{"id":4699,"date":"2023-12-20T11:35:55","date_gmt":"2023-12-20T08:35:55","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4699"},"modified":"2023-12-20T21:53:40","modified_gmt":"2023-12-20T18:53:40","slug":"atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/","title":{"rendered":"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO"},"content":{"rendered":"<b><span data-contrast=\"none\">Soomaaliya, 20-ka Disembar 2023<\/span><\/b><span data-contrast=\"none\">\u202f\u2013 \u201cWaxaan<\/span><span data-contrast=\"none\">nu<\/span><span data-contrast=\"none\"> hoy ka <\/span><span data-contrast=\"none\">soo <\/span><span data-contrast=\"none\">raadsaney xerada barakacayaasha maadaama ay guryaheennu biyo soo galeen iyadoo fatahaaduhu ay qaadeen xoolaheenna iyo dalagyadeenna. Wax kastaba wa<\/span><span data-contrast=\"none\">y<\/span><span data-contrast=\"none\"> naga baaba&#8217;een, oo qoysas badan ayaa hadda <\/span><span data-contrast=\"none\">barakiciyeen<\/span><span data-contrast=\"none\">,\u201d ayuu yiri Nuur Cabdiqaadir, oo ah aabbaha saddex carruur, oo ku <\/span><span data-contrast=\"none\">sugan<\/span><span data-contrast=\"none\"> xarada Barakacayaasha magaalada Dhoobley.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Taliyaha Ciidanka ATMIS Sareeye Guuto<\/span> <span data-contrast=\"none\">Sam Okiding\u202fiyo Taliyaha Ciidamada militeriga Sarreeye Gaas Kindu Gezu oo taageero ka helaya dowladda Talyaaniga ayaa agabka gargaar<\/span><span data-contrast=\"none\"> ah <\/span><span data-contrast=\"none\">ku guddoonsiiyay wakiillo ka socda maamullada Dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed\u202fmunaasabado kala <\/span><span data-contrast=\"none\">gaar ah<\/span><span data-contrast=\"none\"> oo ka dhacay magaalooyinka Dhoobley iyo Baydhabo.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan u mahadcelinayaa maamulka Jubaland iyo bah-wadaagteenna, gaar ahaan dowladda Talyaaniga, oo noo suurageliyay in aanu taageerno dadka ay waxyeeleeyeen fatahaadihii ugu dambeeyay. Dareenkan ayaa muujinaya<\/span><span data-contrast=\"none\"> sida aan muddo-dheer u<\/span><span data-contrast=\"none\"> garab taag<\/span><span data-contrast=\"none\">anahay<\/span><span data-contrast=\"none\"> dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxaanna sii wadi doonnaa in aan taageer<\/span><span data-contrast=\"none\">no<\/span><span data-contrast=\"none\"> mar kasta oo loo baahdo,\u201d ayuu sheegay Sarreeye Guuto Okiding.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Taliyaha Qaybta Labaad ee ATMIS, Sarreeye Gaas William Kamoiro, oo wehliyay Taliyaha Ciidanka, ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ay kala shaqeeyeen maamulka Jubaland iyo bulshooyinka degaanka caawinta qoysaska ay dhibaatada taabatey iyo dayactirka kaabayaasha ay waxyeellada soo gaartey. Injineerada Ciidamada Difaaca Kenya ayaa la hawlgaliyay si ay u qalajiyeen oo ay biyaha uga saaraan garoonka diyaaradaha Dhoobley iyo furitaanka <\/span><span data-contrast=\"none\">jidadka ay<\/span><span data-contrast=\"none\"> gaadiidka <\/span><span data-contrast=\"none\">maraan ee <\/span><span data-contrast=\"none\">Dooxada Jubba.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cDaadadku aadbay noo dhibaateeyeen; taageeradani waa waxa aan<\/span><span data-contrast=\"none\">nu<\/span><span data-contrast=\"none\"> si dhab ah ugu baahanahay si qoysaskeenna ay u sii nooladaan,\u201d ayuu yiri Garane Cabdi oo ku sugan xerada Barakacayaasha Barwaaqo halkaasi oo uu gabaad uga soo raadiyay afar carruur ah iyo xaaskiisa.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Nuur iyo Garane waxay ka mid yihiin kumanaan qoys oo ku sugan magaalooyinka Dhoobley iyo Baydhabo kuwaas oo taageero bani&#8217;aadamnimo ka helay Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Guddoomiyaha Degmada Dhoobley Xasan Xaashi oo guddoomayay deeqda isaga oo ka wakiil ah maamulka Jubaland, ayaa ATMIS ugu mahadceliyay taageerada ay<\/span><span data-contrast=\"none\"> siiyeen <\/span><span data-contrast=\"none\">wuxuunna carabka ku adkeeyay sida ay Dowladda Federaalka uga go&#8217;an tahay in ay gacan ka geysato caawinta dadka ay dhibaatadu ka soo gaartey fatahaadaha.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cKa-dib fatahaadihii Elnino, ee gaar ahaan Dhoobleey, oo ay roobab mahiigaan ahi halakeeyeen qoysas badan, taageeradani waxay timid xilligii loo baahnaa. Waxaan helnay sahay cunt<\/span><span data-contrast=\"none\">ada<\/span><span data-contrast=\"none\"> aasaasi<\/span><span data-contrast=\"none\">ga<\/span><span data-contrast=\"none\"> ah iyo agabka aan cunto ahayn, oo lagu soo beegay waqtigii loo baahnaa waxaanna ka faa&#8217;iideystay in ka badan 2,000 qoys,\u201d ayuu yir Guddoomiyaha Degmada.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Magaalada Baydhabo, Taliyaha Ciidanka Militeriga, Sareeye Gaas Kindu Gezu ayaa sheegay in iskaashiga u dhaxeeya bah-wadaagta, hay&#8217;adaha dowladda, iyo ururrada aan dowliga ahaynba in uu muhiim u yahay wada-shaqeynta lala leeyahay bulshooyinka, \u201cHalka qaybahani ay caddeeyeen in isuduwidda militeriga iyo shacabka ay wax-ku-ool tahay, wa<\/span><span data-contrast=\"none\">xa<\/span><span data-contrast=\"none\">a aasaasi<\/span><span data-contrast=\"none\"> ah<\/span><span data-contrast=\"none\"> in la sii wanaajiyo oo la xoojiyo iskaashiga dhow,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dadaalka<\/span><span data-contrast=\"none\">n<\/span><span data-contrast=\"none\">, oo lagu beegsaday qoysaska ay fatahaaduhu ku waxyeeleeyeen magaalooyinka Jowhar, Beledweyne, Baydhabo, iyo Dhoobley, waa qayb ka mid ah iskaashiga Militeriga-Shacabka ee ATMIS ee lagu dhisayo xiriirrrada waxna looga qabanayo baahiyada degdegga ah ee bulshooyinka.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Cabdinaasir Cabdi Caruush, Wasiirka Arrimaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed, iyo dhigiisa Amniga Gudaha, <\/span><span data-contrast=\"none\">Wasiir <\/span><span data-contrast=\"none\">Xasan Cabdiqaadir Maxamed, ayaa dowladda Talyaaniga ah ku ammaanay taageerada ay siinayaan xubnaha nugul ee bulshada.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya, 20-ka Disembar 2023\u202f\u2013 \u201cWaxaannu hoy ka soo raadsaney xerada barakacayaasha maadaama ay guryaheennu biyo soo galeen iyadoo fatahaaduhu ay qaadeen xoolaheenna iyo dalagyadeenna. Wax kastaba way naga baaba&#8217;een, oo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4700,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaaliya, 20-ka Disembar 2023\u202f\u2013 \u201cWaxaannu hoy ka soo raadsaney xerada barakacayaasha maadaama ay guryaheennu biyo soo galeen iyadoo fatahaaduhu ay qaadeen xoolaheenna iyo dalagyadeenna. Wax kastaba way naga baaba&#8217;een, oo&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-12-20T08:35:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-12-20T18:53:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO\",\"datePublished\":\"2023-12-20T08:35:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-20T18:53:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\"},\"wordCount\":1671,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\",\"name\":\"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-12-20T08:35:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-20T18:53:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Soomaaliya, 20-ka Disembar 2023\u202f\u2013 \u201cWaxaannu hoy ka soo raadsaney xerada barakacayaasha maadaama ay guryaheennu biyo soo galeen iyadoo fatahaaduhu ay qaadeen xoolaheenna iyo dalagyadeenna. Wax kastaba way naga baaba&#8217;een, oo&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-12-20T08:35:55+00:00","article_modified_time":"2023-12-20T18:53:40+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO","datePublished":"2023-12-20T08:35:55+00:00","dateModified":"2023-12-20T18:53:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/"},"wordCount":1671,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/","name":"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg","datePublished":"2023-12-20T08:35:55+00:00","dateModified":"2023-12-20T18:53:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53407379987_6ee9b68fc6_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-provides-vital-aid-to-flood-hit-families-in-dhobley-baidoa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4699"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4709,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4699\/revisions\/4709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}