{"id":4931,"date":"2024-03-02T21:15:37","date_gmt":"2024-03-02T18:15:37","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4931"},"modified":"2024-03-04T18:58:18","modified_gmt":"2024-03-04T15:58:18","slug":"au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/","title":{"rendered":"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 2-da Maarso 2024 \u2013<\/strong>\u00a0Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DSRCC) u qaabilsan Soomaaliya, Sivuyile Thandikhaya Bam, oo booqasho ku tagey xarunta dhexe ee ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay ciidamada Midowga Afrika sida ay uga go\u2019an tahay iyo doorkooda ku aaddan dib u soo celinta nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah (DSRCC) oo booqday Xarunta Dhexe, maalintii Sabtida ahayd, si uu ugu kuurgalo hawlgallada Ciidanka ayaa ciidamada kula dardaarmay in ay sii wadaan shaqada wanaagsan ee ka caawinta Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF) sugidda amniga dalka.<\/p>\n<p>\u201cTan iyo 2007, Dhammaanteen waxay inoo ahayd waddo dheer. Waxaad sameyseen naf-hurid, iyo dadaal badan oo lagu xaqiijinayo in hawlgalku uu si fiican u guulaysto,\u201d ayuu yiri Bam.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay oo aan ku faani karaa shaqada aad qabateen oo shaqada wanaagsan halkaa ka sii wada. Waxaan ku faraxsanahay in aan ka mid ahay kooxdan isugu jirta ragga iyo dumarka ee u heellan in xal la helo,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxa uu xaqiijiyay in ATMIS ay diiradda saarayso dejinta qorshaha bixitaan oo aan waxba u dhimi doonin guulaha amni ee la gaaray.<\/p>\n<p>Isaga oo ku celcelinaya hadalkii ku-xigeenka ergayga gaarka ah (DSRCC), ayuu Taliye Ku-xigeenka Ciidamada ATMIS ee u qaabilsan Hawlgallada iyo Qorshayaasha Sarreeye Gaas Marius Ngendabanka ayaa muujiyay kalsoonida uu ku qabo awoodaha ay ciidamadu u leeyihin xasillinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada nabad-ilaalinta Midowga Afrika ayaa wax badan oo naf hurnimo ah ka geystay Soomaaliya iyagoo sameeyay howlgallo lagu guuleystay oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan ee dowladda ka soo horjeeda,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sarreeye Gaas Ngendabanka, ayaa xusay in howlgallada wadajirka ah ee ay la sameeyeen Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ee ka socda guud ahaan Dowlad-goboleedyada in ay sidoo kale kaalin weyn ka qaateen gudashada waajibaadka loo igmaday Hawlgalka.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah (DSRCC) ayaa sidoo kale booqday Xarunta Hawlgalka Wadajirka ah (JOC), oo kaalin muhiim ah ka qaadata kor u qaadista iskaashiga iyo qorsheynta u dhaxeeya ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya. Intaa waxaa sii dheer, in xaruntu ay fududeyso wada-shaqeynta iyo qorsheynta hawlgallada iyadoo la raacayo Fikradda Hawlgallada ATMIS (CONOPS).<\/p>\n<p>Wuxuu helay xog-waran ku saabsan hawlgallada militeriga ATMIS iyo xaaladda amniga hadda ee dalka.<\/p>\n<p>Madaxa Shaqaalaha ATMIS Janaraal Kindu Gezu iyo saraakiil sarsare oo militeri ah ayaa xarunta joogay xilligii booqashada.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 2-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DSRCC) u qaabilsan Soomaaliya, Sivuyile Thandikhaya Bam, oo booqasho ku tagey xarunta dhexe ee ciidamada Hawlgalka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4930,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 2-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DSRCC) u qaabilsan Soomaaliya, Sivuyile Thandikhaya Bam, oo booqasho ku tagey xarunta dhexe ee ciidamada Hawlgalka&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-02T18:15:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-04T15:58:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA\",\"datePublished\":\"2024-03-02T18:15:37+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-04T15:58:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\"},\"wordCount\":1234,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\",\"name\":\"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-02T18:15:37+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-04T15:58:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 2-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DSRCC) u qaabilsan Soomaaliya, Sivuyile Thandikhaya Bam, oo booqasho ku tagey xarunta dhexe ee ciidamada Hawlgalka&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-02T18:15:37+00:00","article_modified_time":"2024-03-04T15:58:18+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA","datePublished":"2024-03-02T18:15:37+00:00","dateModified":"2024-03-04T15:58:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/"},"wordCount":1234,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/","name":"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg","datePublished":"2024-03-02T18:15:37+00:00","dateModified":"2024-03-04T15:58:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53562995518_e64d5c876d_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-deputy-special-representative-commends-atmis-troops-for-stabilising-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"KU XIGEENKA ERGAYGA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA AYAA CIIDAMADA ATMIS KU AMAANAY XASILLINTA SOOMAALIYA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4931"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4940,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4931\/revisions\/4940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}