{"id":4634,"date":"2023-12-07T19:39:05","date_gmt":"2023-12-07T16:39:05","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4634"},"modified":"2023-12-09T19:04:00","modified_gmt":"2023-12-09T16:04:00","slug":"atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/","title":{"rendered":"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN  DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE"},"content":{"rendered":"<b><span data-contrast=\"none\">Jowhar, 7 Disembar 2023<\/span><\/b><span data-contrast=\"none\">\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo ay iskaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gargaar siiyey ilaa 600 qoys oo ku nool Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, kuwaas oo ay saameeyeen fatahaado ka dhashey <\/span><i><span data-contrast=\"none\">El Nino<\/span><\/i><span data-contrast=\"none\">.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Maalintii Arbacada ahayd, ayaa Taliye-ku-xigeenka ATMIS ee mas\u2019uulka ah Hawlgallada iyo Qorsheynta Sarreeye Gaas Marius Ngendabanka, uu cunto iyo agabka aan cuntada ahayn oo aasaasi ah ku wareejiyey wakiillo ka socdey Dowladda Federaalka iyo saraakiil ka tirsan Dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo joogey caasimadda dowlad-goboleedka ee Jowhar.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sahaydaas ayaa hadda loo qaybin doonaa lix xero oo kuwa Dadka Gudaha Ku Barakacay ah oo ay deggan yihiin qoysas ay soo barakaciyeen fatahaadaha <\/span><i><span data-contrast=\"none\">El-Nino iyo Xag-jiriinta Al-Shabaab<\/span><\/i><span data-contrast=\"none\">.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan halkaan maanta u joognaa in aan wareejinno cunto nafo lagu badbaadinayo iyo agabka aan cuntada ahayn si aan u khafiifinno silica haysta dadka barakacayaasha ah iyo dadka nugul ee ay fatahaadaha El Nino ku saameeyeen degaannada ay joogaan ATMIS si aan gacan u siinno oo aanna u kaabno dadaallada ay wadaan dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada,\u201d ayaa uu yiri Sarreeye Gaas Ngendabanka.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cQaar badan oo dadka barakacay iyo dadka meelo kale u qaxay ah ayaa u baahan gargaar aasaasi ah si ay naftooda u badbaadiyaan. ATMIS ayaa fududeyneysa in dadka la gaarsiiyo gargaar bani\u2019aadamimo taas oo qayb ka ah hawsheeda ah in ay nabad iyo xasilooni ka dhaliso Soomaaliya,\u201d ayaa uu intaa raaciyey, isaga oo xaqiijiyey in ATMIS ay ka go\u2019an tahay in ay dadka Soomaaliyeed taageerto marka ay jiraan dhibaatooyinka bani\u2019aadamnimada.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Cuntada iyo agabka oo ahaa taageero laga heley dowladda Talyaaniga ayaa ka koobnaa cuntooyin aasaasia ah, oo ay ka mid yihiin bariis, bur, sokor, digir, iyo saliid, iyo agab aan cunto ahayn, oo ay ka mid yihiin bustayaal, baco fidsan, maro-kaneeco, iyo baaldiyo.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Taliyaha Qaybta Shannaad ee ATMIS, Sarreeye Gaas Jean Claude Niyiburana ayaa xusay in sahayda ay wax badan ka tareyso daboolidda baahiyaha aasaasiga ah ee Barakacayaasha.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cArrintan ayaa timid xilli muhiim ah oo ay xaaladda bani\u2019aadamnimada ay xun tahay. Dad ayaa ku barakacay ku dhowaad meel kasta oo ka mid ah qaybta aan ka hawlgalno, gaar ahaan hareeraha Webiga Shabeelle, taas oo ka dhalatey fatahaadaha uu sababey ifafaalaha El Nino\u201d.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Cumar Maxamed Gaabow, Wasiir-ku-xigeenka Gargaarka Bani\u2019aadamanimada iyo Maareynta Masiibooyinka, oo lagu wareejiyey deeqda, ayaa ku tilmaamey in ay tahay tusaale yimid waqtigii loo baahnaa oo muujinaya xiriirka wanaagsan ee kala dhexeeya ATMIS.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Waxaa uu ATMIS iyo dowladda Talyaaniga uga mahadceliyey taageeradooda deeqsinimada leh.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan jeclaan lahaa in aan ATMIS iyo dowladda Talyaaniga uga mahadnaqo gargaarka bani\u2019aadamnimada ee ay keeneen waqtigii loo baahnaa, kaas oo gacan naga siin doona khafiifinta raadka ay is-beddelka cimilada iyo fatahaadaha ka dhashey El Nino ay ku yeesheen guud ahaan Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Waxaan hay\u2019adaha kale ee bani\u2019aadamnimada ku tirtirsiinayaa in ay na siiyaan gargaar degdeg ah si aan gacan u siinno dadkeenna,\u201d ayaa uu yiri wasiir-ku-xigeenka.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Cabdullaahi Aadan, oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Guddiga Qaxootiga iyo Barkacayaasha, oo matalayey Dowladda Federaalka, ayaa sheegey in fatahaadaha El Nino ay uga sii dareen dhibaatooyinka horey u jirey ee ka dhashey is-beddelka cimilada iyo amni-xumada.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaan ka mahadnaqeynaa taageerada joogtada ah iyo sida aad u barbartaagan tihiin dadka Soomaaliyeed marka ay jiraan waqtiyada adag. Iyada oo ATMIS ay gacan ka geysatey, ayaan waxaan xaqiijinney waxyaabo badan, sida amniga iyo wax ka qabashada arrimaha bani\u2019aadamnimada,\u201d ayaa uu yiri Cabdullahi Aadan.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Fatahaadaha ka dhashey El Nino ayaa carqalado mug leh ku keeney gobolka Hirshabeelle, kuwaas oo dad badan dhigey hoy la\u2019aan, burburiyey kaabayaal dhaqaale oo muhiim ah, oo jarey Waddooyinkii ugu muhiimsanaa ee ay Sahaydu Soo Mari Jirtey.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ugu yaraan 2.4 milyan oo qof oo kala jooga guud ahaan Soomaaliya ayaa ay saameeyeen fatahaadaha iyo raadadka kale ee ka dhashey ifafaalaha El Nino. Ilaa 1.5 milyan qof ayaa barakacay, waxaana ku dhintey dad ka badan 100 qof.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559739&quot;:200,&quot;335559740&quot;:276}\"> <div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div><\/span>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, 7 Disembar 2023\u2013 Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo ay iskaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gargaar siiyey ilaa 600 qoys oo ku&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4635,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Jowhar, 7 December 2023- Working collaboratively with the Federal Government of Somalia and the Federal Member State of Hirshabelle, the African Union Transition\u00a0Mission in Somalia (ATMIS) has provided relief support to about 600 households in Hirshabelle State, affected by the El Nino-induced floods.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jowhar, 7 December 2023- Working collaboratively with the Federal Government of Somalia and the Federal Member State of Hirshabelle, the African Union Transition\u00a0Mission in Somalia (ATMIS) has provided relief support to about 600 households in Hirshabelle State, affected by the El Nino-induced floods.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-12-07T16:39:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-12-09T16:04:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE\",\"datePublished\":\"2023-12-07T16:39:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-09T16:04:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\"},\"wordCount\":1890,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\",\"name\":\"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-12-07T16:39:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-09T16:04:00+00:00\",\"description\":\"Jowhar, 7 December 2023- Working collaboratively with the Federal Government of Somalia and the Federal Member State of Hirshabelle, the African Union Transition\u00a0Mission in Somalia (ATMIS) has provided relief support to about 600 households in Hirshabelle State, affected by the El Nino-induced floods.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Jowhar, 7 December 2023- Working collaboratively with the Federal Government of Somalia and the Federal Member State of Hirshabelle, the African Union Transition\u00a0Mission in Somalia (ATMIS) has provided relief support to about 600 households in Hirshabelle State, affected by the El Nino-induced floods.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jowhar, 7 December 2023- Working collaboratively with the Federal Government of Somalia and the Federal Member State of Hirshabelle, the African Union Transition\u00a0Mission in Somalia (ATMIS) has provided relief support to about 600 households in Hirshabelle State, affected by the El Nino-induced floods.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-12-07T16:39:05+00:00","article_modified_time":"2023-12-09T16:04:00+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE","datePublished":"2023-12-07T16:39:05+00:00","dateModified":"2023-12-09T16:04:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/"},"wordCount":1890,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/","name":"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg","datePublished":"2023-12-07T16:39:05+00:00","dateModified":"2023-12-09T16:04:00+00:00","description":"Jowhar, 7 December 2023- Working collaboratively with the Federal Government of Somalia and the Federal Member State of Hirshabelle, the African Union Transition\u00a0Mission in Somalia (ATMIS) has provided relief support to about 600 households in Hirshabelle State, affected by the El Nino-induced floods.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53379026372_a184f21786_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-600-flood-affected-households-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4634"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4645,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4634\/revisions\/4645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}