{"id":4894,"date":"2024-02-23T09:07:14","date_gmt":"2024-02-23T06:07:14","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4894"},"modified":"2024-02-27T17:13:01","modified_gmt":"2024-02-27T14:13:01","slug":"atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/","title":{"rendered":"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 23 Febraayo 2024\u00a0<\/strong>\u2013 Kulan wadatashi dadweyne oo looga hadlayay dib u eegista afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka ayaa lagu soo gebbagebeeyay magaalada Muqdisho iyadoo baarlamaanka looga codsaday in ay meelmariyaan dokumenti ka tarjumaya aragtida iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulankan oo socday muddo labo maalmood ah oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika qaybtiisa Siyaasadda, ayaa waxaa isu ymid in ka badan 200 oo wakiil oo ka kala socday Ururrada Bulshada Rayidka ah (CSOs).<\/p>\n<p>Ujeeddadu waxay ahayd in la ururiyo fikrado ku saabsan wax-ka-beddelka dastuurka ee la soo jeediyay, oo lagu kordhinayo doodaha baarlamaanka federaalka ee socda.<\/p>\n<p>La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Dastuurka Dr Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa carrabka ku adkeeyay doorka muhiimka ah ee ka qaybgalka bulshada ay ku yeellan karto geeddi-socodka dastuurka, isagoo sheegay in madalladan oo kale ay iswaafajin doonnaan aragtida wakiillada siyaasadda iyo kuwa dadweynaha.<\/p>\n<p>\u201cMadalladan ayaa ah kuwo aad muhiim u ah maadaama ay iswaafajin doonaan aragtida wakiilada siyaasadda iyo kuwa dadweynaha. Dawladdu waxay ku talo jirtaa in ay ballaariso oo ay meel fog gaarsiiso ka-qaybgalka wax-ka-beddelka dastuurka si ay gacan uga geysato in ay la timaado dokumenti wanaagsan,\u201d ayuu yiri Maxamuud.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dartuurka Xasan Macalim Maxamuud wuxuu dhankiisa, ugu mahadceliyay wakiillada ururrada bulshada sida firfircoon ee ay uga qaybqaataan doodaha wuxuunna ballanqaaday in uu aragtiyadooda la wadaagi doonno baarlamaanka si ay u tixgeliyaan.<\/p>\n<p>\u201cKa-qaybgalladaan ayaa kor u qaadaya doodaha baarlamaanka gudahiisa ka socda waxayna isku-xirayaan bulshada iyo baarlamaanka ee hadda ka doodaya isla afartan cutub ee aad halkan kaga doodeen,\u201d ayuu yiri Wasiir Maxamuud.<\/p>\n<p>Sarkaalka Arrimaha Siyaasadda ee ATMIS Sayid Cabdi Xersi ayaa hoosta ka xariiqay doorka muhiimka ah ee dastuurka ka ciyaarayo in nabad iyo xasillooni la helo, gaar ahaan qeexidda iyo hagidda qaab-dhismeedka amniga ee Soomaaliya, inta lagu guda jiro wejiga kala-guurka iyo ATMIS ka-dib.<\/p>\n<p>\u201cDastuurku wuxuu laf-dhabar u yahay dowlad dhiska wuxuunna taageeri doonnaa nabadda iyo xasilloonida dalkan. Wuxuu kor u qaadayaa dib-u-heshiisiinta iyo isku-duubnaanta bulshada, ee muhiimka u ah xoojinta maamul wanaagga iyo qorshaha kala-guurka Soomaaliya ee guulaysta,&#8221; ayuu hadalkiisa ku darey Xirsi.<\/p>\n<p>Ka-qaybgalayaasha ayaa ka-qaybgalka soo dhoweeyay waxayna dowladda federaalka Soomaaliya ku boorinayaan in ay abaabulaan kulamo badan oo ka dhacaya qaybo badan oo dalka ka mid ah si ay u soo ururiyaan aragtiyo dheeraad ah iyo si loo raadiyo caddeynta hanaanka dib u eegista.<\/p>\n<p>Maryam Taqaal Xuseen, oo ah xubin ka tirsan ururka bulshada, ayaa muujisay sida ay ugu qanacsan tahay doodaha iyadoo u aragtay fursad ay bulshada rayidka ah ku wadaagayaan aragtiyadooda iyo kala caddeynta hannaanka dib-u-eegista dastuurka.<\/p>\n<p>\u201cDoodaha halkan lagu qabtey waxay ahaayeen kuwo caawimaad leh. Waxaan ku faraxsanahay in talooyinkeyga loo soo bandhigi doonno baarlamaanka. Waxaan dhab ahaantii rajeynayaa in la dhageysan doonno oo dastuurka lagu dari doonno welwelka aan qabno oo dhan,\u201d ayay tiri Maryam.<\/p>\n<p>Ka-qaybgalayaasha waxaa loo qaybiyay kooxo yaryar si ay uga doodaan afarta cutub ee ku saabsan baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, xuquuqda aasaasiga ah iyo waajibaadka muwaaddinka, dhulka, hantida iyo deegaanka iyo matilaadda shacabka. Talooyinkooda waa la diiwaangeliyay waxaanna loo soo bandhigi doonnaa baarlamaanka.<\/p>\n<p>Munaasabadda waxaa ka soo qaybgaley Guddiga La-socodka Baarlamaanka iyo Guddiga Dib-u-eegista Hirgelinta Dastuurka ee Madax-bannaan, labada guddi waxaa loo xilsaarey hannaanka dib-u-eegista dastuurka.<\/p>\n<p>Dastuurka ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya waxaa la ansaxiyay 2012. Bishii la soo dhaafeyna baarlamaanka wuxuu go&#8217;aamiyay in la bilaabo hannaanka wax-ka-beddelka dastuurka si ugu dambeyntiinna loo soosaaro dastuurka ugu dambeeya ee loogu talagalay qaran dhiska Soomaaliya iyo xasillooni siyaasadeed.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 23 Febraayo 2024\u00a0\u2013 Kulan wadatashi dadweyne oo looga hadlayay dib u eegista afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka ayaa lagu soo gebbagebeeyay magaalada Muqdisho iyadoo baarlamaanka looga codsaday in&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4895,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 23 February 2024 \u2013 A public consultation meeting to review the first four chapters of the constitution concluded in Mogadishu with a plea to parliament to adopt a document that reflects the views and aspiration of the Somali people.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 23 February 2024 \u2013 A public consultation meeting to review the first four chapters of the constitution concluded in Mogadishu with a plea to parliament to adopt a document that reflects the views and aspiration of the Somali people.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-23T06:07:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-27T14:13:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO\",\"datePublished\":\"2024-02-23T06:07:14+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-27T14:13:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\"},\"wordCount\":1846,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\",\"name\":\"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-02-23T06:07:14+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-27T14:13:01+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 23 February 2024 \u2013 A public consultation meeting to review the first four chapters of the constitution concluded in Mogadishu with a plea to parliament to adopt a document that reflects the views and aspiration of the Somali people.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 23 February 2024 \u2013 A public consultation meeting to review the first four chapters of the constitution concluded in Mogadishu with a plea to parliament to adopt a document that reflects the views and aspiration of the Somali people.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 23 February 2024 \u2013 A public consultation meeting to review the first four chapters of the constitution concluded in Mogadishu with a plea to parliament to adopt a document that reflects the views and aspiration of the Somali people.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-02-23T06:07:14+00:00","article_modified_time":"2024-02-27T14:13:01+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO","datePublished":"2024-02-23T06:07:14+00:00","dateModified":"2024-02-27T14:13:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/"},"wordCount":1846,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/","name":"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg","datePublished":"2024-02-23T06:07:14+00:00","dateModified":"2024-02-27T14:13:01+00:00","description":"Mogadishu, 23 February 2024 \u2013 A public consultation meeting to review the first four chapters of the constitution concluded in Mogadishu with a plea to parliament to adopt a document that reflects the views and aspiration of the Somali people.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543772829_30ccab1ffe_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-public-engagement-on-somalias-constitutional-amendments-in-mogadishu\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS AYAA TAAGEERAYA KA-QAYBGALKA BULSHADA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA SOOMAALIYA EE KA DHACAYA MAGAALADA MUQDISHO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4894"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4908,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4894\/revisions\/4908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}