{"id":4752,"date":"2024-01-06T20:27:38","date_gmt":"2024-01-06T17:27:38","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4752"},"modified":"2024-01-10T09:40:12","modified_gmt":"2024-01-10T06:40:12","slug":"atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/","title":{"rendered":"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Beledweyne, 6-da Jannaayo 2024 \u2013<\/strong>\u00a0Iyada oo qayb ka ah dadaallada socda ee gargaarka bini&#8217;aadantinimo,\u00a0Howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Khamiistii deeq raashin gargaar ah gaarsiiyay qoysas ku nool magaalada Buulo-barde ee ka tirsan gobollada dhexe ee Soomaaliya, kuwaas oo ay saameeyeen fatahaadaha uu dhowaan El Nino-ga sababay.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Deeqdan oo ka koobneyd agabka lagama maarmaanka u ah sida Sonkor, Bariis, Bur iyo Saliid iyo kuwo kale ayaa waxaa soo gaarsiiyey ciidamada qalabka sida ee Jabuuti ee ATMIS ka tirsan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Dhamme Saciid Waaberi Haruur, oo ah Taliyaha Qaybta Afaraad ee hormuudka ka ahaa qaybinta deeqdan raashinka ah, ayaa ku bogaadiyay ciidammada qalabka sida ee Jabuuti sida ay uga go\u2019an tahay taakulaynta qoysaska ay dhibaatadu saamaysay ee bulshada ka tirsan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cWaxaan ku amaanayaa ciidamada Jabuuti sida naf hurnimada iyo naxariista leh ee ay qayb ka mid ah raashinkooda ula qeybsadeen shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay fatahaadaha webiga Shabeelle,\u201d ayuu yiri Dhamme Saciid.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wuxuu kaloo carrabka ku adkeeyay in deeqdan ay wax ka tari doonto yareynta saameynta xun ee fatahaadaha oo ay ugu badan tahay sugnaan la&#8217;aanta cuntada. Deegaanno muhiim ah oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn xun ku yeeshay fatahaadaha webiga Shabeelle, iyadoo ay adkaatay in la gaarsiiyo waxyaabaha daruuriga ah sida cunnada iyo dawooyinka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Xasan Maxamed Cabdi oo ah Guddoomiyaha Degmada Buulobarde, oo guddoomay deeqdan isagoo ka wakiil ah maamulka degmada ayaa ku bogaadiyay ciidamada Jabuuti sida wanaagsan ee ay ugu gurmadeen dadka ay fatahaaduhu saameeyeen.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cKa sokow in ay gacan ka geystaan ilaalinta nabadda iyo xasilloonida gobolka, ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah ciidanka ATMIS waxay qaateen go\u2019aan muddan in la bogaadiyo oo ah in ay wixii ay haystaan la wadaagaan dadka ay fatahaaduhu saameeyeen,\u201d ayuu yiri Xasan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Gargaarkan ayaa waxaa loogu deeqay shaqsiyaadka ay sida weyn u saameysay fatahaadaha El Nino oo isugu jiray qoysas danyar ah, dad waayeel ah iyo shaqsiyaad baahiyo gaar ah qaba.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Qaybinta deeqdan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Eleyeh Cabdi Cumar, Taliyaha Saldhigga Furiimaha Hore (FOB) ee Degmada Buulo-barde; Xasan Hero, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Hiiraan iyo xubno ka socda bulshada degaanka.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyne, 6-da Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Iyada oo qayb ka ah dadaallada socda ee gargaarka bini&#8217;aadantinimo,\u00a0Howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Khamiistii deeq raashin gargaar ah gaarsiiyay qoysas&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4753,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beledweyne, 6-da Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Iyada oo qayb ka ah dadaallada socda ee gargaarka bini&#8217;aadantinimo,\u00a0Howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Khamiistii deeq raashin gargaar ah gaarsiiyay qoysas&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-06T17:27:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-01-10T06:40:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE\",\"datePublished\":\"2024-01-06T17:27:38+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:40:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\"},\"wordCount\":1091,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\",\"name\":\"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-01-06T17:27:38+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:40:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Beledweyne, 6-da Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Iyada oo qayb ka ah dadaallada socda ee gargaarka bini&#8217;aadantinimo,\u00a0Howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Khamiistii deeq raashin gargaar ah gaarsiiyay qoysas&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-01-06T17:27:38+00:00","article_modified_time":"2024-01-10T06:40:12+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE","datePublished":"2024-01-06T17:27:38+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:40:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/"},"wordCount":1091,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/","name":"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg","datePublished":"2024-01-06T17:27:38+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:40:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53444024335_0ceed3b5e8_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-aid-to-flood-stricken-households-in-bulobarde\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO CAAWIMO SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU DHIBAATEEYEEN OO KU NOOL MAGAALADA BUULO-BARDE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4752"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4780,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4752\/revisions\/4780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}