{"id":4639,"date":"2023-12-07T23:57:18","date_gmt":"2023-12-07T20:57:18","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4639"},"modified":"2023-12-09T19:06:15","modified_gmt":"2023-12-09T16:06:15","slug":"atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/","title":{"rendered":"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA"},"content":{"rendered":"<b><span data-contrast=\"none\">Muqdishu, 7-da Disembar, 2023 \u2013\u202f<\/span><\/b><span data-contrast=\"none\">Hawlgalka <\/span><span data-contrast=\"none\">Ku-meelgaarka ah ee <\/span><span data-contrast=\"none\">Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii sheegay qaadi<\/span><span data-contrast=\"none\">dd<\/span><span data-contrast=\"none\">a cunaqabateynta hubka ee QM ee Soomaaliya saarneyd 31-sano <\/span><span data-contrast=\"none\">in <\/span><span data-contrast=\"none\">ay yididiilo cusub u yeelaysa dagaalka lagu la jiro Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan<\/span> <span data-contrast=\"none\">ee Soomaaliya.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef, iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka &amp; Dalxiiska Daa&#8217;uud Aweys, oo si wadajir ah warbaahinta<\/span><span data-contrast=\"none\"> ula hadlayay ayaa<\/span><span data-contrast=\"none\"> sheegay in go&#8217;aanka uu qaatey Golaha Amaanka ee QM uu ahaa mid wax ka beddelay<\/span><span data-contrast=\"none\">a<\/span><span data-contrast=\"none\"> hawlgallada weerarrada ka dhanka ah Al-Shabaab.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cGo&#8217;aankan wuxuu xusayaa waqti muhiim u ah horumarka amniga Soomaaliya wuxuunna dedejin doonnaa kala-guurka socda ee <\/span><span data-contrast=\"none\">ay <\/span><span data-contrast=\"none\">mas&#8217;uuliyadaha amniga ATMIS ku wareejinayso Ciidamada Amniga ee Soomaaliya. Waa tallaabo muhiim ah oo kor loogu qaadi karo awoodaha hawlgal ee Ciidamada Amniga ee Soomaaliya, waxayna u suuragelinaysaa in ay si taabogal ah u<\/span><span data-contrast=\"none\">l<\/span><span data-contrast=\"none\">a dagaalamaan Al-Shabaab,\u201d Danjire Souef ayaa sidaa u sheegay suxufiyiinta magaalada Muqdisho.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Taliyaha Ciidanka ATMIS Sareeye Guuto, Sam Okiding iyo Mas&#8217;uuliyiin Sare kale oo ka tirsan ATMIS iyo Dowladda Federaalka ayaa sidoo kale ka soo qaybgaley kulanka<\/span><span data-contrast=\"none\">n<\/span><span data-contrast=\"none\"> la<\/span><span data-contrast=\"none\">gu la hadlayay <\/span><span data-contrast=\"none\">warbaahinta.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiir Aweys wuxuu sheegay in qaadista cunaqabaynta hubka ay Soomaaliya u suuragelinayso dhisidda iyo casriyeynta ciidamadeeda qalabka sida iyo kor u qaadidda awoodda ay u leeyihiin difaaca madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cSoomaaliya waxa ay la daalaa dhacaysay caqabado badan, oo ay ka mid yihiin joogitaanka kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab ee xiriirka la leh shabakada argagixisada caalamiga ah ee Al-Qaacida. Soomaaliya waxay u baahan tahay in ay hesho hub iyo qalab casri ah si ay ula dagaalanto khatarahaasi una sugto amniga xuduudaheeda,\u201d ayuu yiri.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Labada mas&#8217;uul ayaa mar kale xaqiijiyay in ay ka go&#8217;an tahay weerarka militari ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyo xaqiijinta kala-guur habsami la&#8217;aanta u socda ka hor inta aan la billaabin wajiga labaad ee dhimista ciidamada ATMIS. Laga bilaabo toddobaadka soo socda, ATMIS waxay Soomaaliya kala bixi doontaa 3,000 oo askari oo dheeraad ah iyadoo la raacayo Qaraarka Golaha Amaanka ee QM ee tirsigiisu yahay 2710 kama dambeys markay taariikhdu tahay 31-ka Disembar 2023.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan doonayaa in aan mar kale ku celiyo sida hagar la\u2019aanta <\/span><span data-contrast=\"none\">leh<\/span><span data-contrast=\"none\"> ee aan ugu heellanahay hannaanka kala-guurka iyo dhimista ciidamada, waxaanna xaqiijinaynaa in aan fulinno waajibaadkeenna annagoo sidoo kale bixinayno taageerada hawlgallada socda. Waxaan aqoonsanahay muhiimadda ay leedahay isku-dheellitirka dhimista ciidamada iyo baahida loo qabto sii wadista hawlgallada kale ee muhiimka ah,\u201d ayuu yiri Danjire Souef.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cCiidamada qaranka oo gacan ka helaya xulufadooda caalamiga ah ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Hilow Bacaad, oo 80 km koonfur-galbeed ka xigta degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan waxaa<\/span><span data-contrast=\"none\">nna<\/span><span data-contrast=\"none\"> la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 60 argagaxiso. Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) iyo ciidamada degaanka ayaa sidoo kale hawlgallo ka fuliyey gobollada Bakool, Galgaduud, Hiiraan, iyo Shabeellaha Dhexe,\u201d ayuu hadalkiisu raaciyay Wasiir Aweys.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiirku waxa uu sheegay in taageerada shacabka ee duullaanka militari ay durba miro dhal yihiin iyadoo caasimadda Muqdisho ay ku naaloonayso ammaan iyo amni soo hagaagaya waxaanna sabab u ah wada-shaqaynta dhow ee ay la leeyihiin bulshada.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan u mahadcelinaynaa shacabka Soomaaliyeed ee had iyo jeer taageer<\/span><span data-contrast=\"none\">a<\/span><span data-contrast=\"none\"> dowladda iyo militeriga, la&#8217;aantoodana suuragal ma noqon lahayn horumarka wanaagsan ee laga gaarey xoojinta xasillinta caasimadda,\u201d ayuu xusay.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Si loo yareeyo saameynta xun ee daadadka El Nino, Danjire, Souef ayaa sheegay ciidamada ATMIS, oo kaashanaya Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed in ay qabanayaan waxqabadyada kala duwan ee xaaladaha degdegga ah, oo ay ku jiraan daad-gureynta dadka ay fatahaadaha saameeyeen iyo u qaybinta agab isugu jira raashiin iyo kuwa aan raashiin ahayn dadka ay dhibaatadu saameysay. Fatahaadaha, waxaa ugu yaraan ku barakacay 1.5 milyan oo qof waxaanna ku dhintey in ka badan 100 qof.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559739&quot;:200,&quot;335559740&quot;:276}\"> <div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div><\/span>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu, 7-da Disembar, 2023 \u2013\u202fHawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii sheegay qaadidda cunaqabateynta hubka ee QM ee Soomaaliya saarneyd 31-sano&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4640,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4639","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdishu, 7-da Disembar, 2023 \u2013\u202fHawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii sheegay qaadidda cunaqabateynta hubka ee QM ee Soomaaliya saarneyd 31-sano&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-12-07T20:57:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-12-09T16:06:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA\",\"datePublished\":\"2023-12-07T20:57:18+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-09T16:06:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\"},\"wordCount\":1945,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\",\"name\":\"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-12-07T20:57:18+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-09T16:06:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdishu, 7-da Disembar, 2023 \u2013\u202fHawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii sheegay qaadidda cunaqabateynta hubka ee QM ee Soomaaliya saarneyd 31-sano&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-12-07T20:57:18+00:00","article_modified_time":"2023-12-09T16:06:15+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA","datePublished":"2023-12-07T20:57:18+00:00","dateModified":"2023-12-09T16:06:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/"},"wordCount":1945,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/","name":"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg","datePublished":"2023-12-07T20:57:18+00:00","dateModified":"2023-12-09T16:06:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53382751195_3feb55e04f_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-say-lifting-of-somalia-arms-embargo-will-aid-fight-against-terrorism\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4639"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4639\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4646,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4639\/revisions\/4646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}