{"id":4891,"date":"2024-02-22T18:13:41","date_gmt":"2024-02-22T15:13:41","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4891"},"modified":"2024-02-28T08:14:07","modified_gmt":"2024-02-28T05:14:07","slug":"atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","title":{"rendered":"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><b><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Baydhabo, 22 Febraayo 2024 \u2013\u00a0<\/span><\/b><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuustay saraakiil ka tirsan Unugga Booliska Gaana (FPU) sida gaarka ah ee ay uga qaybqaateen nabad-dhiska Soomaaliya.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Saraakiisha, oo dhammeystay waajibaadkooda shaqo, ayaa lagu abaalmariyay bilado ay ku muteysteen hawlihii ay qabteen iyadoo biladaha lagu guddoonsiiyay laba xafladood oo ka kala dhacay magaalooyinka Baydhabo iyo Beledweyne. <span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Taliyaha Ciidamada Booliska ATMIS (CP) Hillary Sao Kanu, ayaa guddoominayay xafladda ka dhacday magaalada Baydhabo wuxuunna saraakiisha booliska ee Gaana ku ammaanay sida naf-hurnimada ah ee ay uga go&#8217;anayd in ay Soomaaliya dib ugu soo dabaalaan nabad iyo amni.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cWaxaan halkan maanta u joognaa in aan ku maamuusno oo aan ku qaddarinno dadaalka iyo adkaysiga ay muujiyeen saraakiisheenna sharafta leh ee halkan ku sugan. Wax badan ayaad qabateen oo annagana ma dhayalsan doonno waxa aad qabateen,\u201d ayuu yiri Taliye Kanu.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Taliye Kanu ayaa sidoo kale qiray iskaashiga ka dhaxeeya ciidamada Itoobiya ee ATMIS iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (CBS) wuxuunna sheegay in ay Ciidanka Booliska ATMIS u suuragelisay in ay waajibaadkooda gutaan.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cWaxaan halkan u joognaa in aan taageerno oo aan siino intii karaankeena ah walaalaheen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed. Waxaan idinkaaga mahadcelinaynaa ballan-qaadkiina,\u201d ayuu hadalkiisa ku darey Taliye Kanu.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Taliyaha ciidamada Itoobiyaanka ee ATMIS, Sarreeye Guuto Besfat Fent Tegegn, ayaa ugu mahadnaqay Gaana ee dhaqanka soo jireenka ah ee ka qayb qaadashada nabadda caalamka, gaar ahaan qaaradda Afrika.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cBiladaha maanta la idin guddoonsiiyay waxay astaan u yihiin guusha iyo dhammaystirka quruxda badan ee socdaalkiinna shaqo ee halka sano ah. Waxaa howlgalka iyo dalkiinna ka dhigteen kuwo idinku faano,\u201d ayuu yiri Sarreeya Guuto Tegegn.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Magaalada Beledweyne, Isuduwaha FPU iyo Hawlgallada Booliska ATMIS, Taliye Ku-xigeenka Booliska (DCP) Axmed Latiif, ayaa ku ammaanay Saraakiisha Booliska Gaana waxqabadkooda wanaagsan iyo taageerada ay siiyaan Ciidamada Ammaanka ee Somaliya.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">\u201cWaxay u qalmeen oo ay si fiican u guteen dhammaan waajibaadkooda shaqo ee laga codsadey in ay qabtaan,\u201d ayuu yiri Taliye Ku-xigeenka Booliska Latiif.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Taliye Kanu ayaa sidoo kale ugu mahadceliyey Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) bixinta taageerada saadka ee muhiimka ah ee ay siiyeen shaqaalaha ATMIS, taas oo u sahashey in ay gutaan waajibaadkooda.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"margin: 0cm; background: white;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Guutadan waa guutadii saddexaad ee ka socota dalka Gaana oo ka mid noqotay hawlgalka Midowga Afrika. Inkasta oo saldhigoodu uu yahay magaalada Baydhabo, ee xarunta Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed, unuggan ayaa sidoo kale waxaa magaalada Beledweyne ee Maamul-goboleedka Hirshabeelle u joogay 33 askari oo boolis ah, kuwaasi oo taageero dhanka howlgallada ah siiya Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\" style=\"background: white; margin: 0cm 0cm 12.75pt 0cm;\"><span lang=\"SO\" style=\"font-size: 10.5pt; font-family: Roboto; color: #313131;\">Gaana waa mid ka mid ah lix Wadan oo Ciidamo Boolis ah ku soo biirriyay ATMIS, dalalka kale waxay kala yihiin Kenya, Nayjeeriya, Siraliyoon, Ugaandha iyo Zambiya.<\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, 22 Febraayo 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuustay saraakiil ka tirsan Unugga Booliska Gaana (FPU) sida gaarka ah ee ay uga qaybqaateen&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4892,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4891","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baydhabo, 22 Febraayo 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuustay saraakiil ka tirsan Unugga Booliska Gaana (FPU) sida gaarka ah ee ay uga qaybqaateen&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-22T15:13:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-28T05:14:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA\",\"datePublished\":\"2024-02-22T15:13:41+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-28T05:14:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1377,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\",\"name\":\"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-02-22T15:13:41+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-28T05:14:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS honours Ghana Police officers for contribution to peace and security in Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baydhabo, 22 Febraayo 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuustay saraakiil ka tirsan Unugga Booliska Gaana (FPU) sida gaarka ah ee ay uga qaybqaateen&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-02-22T15:13:41+00:00","article_modified_time":"2024-02-28T05:14:07+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA","datePublished":"2024-02-22T15:13:41+00:00","dateModified":"2024-02-28T05:14:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/"},"wordCount":1377,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","name":"ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg","datePublished":"2024-02-22T15:13:41+00:00","dateModified":"2024-02-28T05:14:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53543801384_2db5f4b17b_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honours-ghana-police-officers-for-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS honours Ghana Police officers for contribution to peace and security in Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4891","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4891"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4891\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4910,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4891\/revisions\/4910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4891"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4891"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4891"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}