{"id":4814,"date":"2024-01-26T14:55:25","date_gmt":"2024-01-26T11:55:25","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4814"},"modified":"2024-01-27T22:52:52","modified_gmt":"2024-01-27T19:52:52","slug":"atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 26 Jannaayo 2024<\/strong> \u2013 Afartan iyo shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa looga mahad celiyey doorkooda muuqda ee ay ka qaateen dhisida nabadda iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiishan oo dhameystay muddo 18 bilood ah oo ay ku guda jireen howlahooda shaqo ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa laguddoonsiiyay billado iyo shahaado sharafyo ay Midowga Afrika ku maamuuseen, waxaana gudoonsiiyey ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada ATMIS, Sar. G. Sam Okiding, taliye ku xigeenka dhanka saadka iyo qorshayaasha Sar.G. Peter Kimani Muteti iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada ayaa ka qeyb galay munaasabada oo ka dhacday xarunta sare ee ATMIS ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;hawlaha aad qabateen intii aad la shaqayneyseen ATMIS waxay ahaayeen kuwo Muhiim ah oo horumarinayo ujeedooyinkayaga. Waxaad door muhiim ah ka ciyaartay in si guul leh loo soo dhameeyo dhimista 5000 oo askari oo ATMIS ah oo lakala fuliyey wajiga koowaad iyo kii labaad,\u201d ayuu yiri Danjire Souef oo hadal ujeediyay saraakiisha.<\/p>\n<p>Waxa uu u mahad celiyay saraakiishii Shaqada ka tagaysey sida ay u muujiyeen aqoontooda. Kartidooda, iyo sida\u00a0 hagar la\u2019aanta ah oo ay ooga soobaxeen doorarkooda kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad sidoo kale la-talin iyo taageero muhiim ah siiseen Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, waxaadna ka qeyb qaadateen guulaha ay ka gaareen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxaan aad ugu mahadcelineynaa kaalintiina nabadda iyo amniga Soomaaliya,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Sar. G Okiding ayaa kula dardaarmay saraakiisha Shaqada ka dhamaatey inay sii wadaan taageerada howlgalka xitaa marka ay dib ugu laabtaan dalalkooda ayna ka faa\u2019ideystaan khibradaha ay ka heleen Soomaaliya si ay u kobciyaan nabadda iyo amniga caalamka.<\/p>\n<p>\u201cHadda oo aad dalalkiina hooyo aadeysaan, waxaan idinku boorinayaa inaad hawlgalka unoqotaan safiiro wanagsan. Xiriirka aad halkan ku sameysateen yuusan noqon mid luma ee aan isku xidhnaano,\u201d ayuu u sheegay saraakiisha ka hoos shaqaynaysay ee joogtey xarunta sare ee hawlgalka ciidanka ATMIS.<\/p>\n<p>Saraakiishan Sarsare ayaa ka kala socda dalalka Benin, Djibouti, Ethiopia, Ghana, Kenya, Nigeria, Sierra Leone, Uganda, Zambia, iyo Zimbabwe.<\/p>\n<p>&#8220;Saraakiishan aad ayaa loogu mahadceliyey sababtoo ah kartidooda-xirfadeysan iyo xirfad-yaqaannimadooda, waxay u guteen waajibaadkooda iyagoo si weyn ugu heellan guusha howlgalka,&#8221; ayuu yiri Sar. G. Kindu Gezu, oo ah madaxa ciidamada ee ATMIS.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada ATMIS talooyin iyo khibrado siiyey Taliyaha Ciidanka ATMIS talooyinkaa oo ku saleysnaa Takhasusaadkooda kala duwan sida sirdoonka, saadka, qorshaynta, hawlgallada, iyo isku dubaridka ku wajahan fulinta waajibaadka howlgalka.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 26 Jannaayo 2024 \u2013 Afartan iyo shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa looga mahad celiyey doorkooda muuqda ee ay&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4815,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 26 Jannaayo 2024 \u2013 Afartan iyo shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa looga mahad celiyey doorkooda muuqda ee ay&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-26T11:55:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-01-27T19:52:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2024-01-26T11:55:25+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-27T19:52:52+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\"},\"wordCount\":803,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\",\"name\":\"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg\",\"datePublished\":\"2024-01-26T11:55:25+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-27T19:52:52+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS military staff officers recognized for their contribution to peace and security in Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 26 Jannaayo 2024 \u2013 Afartan iyo shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa looga mahad celiyey doorkooda muuqda ee ay&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-01-26T11:55:25+00:00","article_modified_time":"2024-01-27T19:52:52+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya","datePublished":"2024-01-26T11:55:25+00:00","dateModified":"2024-01-27T19:52:52+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/"},"wordCount":803,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/","name":"Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg","datePublished":"2024-01-26T11:55:25+00:00","dateModified":"2024-01-27T19:52:52+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Outlook-uuzyp2nd.jpg","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-military-staff-officers-recognized-for-their-contribution-to-peace-and-security-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS military staff officers recognized for their contribution to peace and security in Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4814"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4819,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4814\/revisions\/4819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}