{"id":4575,"date":"2023-11-29T14:30:33","date_gmt":"2023-11-29T11:30:33","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4575"},"modified":"2023-12-04T20:13:05","modified_gmt":"2023-12-04T17:13:05","slug":"atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/","title":{"rendered":"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA"},"content":{"rendered":"<b><span data-contrast=\"none\">Muqdisho, 29 Nofembar 2023 \u2013\u202f<\/span><\/b><span data-contrast=\"none\">Wararka beenta ah, marin-habaabinta, bedqabka, iyo amniga suxufiyiinta ayaa ka mid ahaa mowduucyada ku jirey tababar aqoon-is-weydaarsi ah oo 30 qof oo xirfadlayaasha warbaahinta ah oo ka kala socdey xarumaha warbaahinta Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka hawlgala caasimadda Soomaaliya, Muqdisho.\u00a0\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Munaasabadihii furitaanka iyo xiritaanka tababarka saddexda maalmood socdey, ayaa Ku-xigeenka Duqa magaalada Muqdisho ee Ka Madaxda ah Siyaasadda iyo Amniga, Maxamed Axmed Diiriye \u201cYabooh\u201d, uu ka sheegey in tababarku uu yimid waqtigii loo baahnaa marka lagu xisaabtamo marin-habaabinta ballaaran ee ka jirta Soomaaliya. Waxaa uu suxufiyiinta ku dhiirrigeliyey in ay si mas\u2019uuliyad leh ay u xaqiijiyaan macluumaadka si looga hortago in colaaduhu ay sii xoogeystaan.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cBedqabka iyo amniga suxufiyiinta iyo marin-habaabinta waa arrimo aad muhiim u ah in uu ka fekero maamulka. Waa u muhiim suxufiyiintu in si xaqiiqo iyo mas\u2019uuliyad ku dhisan ay uga soo gudbiyaan wararkooda si loo hubiyo in shaqadoodu aaney wax u dhimin bedqabkooda ama u sababin colaad,\u201d ayaa uu yiri Ku-xigeenka Duqa Magaalada.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Tababarka oo uu soo qabanqaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir uuna taageerey Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) waxaa diiradda lagu saarey in anshaxa warbaahinta iyo mabaa\u2019diida saxaafadda lagu saleeyo marka laga munaaaqashoonayo warar been ah iyo saameynta ay ku yeelan karaan colaadda. Talooyin la fulin karo oo ku saabsan sida la isu ilaalin karo marka ay jiraan xaalado colaadeed ayaa qayb muhiim\u00a0 ka ahaa tababarka.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaan ognahay in warbaahinta Soomaaliya ay haystaan coleysyo badan laakiin adinka oo haddana hawshiina wata, ayaa waxaa la idinkaga baahan yahay in aad mudnaan siisaan bedqabkiina iyo amnigiina shakhsiga ah. Wararka beenta ah iyo marin-habaabinta la socotey soo-if-bixidda warbaahinta bulshada ayaa weli culeys ku haya Soomaaliya,\u201d ayaa uu yiri Cabdinaasir Iidle, Agaasimaha Idaacadd Maamulka Gobolka Banaadir.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Suxufiga ruug-caddaaga ah ee leh waayo-aragnimimo ka badan afartanka sano, Axmed Maxamuud Dhicisow, ayaa sheegey in tababarku uu ku soo aadey waqtigii loo baahnaa waxaana uu ka hadley xaaladaha shaqo ee suxufiyiinta Soomaaliya ka dhex shaqeeya.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan ka qaybgaley 45 tababar oo ku saabsan warbaahinta laakiin midkan ayaa laga yaabaa in uu yahay mid ka dhex muuqda dhammaantood marka la eego sida uu xaaladda jirta ugu habboon yahay iyo sida taabogalka ah ee aqoonta loo wadaagayo,\u201d ayaa uu yiri.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Maymuuna Aadan Cagey, oo ah wariye ka tirsan Idaacadda Gobolka Banaadir, ayaa tababarka ka dib sheegtey, in ay hadda si ka badan sidii hore u ogsoon tahay dhibaatada muddada fog ay wararka beenta ah ku leeyihiin bulshada.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0\u201cMunaaqashooyinkii ku saabsanaa sida aan u hubin karo bedqabkeyga iyo amnigeyga marka aan ka dhex shaqeynayo deegaan colaadeed ayaa ahaa kuwo aan aad uga faa\u2019iideystey. Doodihii ku saabsanaa marin-habaabinta iyo wararka beenta ah ayaa sidoo kale ahaa kuwo xiiso leh maaddaama aan hadda awoodo in aan ogaado wararka beenta ah oo aan hubiyo in warbixinnadeydu ay xaqiiqda ku dhisan yihiin: ayaa ay tiri Maymuna.\u202f<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:240}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Tababarka ayaa ahaa dadaal ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo ATMIS si looga hortago faafidda wararka beenta ah iyo marin-habaabinta, kuwaas oo ah tabo ay badanaa adeegsato kooxda argagaxisada ah ee Al Shabaab.\u202f<\/span><\/p>\n<div id=\"pip-toast\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 29 Nofembar 2023 \u2013\u202fWararka beenta ah, marin-habaabinta, bedqabka, iyo amniga suxufiyiinta ayaa ka mid ahaa mowduucyada ku jirey tababar aqoon-is-weydaarsi ah oo 30 qof oo xirfadlayaasha warbaahinta ah oo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4576,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 29 November 2013 \u2013 Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 29 November 2013 \u2013 Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-29T11:30:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-12-04T17:13:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA\",\"datePublished\":\"2023-11-29T11:30:33+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-04T17:13:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\"},\"wordCount\":1478,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\",\"name\":\"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-11-29T11:30:33+00:00\",\"dateModified\":\"2023-12-04T17:13:05+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 29 November 2013 \u2013 Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 29 November 2013 \u2013 Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 29 November 2013 \u2013 Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-29T11:30:33+00:00","article_modified_time":"2023-12-04T17:13:05+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA","datePublished":"2023-11-29T11:30:33+00:00","dateModified":"2023-12-04T17:13:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/"},"wordCount":1478,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/","name":"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg","datePublished":"2023-11-29T11:30:33+00:00","dateModified":"2023-12-04T17:13:05+00:00","description":"Mogadishu, 29 November 2013 \u2013 Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53356124127_561be78250_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-mogadishu-journalists-with-misinformation-and-safety-training\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4575"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4619,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4575\/revisions\/4619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}