{"id":4749,"date":"2024-01-05T11:37:45","date_gmt":"2024-01-05T08:37:45","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4749"},"modified":"2024-01-10T09:35:05","modified_gmt":"2024-01-10T06:35:05","slug":"atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/","title":{"rendered":"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR"},"content":{"rendered":"<div>\n<p class=\"p1\"><b><span lang=\"EN-US\">Jowhar, 4 Jannaayo 2024 \u2013\u00a0<\/span><\/b><span lang=\"EN-US\">Isaaq Axmed Xuseen oo ah kabtanka Kooxda Kubadda Cagta ee Barakacayaasha ee Towfiiq ayaa rajo wanaagsan ka lahaa tartanka ciyaarta kubadda cagta ay kula tartamayeen ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ee ku sugan magaaldaa Jowhar ee caasimadda u ah Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. <\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Ciyaar kubadda cagta ahayd oo shan sano ka hor dhexmartey labada kooxood ayaa ku dhammaatey barbardhac aan cidina gool dhalin.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Markanna, inkasta oo weerarro aan kala joogsi lahayn kooxiba ay ku qaadeysey goolka kooxda kale taas oo xiiso hor leh sii gelisey taageerayaasha labada kooxood, haddana 90-kii daqiiqo ee ciyaartu socotey markanna waxay ku dhamaatey barbardhac aan wax gool ah la iska dhalin.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Inkasta oo aan wax gool ah la kala dhalin haddana Xuseen waxaa uu muujiyey in uu ku faraxsan yahay natiijada ciyaarta.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cWaxaan dhowr jeer ciyaar saaxiibnimo ah la yeelaney ciidamada BNDF, waxaana ku faraxsanahay in aan ka qaybgalno waxqabadyo kuwaa la mid ah si loo sii wanaajiyo iskaashiga ka dhexeeya rayidka iyo mileteriga,\u201d ayaa uu yiri Xuseen.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Waxaa uu amaaney khadadka difaaca ee xooggan ee labada kooxood, taas oo adkeysey in ay weeraryahannadu ay kubadda taabsiiyaan shabaqa, taas oo laga yaabo in uu ugu qiilsameynayey natiijidii is-barbardhaca ah ee caddaaladda ku dhisneyd.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Guddoomiye-ku-xigeenka Xerada Barakacayaasha ee Towfiiq, Cabdiqaadir Aadan Xaaji, ahaana maareeyaha kooxda ayaa sidoo kale ku raacay dareenka uu muujiyey kabtanka oo ciyaartoyda ku amaanney xirfadahooda cajiibka ah iyo ciyaarahannimada ay muujiyeen intii ay ciyaartu socotey.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cSanadkii 2018, kulan kan la mid ah ayaan yeelaney waxaana uu ku dhammaadey barbar-dhac. Maanta, labada kooxoodba waa ay dadaaleen haddana mar kale barbar-dhac ayaa ay ku dhammaatey. Waxaan ku faraxsanahay in aan wadaagney\u00a0 soo-dhoweyntan annaga oo u dabaaldegeyna sanadka cusub ee 2024,\u201d ayaa uu yiri Cabdiqaadir.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Gaashaanle Michael Ndikuriyo, oo ah sarkaalka Ku-xigeenka u ah Iskaashiga Madaniga-Mileteriga ee ATMIS <i>Deputy Civil-Military Cooperation<\/i> (CIMIC) ee Sektarka Shanaad, ayaa labada kooxoodba ku amaaney ka-soo-qaybgalka tartanka, isaga oo carrabka ku adkeeyey in tani ay ka-qaybqaadaneyso sii-wanaajinta xiriirka u dhexeeeya ciidamada Midowga Afrika iyo bulshooyinka degaanka.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cSida aad ogsoon tihiinba, ujeeddadeenu waa in aan khafiifinno silica haysta dadka inta ay socoto colaad ama ka dib marka ay dhammaato. Si aan taas u gaarno, waa in aan abuurnaa oo aan joogteynaa xiriirro wanaagsan oo dhex mara bulshada iyo ATMIS,\u201d ayaa uu yiri Gaashaanle Ndikuriyo.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Waxaa uu intaas ku darey in ciyaarta looga danlahaa in lagu adkeeyo xiriirka shaqo ee wanaagsan ee u dhexeeya mileteriga iyo bulshada inta ay hawlgalladooda maalmeed ee mileteri ka wadaan gobolka Shabeellaha Dhexe.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Sida ay sheegeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Qaranka ee Burundi, ujeeddada tartanku waxaa uu ahaa in la kobciyo xiriir xooggan oo dhex mara ciidamada ATMIS iyo bulshada degaanka, iyada oo isla waqtigaasna la dhiirrigelinayo isboortiga oo ah aalad loo adeegsado xallinta colaadda.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Dhacdada ayaa lala beegsadey barakacayasha deggan Xerada Towfiiq, ee guryahoodii asalka ahaa ay ka soo barakaciyeen fatahaadihii ka dhashay <i>El Nino<\/i>.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Isboortigu waxaa uu door muhiim ah ka yahay hawlgallada nabad-ilaalinta isaga oo aan keliya kobcineynin mowhibada oo aan keliya dhiirrigelineynin anshaxa ee sidoo xoojinayo xiriirro wanaagsan oo dhex mara ciidamada bulshada.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Tartanka oo ay ka soo qaybgaleen saraakiil kala duwan oo ka socdey ATMIS ayaa muujiyey ciyaar adag oo dhex martey Xerada Barakayaasha Towfiiq iyo ciidamada BNDF.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, 4 Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Isaaq Axmed Xuseen oo ah kabtanka Kooxda Kubadda Cagta ee Barakacayaasha ee Towfiiq ayaa rajo wanaagsan ka lahaa tartanka ciyaarta kubadda cagta ay kula tartamayeen ciidamada&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4747,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Jowhar, 4 January 2024 \u2013\u00a0Issak Ahmed Hussein the captain of Towfik Internally Displaced Persons Football Team was looking forward to the football match against African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) soldiers stationed in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jowhar, 4 January 2024 \u2013\u00a0Issak Ahmed Hussein the captain of Towfik Internally Displaced Persons Football Team was looking forward to the football match against African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) soldiers stationed in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-05T08:37:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-01-10T06:35:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR\",\"datePublished\":\"2024-01-05T08:37:45+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:35:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\"},\"wordCount\":1612,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\",\"name\":\"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2024-01-05T08:37:45+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:35:05+00:00\",\"description\":\"Jowhar, 4 January 2024 \u2013\u00a0Issak Ahmed Hussein the captain of Towfik Internally Displaced Persons Football Team was looking forward to the football match against African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) soldiers stationed in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Jowhar, 4 January 2024 \u2013\u00a0Issak Ahmed Hussein the captain of Towfik Internally Displaced Persons Football Team was looking forward to the football match against African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) soldiers stationed in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jowhar, 4 January 2024 \u2013\u00a0Issak Ahmed Hussein the captain of Towfik Internally Displaced Persons Football Team was looking forward to the football match against African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) soldiers stationed in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-01-05T08:37:45+00:00","article_modified_time":"2024-01-10T06:35:05+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR","datePublished":"2024-01-05T08:37:45+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:35:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/"},"wordCount":1612,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/","name":"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg","datePublished":"2024-01-05T08:37:45+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:35:05+00:00","description":"Jowhar, 4 January 2024 \u2013\u00a0Issak Ahmed Hussein the captain of Towfik Internally Displaced Persons Football Team was looking forward to the football match against African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) soldiers stationed in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53432693422_2a2ea8d04c_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hosts-football-match-for-idps-in-jowhar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO MARTIGELISAY TARTAN CIYAAR KUBADDA CAGTA AH OO KA DHACAY JOWHAR"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4749"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4778,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4749\/revisions\/4778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}