{"id":4740,"date":"2024-01-03T18:53:27","date_gmt":"2024-01-03T15:53:27","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4740"},"modified":"2024-01-10T09:43:00","modified_gmt":"2024-01-10T06:43:00","slug":"atmis-trains-somali-police-on-community-policing","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/","title":{"rendered":"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA"},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><strong>Muqdisho, 3-da Jannaayo 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (SPF) ayaa maalintii Talaadada ahayd ku guulaystay dhammeysashada tababbar ku saabsan sida loola dagaalamo xaqjiriinta hubeysan iyo falalka argagixisanimo ee bulshada dhexdeeda ah.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Koorsada Tababbarka Tababbarayaasha wuxuu qayb ka yahay dadaal taxane ah oo ay soo abaabushay Qaybta Booliska ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) si kor loogu qaado aqoonta, xirfadaha, iyo sii wanaajinta dabeecadda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ku saabsan hawlaha booliska.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cWaxaan doonayaa in aad xirfadahan u adeegsataan halbeeg ahaan markaad la dagaalameysaan maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo dembiilayaasha kale sababta oo ah hawlaha booliska waxay ku saabsan yihiin ka mid ahaansho, isku-duubnaan, iyo ka wada-shaqeynta la dagaalanka dembiyada,\u201d ayaa uu ka sheegay Taliyaha Ciidanka Booliska ATMIS, Hillary Sao Kanu xiritaanka tababbarka lagu qabtey Akaademiyada Ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Taliye Kanu ayaa mar kale u xaqiijiyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ballanqaadka ATMIS ay ku taageerayso sii wanaajinta awoodaha booliska si loogu suurageliyo in ay la wareegaan mas&#8217;uuliyadaha amniga ka hor inta Hawlgalka Midowga Afrika uusan ka bixin Soomaaliya bisha Disembar ee sannadkan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Cusmaan Cabdulaahi Maxamed, ayaa ATMIS ku ammaanay taageeradeeda ee xoojinta awoodaha ciidanka booliska.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wuxuu sheegay in tababbarka uu wax ku biirrin doonno hufnaanta adeegyada hawlaha booliska.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cTababbarka wuxuu gacan ka geysan doonnaa sii wanaajinta hufnaanta adeegyada booliska ee bulshada dhexdeeda iyo xoojinta iskaashiga u dhaxeeya booliska iyo bulshada,\u201d ayuu yiri Taliye Ku-xigeenka Booliska.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Isuduwaha Horumarinta iyo Tababbarka Booliska ATMIS Samuel Asiedu Okanta ayaa waxa uu iftiimiyay muhiimada ay leedahay hawlaha booliska ee dhammeystirka habab dhaqameedka sida hawlaha roondaynta iyo ilaalada ee ka hortagga dambiyada rabshadaha wata.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cWaxaan aaminsanahay in hawlaha booliska haddii si fiican loo hirgeliyo waxay gacan ka geysan doonaan yareynta xaqjirnimada iyo ka hortagga falalka argagaxisonimada sababta oo ah shakhsiyaadka ku lugta leh hawlaha xaqjirnimada hubeysan waxay ku dhex jiraan bulshooyinka,\u201d ayuu yiri Taliye Okanta.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Intii lagu guda jiray tababbarka, ka-qaybgalayaasha waxaa la barey doorka booliska iyo warbaahinta ay ka qaadanayaan hawlaha booliska, qaabka guud ee sharciga booliska Soomaaliyeed, mutadawaciinta amniga bulshada (CSVs) iyo hordhaca xuuraan ururinta iyo kuwo kale.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cTababbaradan waxay ciidanka booliska soomaaliyeed ka dhigi doonnaan kuwo xirfadlayaal ah oo awooda gacan ku haynta mas&#8217;uuliyadaha amniga oo ah hab iskaashi leh oo firfircoon ee bulshada gudaheeda,\u201d ayuu yiri Dhamme Kali Axmed Aadan, Agaasimaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (CBS) u qaabilsan Hawlaha Booliska.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Mid ka mid ah ka-qaybgalayaasha, Kormeere Sabiriina Daahir oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa ATMIS ugu mahadcelisay abaabulka aqoon-kororsiga waxayna ballanqaaday in ay ka shaqeyn doonto xaqiijinta amniga bulshadeeda ee ka dhanka ah hanjabaadaha argagaxisada.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u201cSoomaaliya oo nabad ah oo dib u soo noolaatey ayaa aakhirka la xaqiijin doonaa. Soomaaliya dib ayaa loo habeyn doonnaa, oo mar kale ayay barwaaqoobi doontaa,\u201d ayay tiri Saabiriin, oo Shahaadadda Heerka Koowaad ee Jaamacadda oo Xirfadda Kalkaalinta ka haysata Jaamacadda Daarusalaam ee Soomaaliya.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Qaybta Booliska ATMIS waxaa lagu waajibiyay in ay tababbarto oo ay towjiihiso Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si awood ugu yeeshaan in ay la wareegaan mas&#8217;uuliyadaha amniga markay ATMIS ka baxdo Soomaaliya dhammaadka bisha Disembar ee 2024.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Tan iyo sannadkii la soo dhaasey, booliska ATMIS waxay ku guulaysteen in ay u tababbaraan 1,101 askari oo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ah Dowlad-goboleedyada oo ay ka mid yihiin 193 askari oo haween ah.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 3-da Jannaayo 2024 \u2013\u00a0Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (SPF) ayaa maalintii Talaadada ahayd ku guulaystay dhammeysashada tababbar ku saabsan sida loola dagaalamo xaqjiriinta hubeysan iyo falalka argagixisanimo ee&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4741,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 3 January 2024 \u2013 Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 3 January 2024 \u2013 Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-01-03T15:53:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-01-10T06:43:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA\",\"datePublished\":\"2024-01-03T15:53:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:43:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\"},\"wordCount\":1680,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\",\"name\":\"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2024-01-03T15:53:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-10T06:43:00+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 3 January 2024 \u2013 Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 3 January 2024 \u2013 Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 3 January 2024 \u2013 Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-01-03T15:53:27+00:00","article_modified_time":"2024-01-10T06:43:00+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA","datePublished":"2024-01-03T15:53:27+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:43:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/"},"wordCount":1680,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/","name":"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg","datePublished":"2024-01-03T15:53:27+00:00","dateModified":"2024-01-10T06:43:00+00:00","description":"Mogadishu, 3 January 2024 \u2013 Officers in the Somali Police Force (SPF) on Tuesday successfully completed training on how to tackle violent extremism and acts of terrorism in communities.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/53436460267_79af72a57f_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-on-community-policing\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBARTEY HAWLAHA BOOLISKA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4740"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4781,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4740\/revisions\/4781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}