{"id":4715,"date":"2023-12-31T07:52:07","date_gmt":"2023-12-31T04:52:07","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4715"},"modified":"2024-01-02T19:55:12","modified_gmt":"2024-01-02T16:55:12","slug":"atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/","title":{"rendered":"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED"},"content":{"rendered":"<div>\n<p class=\"p1\"><b><span lang=\"EN-US\">Muqdisho \u2013\u00a0<\/span><\/b><span lang=\"EN-US\">Burburinta Al Shabaab iyo kor-u-qaadista awoodda Ciidamada Amniga Soomaaliyeed (SSF) ayaa ah arrimaha mudnaanta ugu sarreysa u leh Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) sanadka 2024<sup>ka<\/sup>.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Ballanqaadyadan Sanadka Cusub ayaa waxaa ay ku jireen farriimihii dhammaadka sanadka ee ay kala direen Taliyaha Ciidanka ATMIS &#8211; Sarreeye Guud Sam Okiding iyo Taliyaha Booliska ATMIS, CP Hillary Sao Kanu.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cHawsheenna aasaasiga ah sanadka cusub waxa ay noqon doontaa burburinta Al Shabaab. Waa in Al Shabaab la jebiyaa si ay dadka Soomaaliyeed ugu noolaadaan nabad iyo is-faham,\u201d Taliyaha Ciidanka ATMIS ayaa sidaa ku dhawaaqey.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Si loo xaqiijiyo ahdaaftan, waxaa Muqdisho lagu qaban doonaa shir ay isugu imanayaan dhammaan taliyayaasha sektarrada (qaybaha) ee ATMIS si loo sii turxaan-bixiyo Aragtida Hawlgallada\/<i>Concept of Operations <\/i>(CONOPS) ee hadda jirta si qaab taabogal ah loogu wajaho dagaalka dhuumaaleysiga ah (<i>asymmetrical warfare<\/i>) ee ay Al Shabaab waddo.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Taliyaha Booliska ayaa sheegtey in qaybta booliska ay diiradda saareyso in ay xirfado takhasusi ah ay barto Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayna sii wanaajiso dadaallada ay bulshadu salka u tahay.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cSanadka cusub dhexdiisa, waxaanu sii hagaajin doonnaa tababarkeenna la xiriira hawlaha booliska ee ay qabtaan bulshada, xirfadaha dembi-baarista, la-dagaallanka dembiyada maaliyadeed, been-xalaaleynta (dhaqidda) lacagta, tahriibinta iyo maareynta nidaamka iyo kala-dambeynta guud,\u201d ayaa ay tiri CP Kanu.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Waxaa ay xustey in ka-qaybgelint bulshadu ee hawsha booliska ay ku guuleysatey xoojinta iskaashiga u dhexeeya ciidamada amniga iyo dadka degaanka. Tani waa mid muhiim ah sababta oo ah waxaan u baahannahay in taageero dhammeystiran aan bulshada uga helno dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab,\u201d ayaa ay tiri CP Kanu oo dib-u-eegeysey guulihii la gaarey sanadka 2023<sup>ka<\/sup>, Sarreeye Guud Okiding ayaa tilmaamey dhammeystirka 236 hawlgal mileteri, iyada oo boqolkiiba 41 ka mid ah hawlgalladaas ay wada fuliyeen Ciidanka Amniga Soomaaliyeed (SSF). <\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Waxaa uu xusey in hawgalladu ay muhiim u ahaayeen sugidda amniga magaalooyinka dadka badan ku nool yihiin, ilaalinta waddooyinka waaweyn ee ay sahaydu soo marto, xoreynta magaalooyin iyo tuulooyin muhiim ah sida Farqalaal, Gadaan iyo Keynta Cali Fooldheere iyo gargaarka bani\u2019aadamnimada ee loo qaybinayo bulshooyinka dhibaateysan.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cWaxaa muhiim ah in la xuso in ATMIS ay sidoo kale ay Ciidamada Amniga Soomaaliya (SSF) ay iskaashi kala leedahay in Al Shabaab laga saaro degaannada ay ka mid yihiin Jubbaland, Galmudug, Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose,\u201d ayaa uu sii raaciyey Sarreeye Guud Okiding.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Taliyaha Ciidanka ayaa shaaca ka qaadey in ATMIS ay sii xoojin doonto barnaamijkeeda hagidda xubnaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (SNA) iyo in ay si joogto ah ay dowladda ugala talin doonto kobcinta awoodda si loo hubiyo adkeysiga ciidamada shaqada looga tago.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Taliyaha Ciidanka ayaa sidoo kale si gaar ah farta ugu fiiqey sidii guusha lahayd ee loo soo gabagabeeyey wejigii koowaad ee dhimista ciidanka ATMIS ee dhacay bishii Juunyo iyo sii adkeynta guulihii uu xaqiijiyey Hawlkii Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), oo ka horreeyey ATMIS, in ay tahay mid ka mid ah guulihii waaweynaa ee la xaqiijiyey.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">\u201cGuud ahaan sanadka waxaan diiradda saareyney sidii mas\u2019uuliyadihii amniga loogu wareejin lahaa Dowladd Federaalka Soomaaliya waxaana aan ku guuleysanney in aan soo gebogebeyno wejigii koowaad ee dhimista ciidamada ATMIS,\u201d ayaa uu yiri.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div>\n<p class=\"p1\"><span lang=\"EN-US\">Waxqabayada kale ee ay fulisey qaybta mileteriga ah waxaa ka mid ahaa in biyo nadiif ah la gaarsiiyo bulshooyinka degaanka, daryeel caafimaad iyo adeegyo bukaan-socod, gargaar cunto iyo kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha.<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013\u00a0Burburinta Al Shabaab iyo kor-u-qaadista awoodda Ciidamada Amniga Soomaaliyeed (SSF) ayaa ah arrimaha mudnaanta ugu sarreysa u leh Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) sanadka 2024ka.\u00a0&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4716,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu - Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.\u00a0These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu - Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.\u00a0These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-12-31T04:52:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-01-02T16:55:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED\",\"datePublished\":\"2023-12-31T04:52:07+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-02T16:55:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\"},\"wordCount\":2169,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\",\"name\":\"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-12-31T04:52:07+00:00\",\"dateModified\":\"2024-01-02T16:55:12+00:00\",\"description\":\"Mogadishu - Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.\u00a0These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu - Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.\u00a0These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu - Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.\u00a0These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-12-31T04:52:07+00:00","article_modified_time":"2024-01-02T16:55:12+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED","datePublished":"2023-12-31T04:52:07+00:00","dateModified":"2024-01-02T16:55:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/"},"wordCount":2169,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/","name":"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-12-31T04:52:07+00:00","dateModified":"2024-01-02T16:55:12+00:00","description":"Mogadishu - Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.\u00a0These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53425423832_d1ec1cf6f0_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sets-degrading-of-al-shabaab-and-improving-ssf-as-top-priorities-for-new-year\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO SHEEGTEY IN ARRIMAHA MUDNAANTA UGU SARREYSA U LEH SANADKA CUSUB AY YIHIIN BURBURINTA AL-SHABAAB IYO KOR-U-QAADISTA AWOODDA CIIDANKA AMNIGA SOOMAALIYEED"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4715"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4731,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4715\/revisions\/4731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}