{"id":4756,"date":"2024-01-06T20:59:24","date_gmt":"2024-01-06T17:59:24","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4756"},"modified":"2024-01-10T09:38:13","modified_gmt":"2024-01-10T06:38:13","slug":"atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/","title":{"rendered":"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA"},"content":{"rendered":"<div>\n<p><b><span lang=\"EN-US\">Dhoobley, 6 Jannaayo 2024 \u2013\u00a0<\/span><\/b><span lang=\"EN-US\">Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa barnaamij hagid ah oo la xiriira istiraatiijiyadaha ka-hortagga dembiyada u bilaabey saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee jooga Dhoobley.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Barnaamijka, oo ay hormuud u yihiin Shakhsiyaadka Saraakiisha Booliska ah ee ka tirsan ATMIS iyo hawl-wadeenno ka socda Unugga Dib-u-habeynta, Dib-u-qaabeynta iyo Kobcinta \/ <i>Reform, Restructuring and Development Unit <\/i>(RRD), ayaa looga danleeyahay in kor loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha saraakiisha ee dhinaca wax-ka-qabashada iyo ka-hortagga dembiyada cunfiga ku dhisan iyaga oo islamarkaana joogteynaya sharciga iyo kala-dambeynta ee bulshada dhexdeeda.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">\u201cHawsheenna ugu muhiimsan waa in aan hagno sarakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Waxaan barnaamijkan u fulineynaa si aan u xoojinno aqoontooda dhinaca ka-hortagga dembiyada ka horta inta aan bisha Disembar 2024 la soo gebogebeyn Hawlgalka,\u201d ayaa uu yiri Hoggaamiyaha Kooxda Booliska ATMIS ee Goobta ee ku sugan Dhoobley, Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Booliska \/ <i>Assistant Superintendent of Police <\/i>(ASP) French Sylvester.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Waxaa uu carrabka ku adkeeyey in hawshan oo saraakiishan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka tirsan lagu xoojinayo xirfado la xiriira sharciga iyo kala-dambeynta iyo ka-hortagga dembiyada ay ahaan doonto mid ka mid ah hawlaha ugu waaweyn ee Shakhsiyaadka Sarakiisha Booliska ah ee ka tirsan ATMIS qabanayaan sanadkan ka hor inta aanu Hawlgalku dhammaan.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">\u201cWaxaan rabnaa in la baro xirfadda iyo aqoonta ay u baahan yihiin si ay u si xirfadeysan ugu qabtaan hawlaha booliska marka ay ATMIS baxdo,\u201d ayaa uu hadalkiisa ku darey.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Taliyaha Saldhigga Booliska ee Dhoobley, Gaashaanle Dhexe Maxamed Cabdi Cumar, ayaa ATMIS uga mahadceliyey fulinta barnaamijkan hagidda ah.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Waxaa uu qirey doorka muhiimka ah ee barmaamijku ku leeyahay kor-u-qaadista xirfadlenimada iyo dhisidda kartida Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee jooga gobolka.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">\u201cBarnaamijka hagidda ah waa fikrad wanaagsan, maaddaama uu wax ku biirinayo qorshaha Ciidamada Amniga Soomaaliyeed ee la wareegaya amniga dalka ka dib marka ay ATMIS baxdo,\u201d ayaa uu sheegey Gaashaanle Dhexe Maxamed.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Mowduucyadii la bartey intii ay socdeen casharada hagidda ah waxaa ka mid ahaa ilaaleynta xaafadaha , adeegsiga Kaamaradaha Ilaaleynta ee CCTV iyo Ilaaleynta, roondooyin ay bulshadu sameyso iyo hawlgallada ugu wanaagsan iyo mowduucyo kale.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Casharro tababar oo kuwan la mid ah ayaa lagu qaban doonaa goobo kale oo kooxda ay joogto taas oo qayb ka ah dadaallo socda oo uu wadaan Booliska qaybta ka ah ATMIS si kor loogu qaado adeegg ay bixinayaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Inta uu casharku socdey, ayaa Shakhsiyaadka Saraakiisha Booliska ah waxaa ay kormeer ballaaran ku sameeyeen Saldhigga Booliska Dhoobley, iyaga oo diiwaangeliyey hawlgallada maalinlaha ah oo hubinayey in la raaco borotokoollada sugan ee soo-jireenka ah. Habkan ayaa hadafkiisu yahay dhiirrigelinta in hab-dhaqannada ugu wanaagsan ay adeegsadaan saraakiisha booliska ee degaanka.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p><span lang=\"EN-US\">Hawsha Booliska ATMIS waxaa ka mid ah in ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku taageerto tababar takhasusi ah, talo-siin iyo hagid iyo sidoo kale bixinta taageero dhinaca hawlgalka ah sida roondo ay wada sameeyaan iyo ilaalinta dhismayaasha muhiimka ah.<\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhoobley, 6 Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa barnaamij hagid ah oo la xiriira istiraatiijiyadaha ka-hortagga dembiyada u bilaabey saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4757,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4756","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhoobley, 6 Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa barnaamij hagid ah oo la xiriira istiraatiijiyadaha ka-hortagga dembiyada u bilaabey saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-06T17:59:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-01-10T06:38:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA\",\"datePublished\":\"2024-01-06T17:59:24+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:38:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\"},\"wordCount\":1381,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\",\"name\":\"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-01-06T17:59:24+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:38:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhoobley, 6 Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa barnaamij hagid ah oo la xiriira istiraatiijiyadaha ka-hortagga dembiyada u bilaabey saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-01-06T17:59:24+00:00","article_modified_time":"2024-01-10T06:38:13+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA","datePublished":"2024-01-06T17:59:24+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:38:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/"},"wordCount":1381,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/","name":"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg","datePublished":"2024-01-06T17:59:24+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:38:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53442860722_56f9921970_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-mentor-spf-officers-on-crime-prevention\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BOOLISKA ATMIS OO SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED KU HAGEY KA-HORTAGGA DEMBIYADA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4756"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4779,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4756\/revisions\/4779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}