{"id":4921,"date":"2024-03-01T16:00:55","date_gmt":"2024-03-01T13:00:55","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4921"},"modified":"2024-03-04T19:05:50","modified_gmt":"2024-03-04T16:05:50","slug":"atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/","title":{"rendered":"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 1-da Maarso 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Saddex iyo toban\u00a0saraakiil Caafimaad oo ka socda Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa dhammeystay tababbar soconaya saddex-maalmood oo diiradda lagu saarayo bixinta taageero caafimaad taabogal ah oo loo fidinayo degaamada ay colaaduhu ka jiraan.<\/p>\n<p>Tababbarka, oo ay taageereen Kooxda Taageerada Hawlgalka Boqortooyada Ingiriiska (UK-MST), ayaa lagu hiigsanayaa in saraakiisha lagu qalabeeyo xirfadaha qorsheynta iyo xaqiijinta sahayda caafimaadka aasaasiga ah iyo qalab ku filan inta lagu guda jiro hawlgallada militeriga iyo la tacaalidda dhaawacyada goobaha uu dagaalku ka socdo.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4923\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555380156_44745b0fbf_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/p>\n<p>Madaxa Caafimaadka Ciidamada ATMIS Gaashaanle Dhexe Dr. Joseph Gwande ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda uu tababbarku u leeyahay sii wanaajinta qorsheynta caafimaadka iyo loogistikada la xiriirta mas&#8217;uuliyadda aagga xeeladda ee ATMIS.<\/p>\n<p>Tababbarkan, oo lala beegsanaya saraakiisha caafimaadka ee dhowaan la soo hawlgeliyay, waa qayb ka mid ah dadaallada ay ATMIS wado ee lagu daadejinayo adeegyada si gaarsiinta meelaha ay hawlgalladu ka socdaan ay u noqoto mid hufan.<\/p>\n<p>Maadaama ay ATMIS isu diyaarinayso wejiga labaad ee Fikradeedda Hawlgallada (CONOPS), taas oo filayso kororka dhaqdhaqaaqyada iyo khasaaraha, Gaashaanle Dhexe Dr. Gwande ayaa wuxuu ku nuuxnuusaday baahida loo qabo xirfadlayaal caafimaad oo diyaar u ah in ay si taabogal ah u maareyaan loojistika.<\/p>\n<p>\u201cLoojistika caafimaadka iyo farmashiyaha waa kuwo si xad-dhaaf ah muhiim ugu ah mooraalka ciidamadeenna. Waxaad door aad iyo aad muhiim u ah ka qaadataan ATMIS oo u dadaalaysa in waajibaadkeeda gaarto,\u201d ayuu yiri Madaxa Caafimaadka ee Ciidamada ATMIS xilligii munaasabadda xiritaanka ee dhacday maalintii Khamiista.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4924\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"746\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53555579153_8802462be0_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 746px) 100vw, 746px\" \/><\/p>\n<p>Ka-qaybgalayaasha ayaa ATMIS ugu mahadceliyay abaabulka tababbarka, iyagoo aqoonsaday awoodda ay u leeyihiin sii wanaajinta adeegyada caafimaadka ee ka jira goobaha hawlgalka.<\/p>\n<p>Laba Xiddigle Stephen Lodengo ayaa muujiyay saameynta uu tababbarku ku leeyahay qorsheynta iyo kala wareejinta dhaawacyada, iyadoo\u00a0Seddax Alifle Stephen Sifuna\u00a0uu ka mahadnaqay waqtiga iyo muhiimadda uu u leeyahay horumarinta ujeeddooyinka hawlgalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hadda xaqiijin doonnaa in goobteyda adeeg bixinta, aan ku haysto qalabka saxda ah, saadka aasaasiga ah waqtiga saxda ah sidaa daraadeedna waxaan adeeg tayo leh u fidin karaa hawlwadeennadeeda, waxaanna yareyn karaa dhibaatooyinka iyo dib-u-dhacyada ka jira xarunta,\u201d ayuu yiri Sifuna, oo ah kalkaaliye kaafimaad ee ku sugan Isbitaalka Heerka Labaad ee magaalada Dhoobley.<\/p>\n<p>ATMIS ayaa dib u xaqiijisay ballanqaadkeeda ku aaddan karti dhisidda in ay tahay tallaabo muhiim u ah gaairsta yoolasha hawlgalkeeda.<\/p>\n<p class=\"p1\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4925\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559795469_df82beafcf_k.jpg 2047w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 1-da Maarso 2024 \u2013\u00a0Saddex iyo toban\u00a0saraakiil Caafimaad oo ka socda Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa dhammeystay tababbar soconaya saddex-maalmood oo diiradda lagu saarayo bixinta&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4922,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 1 March 2024 - Thirteen Medical officers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a three-day training focused on providing effective medical support in conflict zones.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 1 March 2024 - Thirteen Medical officers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a three-day training focused on providing effective medical support in conflict zones.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-01T13:00:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-04T16:05:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN\",\"datePublished\":\"2024-03-01T13:00:55+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-04T16:05:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\"},\"wordCount\":1172,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\",\"name\":\"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2024-03-01T13:00:55+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-04T16:05:50+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 1 March 2024 - Thirteen Medical officers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a three-day training focused on providing effective medical support in conflict zones.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 1 March 2024 - Thirteen Medical officers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a three-day training focused on providing effective medical support in conflict zones.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 1 March 2024 - Thirteen Medical officers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a three-day training focused on providing effective medical support in conflict zones.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-03-01T13:00:55+00:00","article_modified_time":"2024-03-04T16:05:50+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN","datePublished":"2024-03-01T13:00:55+00:00","dateModified":"2024-03-04T16:05:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/"},"wordCount":1172,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/","name":"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg","datePublished":"2024-03-01T13:00:55+00:00","dateModified":"2024-03-04T16:05:50+00:00","description":"Mogadishu, 1 March 2024 - Thirteen Medical officers from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have completed a three-day training focused on providing effective medical support in conflict zones.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/53559908895_22dc779520_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-medical-officers-undergo-training-on-medical-logistics-in-conflict-environment\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SARAAKIISHA CAAFIMAADKA EE ATMIS AYAA QAATAY TABABBAR KU SAABSAN LOOJISTIKADA CAAFIMAADKA EE DEEGAANKA AY COLAADUHU KA JIRAAN"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4921"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4942,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4921\/revisions\/4942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}