{"id":4912,"date":"2024-02-29T18:35:08","date_gmt":"2024-02-29T15:35:08","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4912"},"modified":"2024-03-04T19:10:51","modified_gmt":"2024-03-04T16:10:51","slug":"kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB"},"content":{"rendered":"<strong>Dhoobley, 29-ka Febraayo 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Taliyaha cusub ee ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid, ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka isaga oo kala wareegay Sarreeye Guuto William Kamoiro.<\/p>\n<p>Intii lagu guda jiray xafladii xil-wareejinta ee lagu qabtey Xarunta Dhexe ee Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan ATMIS ee magaalada Dhoobley, ayaa waxaa xafladda hadal ka jeediyay Sarreeye Guuto Kamoiro, oo dhammeystay waajibaadkiisa shaqo, wuxuu ciidamada ku ammaanay dadaalka ay kaga hortagayaan Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee sharci-darrada ah ee ku sugan Degaanka uu Mas&#8217;uulka ka ahaa.<\/p>\n<p>\u201cMuddadii aan ahaa taliyaha qaybta labaad, waxa aanu ku shaqaynay gudaha xuduudaha waajibaadka ATMIS ee waafaqsan Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya (STP),\u201d ayuu yiri Sarreeye Guuto Kamoiro maalintii Talaadada ahayd.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4917\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424090_2a0ba8da31_b-300x188.jpg\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"467\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424090_2a0ba8da31_b-300x188.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424090_2a0ba8da31_b-768x480.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424090_2a0ba8da31_b-585x366.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424090_2a0ba8da31_b.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 745px) 100vw, 745px\" \/><\/p>\n<p>Wuxuu muujiyay nabadeynta degaanka Jubaland ee lagu guuleystay iyo ilaalinta bulshada rayidka ah in ay yihiin qaar ka mid ah guulaha ugu waaweyn ee la gaaray muddadii uu xilka hayay.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada KDF ee ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya waxay nabad ku soo dabaaleen degaannada Jubaland ee aan gacanta ku hayno waxaanna ilaalinay bulshada rayidka. Hawshan ayaan qabanay annaga oo sameynayna hawlgallo lagu arbushayo laguna wiiqayo awoodda Al-shabaab annaga oo kaashanayna saaxiibadeenna,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Taliyaha xilka ka dagay ayaa sidoo kale ku amaanay ciidamada KDF ee ATMIS ka tirsan taageeradooda ku aaddan hanaanka kala guurka ee ay Soomaalidu hogaamineyso oo ay ka mid yihiin karti-dhsidda iyo isku dhafka Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan taageernay karti-dhisidda iyo isku dhafka Ciidamada Ammaanka Soomaaliya annagoo qabaneyna tababbaro, towjiihin xagga qorsheynta iyo hawl-galka wadajirka ah iyo sidoo kale siinta Ciidamada Ammaanka Soomaaliya taageero hawlgalo iyo la-talinta istaraatiiji ah,\u201d ayuu tilmaamay.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Sarreeye Guuto Seif, ayaa ku celceliyay sida ay uga go&#8217;an tahay in uu ilaaliyo dhaxalkii uu ka tagey taliyahii isaga ka horreeyay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijinaynaa sida ay nooga go&#8217;an tahay ka gun-gaaridda ujeeddooyinka Hawlgalka ee ay tilmaameen Midowga Afrika, beesha caalamka iyo dadka Soomaaliyeed, oo naloo xilsaarey in aan difaacno,\u201d ayuu sheegay Sarreeye Guuto Seif.<\/p>\n<p>Wuxuu ciidamada ku booriyay in ay si fiican u feejignaadaan, iyagoo tixgelinaya caqabadaha ammaanka ee isa soo taraya, wuxuuna ku celceliyay baaqii Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya (CDF), Janaraal Francis Ogola, ee ahaa midnimada iyo qaadashada go&#8217;aanka soo celinta nabadda iyo xasiloonida gobolka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4915\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"753\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559314264_b46ef35e66_k.jpg 2047w\" sizes=\"(max-width: 753px) 100vw, 753px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhoobley, 29-ka Febraayo 2024 \u2013\u00a0Taliyaha cusub ee ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid, ayaa si rasmi&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4913,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dhobley, 29 February 2024 - The new contingent commander of Kenyan troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, has officially assumed duty taking over from Brig. William Kamoiro.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhobley, 29 February 2024 - The new contingent commander of Kenyan troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, has officially assumed duty taking over from Brig. William Kamoiro.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-29T15:35:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-04T16:10:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB\",\"datePublished\":\"2024-02-29T15:35:08+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-04T16:10:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\"},\"wordCount\":1174,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\",\"name\":\"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2024-02-29T15:35:08+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-04T16:10:51+00:00\",\"description\":\"Dhobley, 29 February 2024 - The new contingent commander of Kenyan troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, has officially assumed duty taking over from Brig. William Kamoiro.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LES TROUPES KENYANES DE L\u2019ATMIS OBTENENT UN NOUVEAU COMMANDANT\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Dhobley, 29 February 2024 - The new contingent commander of Kenyan troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, has officially assumed duty taking over from Brig. William Kamoiro.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhobley, 29 February 2024 - The new contingent commander of Kenyan troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, has officially assumed duty taking over from Brig. William Kamoiro.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-02-29T15:35:08+00:00","article_modified_time":"2024-03-04T16:10:51+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB","datePublished":"2024-02-29T15:35:08+00:00","dateModified":"2024-03-04T16:10:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/"},"wordCount":1174,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/","name":"CIIDAMADA KENYA EE ATMIS KA TIRSAN EE SOOMAALIYA AYAA LOO SOO MAGACAABAY TALIYE CUSUB - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg","datePublished":"2024-02-29T15:35:08+00:00","dateModified":"2024-03-04T16:10:51+00:00","description":"Dhobley, 29 February 2024 - The new contingent commander of Kenyan troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Brig. Seif Salim Rashid, has officially assumed duty taking over from Brig. William Kamoiro.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53559424380_a1f2fae6fc_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/kenya-atmis-troops-in-somalia-get-new-commander\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LES TROUPES KENYANES DE L\u2019ATMIS OBTENENT UN NOUVEAU COMMANDANT"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4912"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4944,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4912\/revisions\/4944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}