{"id":4588,"date":"2023-12-01T18:39:43","date_gmt":"2023-12-01T15:39:43","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4588"},"modified":"2023-12-05T20:58:25","modified_gmt":"2023-12-05T17:58:25","slug":"atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/","title":{"rendered":"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG"},"content":{"rendered":"<b><span data-contrast=\"none\">Dhuusamareeb, 01\u202fDisembar\u202f2023<\/span><\/b><span data-contrast=\"none\">\u202f\u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si firfircoon gacan uga geysa<\/span><span data-contrast=\"none\">tey<\/span><span data-contrast=\"none\"> dadaallada nabad-dhiska iyo dib-u-heshiisiinta ka socda Dowlad-goboleedka Galmudug. Tallaabo muhiim ah oo la qaaday <\/span><span data-contrast=\"none\">ayaa <\/span><span data-contrast=\"none\">waxay tahay, in ka badan 50 qof oo isugu jira dad nabadda u ololeeya, haween, dhallinyaro iyo odayaal dhaqameed ka socda shan Degmo oo Galmudug ka <\/span><span data-contrast=\"none\">mid ah<\/span><span data-contrast=\"none\"> in ay ka qaybgaleen aqoon-kororsi saddex-maalmood soc<\/span><span data-contrast=\"none\">ota<\/span><span data-contrast=\"none\">y oo ka dhac<\/span><span data-contrast=\"none\">d<\/span><span data-contrast=\"none\">ey magaalada Dhuusamareeb, <\/span><span data-contrast=\"none\">taas oo<\/span><span data-contrast=\"none\"> diiradda lagu saarayey dib-u-heshiisiinta iyo xallinta khilaafaadka.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Galmudug, oo ah dowlad-goboleed ku taalla bartamaha Soomaaliya, ayaa wajahdey dagaalo ay <\/span><span data-contrast=\"none\">beelaha degaanka<\/span><span data-contrast=\"none\"> isku haystaan kheyraad, dhul, iyo doorashooyin. Aqoon-kororsiga, oo ay soo abaabushey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowlad-Goboleedka Galmudug (MOIFAR) oo kaalmo ka helaysa ATMIS,<\/span><span data-contrast=\"none\"> ayaa<\/span><span data-contrast=\"none\"> waxaa lagu qaadanayay fahamka colaadda, farsamooyinka xallinta khilaafaadka, iyo dib-u-heshiisin la joogteyn karo.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:255,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Axmed Cusmaan Aadan, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay isticmaal<\/span><span data-contrast=\"none\">k<\/span><span data-contrast=\"none\">a barashada bulshada ee ay mas&#8217;uuliyadda ku dheehan tahay ee lagu xakameynayo faafinta wararka been-abuurka ah ee colaadaha keeni kara.\u00a0 Wuxuu ka-qaybgalayaasha ku dhiirrigeliyay in ay kor u qaadaan nabadda <\/span><span data-contrast=\"none\">markay<\/span><span data-contrast=\"none\"> adeegsanaya<\/span><span data-contrast=\"none\">an<\/span><span data-contrast=\"none\"> baraha internet-ka iyo bulshada dhexdeedaba, wuxuunna kula dardaarmey in ay bulshadooda la wadaagaan aqoontii ay barteen intii uu aqoon-kororsig<\/span><span data-contrast=\"none\">u<\/span><span data-contrast=\"none\"> socday.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaad tihiin dhallinyaro cusub oo hadda soo baxaya sidaa daraaddeed waa in aad bulshada bartaan nabadda idinkoo isticmaalaya xirfadaha aad tababbarkan ka barateen,\u201d ayuu yiri Wasiir Axmed, isagoo kula dardaarmaya ka-qaybgalayaasha in ay ka noqdaan isbeddel-horseedayaa<\/span><span data-contrast=\"none\">sha<\/span><span data-contrast=\"none\"> gobolkan colaad<\/span><span data-contrast=\"none\">aha la daalaa-dhacaya<\/span><span data-contrast=\"none\">.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Mas&#8217;uulka Arrimaha Siyaasadda u qaabilsan ATMIS, Sayid Cabdi Xirsi, ayaa bogaadiyay guusha aqoon-kororsiga, isagoo muujiyay sida quruxda badan ee ay uga soo qaybgaleen nabad u ololeelayayaa<\/span><span data-contrast=\"none\">s<\/span><span data-contrast=\"none\">ha ku dhaqan guud ahaan Dowlad-Goboleedka Galmudug kuwaas oo hadda ku howlan u ololeynta nabadda iyo dib-u-heshiisiinta.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cAqoon-kororsiga ayaa ahaa mid hoggaamiyayaasha dhaqanka, wakiilo ka socda bulshada rayidka ah, haweenka, iyo dhallinyarada lagu siinayo tababbar ku saabsan dib-u-heshiisiinta iyo farsamooyinka xallinta khilaafaadka. Ka-qaybgalayaal ka kala socda guud ahaan Dowlad-Goboleedka Galmudug oo ay ka mid yihiin degmooyinka Hobyo, Gaalkacyo, Caabudwaaq, Dhuusamareeb iyo Cadaado, ayaa ka soo qaybgaley munaasabaddan lagu guuleystay. Waxaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug ugu mahadcelinaynaa taageerada ay ka geysteen abaabulka aqoon-kororsigan muhiimka ah,\u201d ayuu yiri Xirsi.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ka-qaybgale Aqoon-kororsiga ka soo qaybgaley, oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Siraat Shidane, ayaa u arkey xirfadaha uu ka bartey dib-u-heshiisiinta iyo xallinta khilaafaadka mid waqtigii loo baahnaa dhacay oo faa&#8217;iido leh. Wuxuu muujiyay in uu doonayo hirgelinta farsamooyinka cusub ee uu bartey si uu u dhiirrigeliyo wada-xaajood iyo nabad dib ugu soo dabaalidda bulshadiisa.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cBarnaamijkan waa barnaamij aad u wanaagsan, waanna ka qaybgalney waxbadanna waan ka baraney. Waxaa la isugu keenay dad kala duwan oo ka kala socda meelo kala duwan, waxaanna bartey hababka xallinta\u202fkhilaafaadka, sida loo kobciyo wada-xaajoodka iyo waxa aad u baahan tahay si aad nabadda u soo celiso<\/span><span data-contrast=\"none\">, oo ah <\/span><span data-contrast=\"none\">wa<\/span><span data-contrast=\"none\">x <\/span><span data-contrast=\"none\">aan si dhab ah ugu<\/span><span data-contrast=\"none\">gu<\/span><span data-contrast=\"none\"> baahannahay degaankeenna. Waxaan rajeyneynaa in aan ku dhaqanno hababka waxtarka u leh bulshadeena,\u201d ayuu yiri Cabdirisaaq.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ubax Xasan Ugaas, oo ah ololeeye ka tirsan bulshada rayidka ah, ayaa ku tilmaantey aqoon-kororsiga in uu <\/span><span data-contrast=\"none\">yahay <\/span><span data-contrast=\"none\">fursad qiimo badan u leh Dowlad-Goboleedka Galmudug. Waxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug iyo ATMIS ugu mahadcelisay doorark<\/span><span data-contrast=\"none\">ii<\/span><span data-contrast=\"none\"> ay ku lahaayeen fududeynta aqoon-kororsiga. Iyadoo ka go&#8217;an horumarinta bulshada, waxay<\/span><span data-contrast=\"none\">na<\/span><span data-contrast=\"none\"> ballanqaadey in ay aqoonta ay baratey la wadaagi doonto bulshada ayna ku dabaqi doonto xallinta khilaafaadka jira iyo fududeynta xiisadaha taagan.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan ku faraxsanahay barnaamijkan dib-u-heshiisiinta iyo xallinta khilaafaadka. Galmudug waxay u baahnayd dadaalladan nabad-dhiska, waxaanna ugu mahadnaqeynaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo ATMIS oo suurageliyay. Aragtiyada aan ka baraney waa kuwo qiimo badan leh, waxaa naga go\u2019an in aan bulshada la wadaagno,\u201d ayay tiri Ubax. Marka la eego colaadaha ka socda Galmudug, waxaan rajeynaynaa in aan ku dabaqno waxa aan halkan ku baraneyo <\/span><span data-contrast=\"none\">ee <\/span><span data-contrast=\"none\">xallinta colaadaha iyo xiisadaha taagan,\u201d ayay tiri.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dagaal<\/span><span data-contrast=\"none\">lada <\/span><span data-contrast=\"none\">beelaha Galmudug, oo si xun u saameeya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo dadaallada xorreynta ee ay wadaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ATMIS, ayaa waxay muujinayaan muhiimadda ay leeyihiin dadaallada dib-u-heshiisiinta maxalliga ah. Dadaalladan waxay muhiim u yihiin in lagu guuleysto fulinta qorshaha kala guurka, gaar ahaan iyada oo ATMIS si tartiib tartiib ah u joojineyso joogitaanka ay Soomaaliya joogto. \u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p><span data-ccp-props=\"{&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559739&quot;:200,&quot;335559740&quot;:276}\">\u00a0<\/span>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb, 01\u202fDisembar\u202f2023\u202f\u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si firfircoon gacan uga geysatey dadaallada nabad-dhiska iyo dib-u-heshiisiinta ka socda Dowlad-goboleedka Galmudug. Tallaabo muhiim ah oo la&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4589,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhuusamareeb, 01\u202fDisembar\u202f2023\u202f\u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si firfircoon gacan uga geysatey dadaallada nabad-dhiska iyo dib-u-heshiisiinta ka socda Dowlad-goboleedka Galmudug. Tallaabo muhiim ah oo la&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-12-01T15:39:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-12-05T17:58:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG\",\"datePublished\":\"2023-12-01T15:39:43+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-05T17:58:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\"},\"wordCount\":2113,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\",\"name\":\"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-12-01T15:39:43+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-05T17:58:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhuusamareeb, 01\u202fDisembar\u202f2023\u202f\u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si firfircoon gacan uga geysatey dadaallada nabad-dhiska iyo dib-u-heshiisiinta ka socda Dowlad-goboleedka Galmudug. Tallaabo muhiim ah oo la&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-12-01T15:39:43+00:00","article_modified_time":"2023-12-05T17:58:25+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG","datePublished":"2023-12-01T15:39:43+00:00","dateModified":"2023-12-05T17:58:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/"},"wordCount":2113,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/","name":"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg","datePublished":"2023-12-01T15:39:43+00:00","dateModified":"2023-12-05T17:58:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/53362555759_3cb3022fb2_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-peacebuilding-and-reconciliation-efforts-in-galmudug-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4588"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4631,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4588\/revisions\/4631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}