\n<p>Gaana waxay si weyn gacan uga geysatay nabadda iyo amniga Soomaaliya iyadoo geeysay Cutub Boolis ah oo Loo Sameeyay, Saraakiil Boolis oo Gaar ah (IPOs), hawlwadeenno militeri iyo rayid ah.<\/p>\n<p>\u201cGaana waxay u aragta ka qaybqaadashadeeda hawlgallada nabad-ilaalinta ay taabogaliyaan Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay in ay tahay ka qaybqaadasho muqadas ah oo uu waddanku kaga qaybqaadanayo ilaalinta nabadda iyo ammaanka caalamka iyadoo la raacayo axdiga Qaramada Midoobay,\u201d ayuu xusay Dr Seth Appiah Mensah, Madaxa Jaaliyadda Gaana ee Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu, 7-da Maarso 2024\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay ciidamada nabad-ilaalinta ee Gaana sida ay uga qeyb qaadanayaan nabadda iyo ammaanka Soomaaliya. Munaasabadda&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4947,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdishu, 7-da Maarso 2024\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay ciidamada nabad-ilaalinta ee Gaana sida ay uga qeyb qaadanayaan nabadda iyo ammaanka Soomaaliya. Munaasabadda&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-07T16:14:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-12T13:32:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN\",\"datePublished\":\"2024-03-07T16:14:25+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-12T13:32:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\"},\"wordCount\":1696,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\",\"name\":\"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png\",\"datePublished\":\"2024-03-07T16:14:25+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-12T13:32:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LE PERSONNEL GHANEEN DE LA PAIX EN SOMALIE CELEBRE LE 67E ANNIVERSAIRE DE L&rsquo;INDEPENDANCE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdishu, 7-da Maarso 2024\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay ciidamada nabad-ilaalinta ee Gaana sida ay uga qeyb qaadanayaan nabadda iyo ammaanka Soomaaliya. Munaasabadda&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-07T16:14:25+00:00","article_modified_time":"2024-03-12T13:32:40+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN","datePublished":"2024-03-07T16:14:25+00:00","dateModified":"2024-03-12T13:32:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/"},"wordCount":1696,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/","name":"CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png","datePublished":"2024-03-07T16:14:25+00:00","dateModified":"2024-03-12T13:32:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/download.png","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ghana-peacekeepers-in-somalia-mark-67th-independence-anniversary\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LE PERSONNEL GHANEEN DE LA PAIX EN SOMALIE CELEBRE LE 67E ANNIVERSAIRE DE L&rsquo;INDEPENDANCE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4946"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5027,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4946\/revisions\/5027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}