{"id":4866,"date":"2024-02-06T20:33:13","date_gmt":"2024-02-06T17:33:13","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4866"},"modified":"2024-02-18T10:21:33","modified_gmt":"2024-02-18T07:21:33","slug":"ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/","title":{"rendered":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 6 Febraayo 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Askarta Ciidamada Difaaca Dadka ee Uganda <em>Peoples Defence Forces<\/em> (UPDF) ee la shaqeeya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta fuliyey hawlo caafimaad iyo kuwo nadafadeed oo ay ku xusayeen Maalinta \u2018Tarehe Sita\u2019.<\/p>\n<p>Maalinta \u2018Tarehe Sita\u2019 ayaa sanad kasta la xusaa 6<sup>da<\/sup> bisha Febraayo, si loogu dabaaldego maalintii uu Madaxweyne Yoweri Museveni uu ciidanka <em>National Resistance Army <\/em>(NRA) uu sanadkii 1981 hoggaamiyey, si ay u bilaabaan halgan hubeysan oo ka dhan ah keli-talisnimadii ka jirtey Uganda.<\/p>\n<p>Sanad-guurada 43aad ee maalinta Tarehe Sita ayaa loo dabaal-degey iyada oo uu hal-ku-dheggeedu ahaa, \u201cU-dabaal-degidda Halganka Dadku u soo galeen helidda Nabad iyo Amni looga danleeyahay is-beddel bulsho-dhaqaale.\u201d<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud. Okiding, ayaa ka-qaybgaley hawshii nadaafadeed ee laga fuliyey agagaarka suuqa Marina ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka soo qaybgaley saraakiil sare oo uu ka mid ahaa Taliye-ku-xigeenka ciidamada ka socda Uganda ee ka tirsan ATMIS.<\/p>\n<p>Taliye, Korneyl. Friffins Kantinti, oo ah Sarkaalka ugu Sarreeya ee Maamulka, Korneyl Emmanuel Ewana iyo Taliyaha Unugga Ilaalada Qaramada MIdoobey ee UN Guard Unit (UNGU), Gaashaanle Dhexe \u00a0Peter Omeja.<\/p>\n<p>\u201cSanad kasta dabaal-deg ayaan u sameynaa maalintan, iyada oo ah u-mahadcelin iyo abaalgud aan u sameyneyno dadka iyo annaga oo xusuusaneyna dadka. Ciidamada UPDF waa ciidankii dadka, waa taas sababta aan u bixineyno adeeg caafimaad oo gaar ah oo lacag la\u2019aanna ah sida aan maantaba sameyneyno, si aan wax uga qabanno baahiyaha xooggan ee dadka,\u201d ayaa uu yiri Korneyl Kantinti, oo wakiil ka ahaa Sarreeya Guud Okiding.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegey in u-dabaa-degidda maalinta \u2018Tarehe Sita\u2019 ay ahayd qaab dadka reer Soomaaliya loogaga mahadcelinayo taageeradii ay ciidamada nabad-ilaalinta ATMIS ee reer Uganda ay ku siiyeen la-dagaallanka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Labada maalmood ee adeegyadaasi caafimaadka la bixinayey, ayaa bukaannada waxaa la siiyey daaweyn takhasusi ah oo lacag la\u2019aan ah, taas oo ay ka mid ahaayeen baaritaanka aragga indhaha, daaweynta ilkaha, iyo daaweynta cudurro guud oo kale.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bixinta adeegyada caafimaadka ee gaarka ah bilowney shaley, 5<sup>tii<\/sup> bisha waxaana aan qaabilney in ka badan 250 bukaan oo yimid iyaga oo qaba xaalado caafimaad oo kala duwan, waxaana rajeyneynaa in dad intaa ka badan ay imaan doonaan. Waxaan bulshada ku dhiirrigelineynaa in ay ka-faa\u2019iideystaan adeegyada caafimaad ee lacag la\u2019aanta ah\u201d ayaa uu yiri Dhamme Dr Ojok, Sarkaalka Madaxda ka ah Isbitaalka goobta ee heerka 2<sup>aad<\/sup> ee ATMIS ku leedahay Muqdisho.<\/p>\n<p>Khadra Cabdullaahi, ayaa ka mid ahayd dadka deggan degmada Xamar Jajab, oo daaweyn u soo doontey muddadii ay adeeg-bixinta caafimaadka ee lacag la\u2019aanta ah ee dadka goobtooda loogu geeyey ay socotey.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan go\u2019aansadey in aan ka faa\u2019iideysto adeegyada caafimaad oo aan daaweyn u soo doonto caabuq i hayey iyo laab-jeex joogto ah oo aan la silicsanaa muddo aad u dheer. Dhakhaatiirta reer Uganda ayaa daawo ii qorey, aad baanna uga mahadcelinayaa gacanqabashadooda,\u201d ayaa ay tiri Khadra.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 6 Febraayo 2024 \u2013\u00a0Askarta Ciidamada Difaaca Dadka ee Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) ee la shaqeeya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta fuliyey hawlo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4867,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 6 Febraayo 2024 \u2013\u00a0Askarta Ciidamada Difaaca Dadka ee Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) ee la shaqeeya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta fuliyey hawlo&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-06T17:33:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-18T07:21:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019\",\"datePublished\":\"2024-02-06T17:33:13+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-18T07:21:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\"},\"wordCount\":1443,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\",\"name\":\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-02-06T17:33:13+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-18T07:21:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 6 Febraayo 2024 \u2013\u00a0Askarta Ciidamada Difaaca Dadka ee Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) ee la shaqeeya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta fuliyey hawlo&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-02-06T17:33:13+00:00","article_modified_time":"2024-02-18T07:21:33+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019","datePublished":"2024-02-06T17:33:13+00:00","dateModified":"2024-02-18T07:21:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/"},"wordCount":1443,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/","name":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg","datePublished":"2024-02-06T17:33:13+00:00","dateModified":"2024-02-18T07:21:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/53512820690_733684a629_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-peacekeeping-troops-in-somalia-mark-tarehe-sita-day\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"CIIDAMADA NABAD-ILAALINTA EE UGANDA EE JOOGA SOOMAALIYA OO XUSAY MAALINTA \u2018TAREHE SITA\u2019"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4866"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4889,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4866\/revisions\/4889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}