{"id":4647,"date":"2023-12-09T23:11:58","date_gmt":"2023-12-09T20:11:58","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4647"},"modified":"2023-12-12T14:17:50","modified_gmt":"2023-12-12T11:17:50","slug":"au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/","title":{"rendered":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI"},"content":{"rendered":"Nayroobi, 9-ka Disembar 2023 \u2013Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo uu hoggaaminayo Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii sabtida ku booqday hawlwadeennada ATMIS ee ku jira isbitaallada kala duwan ee Nayroobi.<\/p>\n<p>Booqashadu waxay qayb ka ahayd hubinnada joogtada ah ee ATMIS ee lagu la soconata caafimaadka iyo bogsashada ciidamada Midowga Afrika ee daryeelka iyo daaweynta takhasusiga ah ku qaadanaya dalka Kenya ka-dib markii laga soo daad-gureeyay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ka-dib booqashadiisa isbitaalka ee ahayd in kor loogu qaado niyadda askarta dhaawaca ah, ayaa Danjire Souef, wuxuu yiri , \u201cIntii aannu ku guda jirnay falgalka aan la yeelanay bukaannada, waxaa muuqatay in ay aad ugu faraxsan yihiin daaweynta iyo daryeelka ay helaan. Anigoo magaca ATMIS ku hadlaya, ayaa waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa maamulka isbitaalka iyo hawlwadeennada caafimaadka daryeelka gaarka ah ay u fidiyeen askarteenna.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu askarta ku ammaanay geesinimada iyo sida ay ugu go&#8217;an tahay dadaallada ay wax ugu biirrinayaan amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Intii lagu guda jiray booqashadooda xarumaha isbitaalka, wufuudda waxay wadahal la yeesheen shaqaalaha caafimaadka iyo maamulka sare. Saraakiishan ayaa bixiyay xogtii ugu dambeysay ee xaaladaha bukaannada.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa ugu mahadnaqay taageeradooda dhawr bah-wadaag, gaar ahaan Dowladda Kenya iyo Xafiiska Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), oo ay daryeel caafimaad oo tayadiisu sarreyso ku siinayaan hawlwadeennada ATMIS kuwaas oo dhaawacyo ka soo gaarey waajibaadkooda.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uul sare oo ka tirsan madaxda mid ka mid ah isbitaallada, Veronica Kimeu, ayaa bogaadisey iskaashiga muddada-dheer ee u suuragelinaya hawlwadeennada ATMIS in ay ka helaan daryeel iyo daaweyn takhasusi ah isbitaallada Kenya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay sheegista bukaannada halkan yimaada in si wanaagsan loo daryeelo. Hadda dhammaantoodu way wanaagsan yihiin. Waxay markii hore ku jireen qaybta daryeelka xaaladaha degdegga ah, ka-dib markii ay xaaladoodu soo hagaagtey waxaa loo wareejiyay qaybta guud ee isbitaalka,\u201d ayay tiri Kimeu.<\/p>\n<p>Ciidamada militeriga ATMIS ee dhaawacyada kala duwan ka soo gaara furumaha hore ee hawlgallada ayaa badanaa la soo daad-gureeyaa waxaanna la geeyaa isbitaallada heerka saddexaad ee kala duwan si ay u helaan daryeel gaar ah.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nayroobi, 9-ka Disembar 2023 \u2013Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo uu hoggaaminayo Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii sabtida ku booqday hawlwadeennada ATMIS&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4648,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nayroobi, 9-ka Disembar 2023 \u2013Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo uu hoggaaminayo Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii sabtida ku booqday hawlwadeennada ATMIS&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-12-09T20:11:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-12-12T11:17:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI\",\"datePublished\":\"2023-12-09T20:11:58+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-12T11:17:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\"},\"wordCount\":1113,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\",\"name\":\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-12-09T20:11:58+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-12T11:17:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Nayroobi, 9-ka Disembar 2023 \u2013Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo uu hoggaaminayo Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii sabtida ku booqday hawlwadeennada ATMIS&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-12-09T20:11:58+00:00","article_modified_time":"2023-12-12T11:17:50+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI","datePublished":"2023-12-09T20:11:58+00:00","dateModified":"2023-12-12T11:17:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/"},"wordCount":1113,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/","name":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg","datePublished":"2023-12-09T20:11:58+00:00","dateModified":"2023-12-12T11:17:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53386413245_2b563edddf_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-for-somalia-visits-soldiers-in-nairobi-hospitals\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4647"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4653,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4647\/revisions\/4653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}