{"id":4850,"date":"2024-02-02T21:02:30","date_gmt":"2024-02-02T18:02:30","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4850"},"modified":"2024-06-18T21:12:45","modified_gmt":"2024-06-18T18:12:45","slug":"atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/","title":{"rendered":"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 2 Febraayo 2024\u00a0<\/strong>\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero dhinaca saadka ah ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya (UNSOS),\u00a0 ayaa soo gebogebeeyey Wejigii Labaad ee dhimista ciidamada, taas oo la halmaashey in tirada ciidamada laga dhimo 3000 askari. ATMIS ayaa toddoba Saldhigyada Furimaha Hore\/<em>Forward Operating Bases <\/em>(FOBs) ku wareejisey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya (DFS) waxaana at xirtey laba kale.<\/p>\n<p>Saldhigyada Furimaha Hore ee la wareejiyey waxaa ka mid ah Madaxtooyada iyo Baarlamaanka oo ay wareejiyeen Ciidanka Difaaca Dadka ee Uganda ee ka tirsan ATMIS ee Sektarka Koowaad; Biyo Cadde, Raaga Ceele, iyo Qorillow oo ay wareejiyeen Ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee ATMIS ee Sektarka Shanaad; Buula Xaaji oo ay wareejiyeen Ciidanka Difaaca Kenya ee ATMIS ee Sektarka Labaad; iyo Garoonkii Hore ee Diyaaradaha oo ay wareejiyeen Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya ee ATMIS ee Sektarka Lixaad. Saldhigyada Furimaha Hore ee Sarille iyo Garoonkii Diyaaradaha ee Hore ee Kismaayo, ayaa la xirey \u2013 labada saldhig waxaa kala hayey Ciidamada Difaaca Kenya ee ATMIS ee Sektarrada Lixaad iyo Labaad sida ay u soo kala horreeyaan.<\/p>\n<p>Xaflad rasmi ah oo lagu qabtey Muqdisho, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa\u00a0 ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef, iyo La-taliyaha Amniga Qaranka, Xuseen Sheekh Cali, ay ku saxiixeen Heshiiska Wareejinta Amniga Dhulka\/<em>The Land Release Title Agreement. <\/em>Heshiiskan ayaa calaamad u ah in si rasmi ah ay gacan-ku-haynta uga wareegtey ATMIS oo ugu wareejtey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaalka Mas\u2019uuliyadda Sii Haya ee Madaxda ka ah UNSOS, Qurat-ul-Ain Sadozai, ayaa Shahaaddada Ku-deeqidda qalabka ay QM leedahay ee yaalla Saldhigyada Furahama Hore u saxiixdey in lagu wareejiyo DFS. UNSOS ayaa ku deeqeysa Dab-dhaliyeyaal, soollarrada tamarta qorraxda qabta, iyo qalabka lagu sifeeyo biyaha iyada oo wareejinaysa Saldhigyada Furimaha Hore iyaga oo xaaladdoodu wanaagsan tahay oo shaqeynaya. Intaa waxaa dheer, UNSOS waxaa ay sidoo kale ballanqaaddey in ay tababar dhinaca farsamada ah ay siineyso Ciidamada Amniga Soomaaliya ee ay dowladdu u soo xusho, si loo hubiyo in qalabkaas si joogto ah uu shaqeeyo loona dayactiro.<\/p>\n<p>Agaasimaha Komishanka Midowga Afrika ee Maareynta Colaadda ee Waaxda Arrimaha Siyaasadda, Nabadda, iyo Amniga, Dr. Alhadji Sarjoh Bah, ayaa qirey dadaalka mugga weyn ee ay Soomaaliya ku bixisey xoojinta amnigeeda. Waxaa uu ciidamada amniga Soomaaliyeed ku amaaney geesinimadooda iyo sida ay uga go\u2019an tahay la-dagaallanka Al-Shabaab, iyaga oo islamarkaana aqoonsanaya mas\u2019uuliyadahooda aasaasiga ah ee ka saaran horumarka dalka.<\/p>\n<p>Waxaa uu mar kale xaqiijineyey in Midowga Afrika aanu ka leex-leexan doonin ballanqaadkiisa ku aaddan geeddi-socodka Kala-guurka ee Soomaaliya, isaga oo carrabka ku adkeeyey in Midowga Afrika uu diyaar u yahay taageeridda dadaallada lagu xaqiijinayo nabad waarta, amni, iyo xasilooni.<\/p>\n<p>La-taliyaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali, ayaa Midowga Afrika, Qaramada Midoobey iyo bah-wadaagta caalamiga ah uga mahad-celiyey sida ay wax walba ugu hurayaan iyo sida ay uga go\u2019an tahay xaqiijinta nabadda iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Midowga Africa uga mahadcelinaynaa wax walba oo ay u hureen Soomaaliya. Beesha iyo bah-wadaagta caalamkana, waxaan idiinka mahad-celineynaa garabka aad nagu siiseen dagaalka aan ugu jirno xaqiijinta bedqabka iyo amniga dalkeenna. Waxaan rabaa in aan dadweynaha u xaqiijiyo dhimista ciidamadu ay xaqiiqo tahay, iyo in ay dhacayso. ATMIS meesha wey ka baxaysaa waxaana ku sii soconnaa mustaqbal ay Soomaaliya isaga filnaaneyso xaqiijinta bedqabkeedaa iyo amnigeeda, iyada oo aaney ATMIS meesha ku jirin,\u201d ayaa uu yiri La-taliyaha Amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Sarkaalka Mas\u2019uuliyadda Sii Haya ee Madaxda ka ah UNSOS, Qurat-Ul-Ain Sadozai, ayaa mar kale xaqiijisey ballanqaadka UNSOS ee ah in ay taageerto ATMIS iyo DFS inta guud ahaan lagu jiro geeddi-socodka kala-guurka. Waxaa ay si gaar ah u xustey sidii guusha lahayd ee Saldhigyada Furimaha Hore loo wareejiyey waxaana ay amaantey iskaashiga ka dhexeeya ATMIS, DFS iyo UNSOS iyada oo islamrkaana ballanqaaddey in ay sii socon doonaan taageerada iyo iskaashiga.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga UNSOS ahaan, ballanqaadkeenna ah in aan taageerno ATMIS iyo DFS-ba weli waa sidiisii. Waxaan diyaar u nahay in aan taageerno Wejiga Saddexaad ee dhimista ciidamada iyo inaan siinno taageerada dhinaca adeegga\/saadka ah ee loo baahan yahay,\u201d ayaa ay tiri Sarkaalka mas\u2019uuuliyadda sii haya ee Madaxda ka UNSOS.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeya Guud Sam Okiding, ayaa amaaney wada-shaqeynta cajiibka ah ee uu muujiyey Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Dhimista Ciidamada \u2013 ATMIS, DFS iyo UNSOS isaga oo ku amaaney in ay si guul leh u dhammeystireen Wejiga Koowaad iyo kan Labaadba.<\/p>\n<p>\u201cDadaalkeenna wadajirka ah ayaa muhiim u ahaa dhimista ciidamo wadartooda gaareyso 5000 Wejiga Koowaad iyo kan Labaadba. Waxaan dhowaan bilaabi doonnaa u-diyaar-garoobidda wejiga kan xiga, oo ah Wejiga Saddexaad, si aan tirada ciidamadeenna uga dhinno 4000 askari wixii loo gaaro bisha Juunyo. Waxaan ku kalsoonahay in ay guusheenni sii socon doonto taas oo ku saleysan habkeenna ku dhisan midnimada iyo isku-duubnimada. Waxaan qabnaa, in aan la qaadan karin guul-darro,\u201d ayaa uu Sarreeye Guud Okiding carrabka ku adkeeyey.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 2 Febraayo 2024\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero dhinaca saadka ah ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya (UNSOS),\u00a0 ayaa soo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4851,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4850","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 2 Febraayo 2024\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero dhinaca saadka ah ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya (UNSOS),\u00a0 ayaa soo&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-02T18:02:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-18T18:12:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1279\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY\",\"datePublished\":\"2024-02-02T18:02:30+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-18T18:12:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\"},\"wordCount\":2377,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\",\"name\":\"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg\",\"datePublished\":\"2024-02-02T18:02:30+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-18T18:12:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1279},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS completes phase Two drawdown \u2013 Seven Military Bases transferred to the Government of Somalia; two others closed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 2 Febraayo 2024\u00a0\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo taageero dhinaca saadka ah ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobey ee Kaalmada ee Soomaaliya (UNSOS),\u00a0 ayaa soo&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-02-02T18:02:30+00:00","article_modified_time":"2024-06-18T18:12:45+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1279,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY","datePublished":"2024-02-02T18:02:30+00:00","dateModified":"2024-06-18T18:12:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/"},"wordCount":2377,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/","name":"ATMIS OO SOO GEBOGEBEYSEY WEJIGII LABAAD EE DHIMISTA CIIDAMADA \u2013 TODDOBA SALDHIG MILETERI AYAA LAGU WAREEJIYEY DOWLADDA SOOMAALIYA; LABA KALENA WAA LA SOO XIREY - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg","datePublished":"2024-02-02T18:02:30+00:00","dateModified":"2024-06-18T18:12:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Outlook-3dbmhtdr.jpg","width":1920,"height":1279},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-completes-phase-two-drawdown-seven-military-bases-transferred-to-the-government-of-somalia-two-others-closed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS completes phase Two drawdown \u2013 Seven Military Bases transferred to the Government of Somalia; two others closed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4850"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5368,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4850\/revisions\/5368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}