{"id":4556,"date":"2023-11-26T21:34:55","date_gmt":"2023-11-26T18:34:55","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4556"},"modified":"2023-11-29T12:38:25","modified_gmt":"2023-11-29T09:38:25","slug":"supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/","title":{"rendered":"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaayo, 26 Noofambar 2023<\/strong> \u2013 Si kor loogu qaado ilaalinta xuquuqda haweenka, maamulka Jubaland oo ay taageerayaan Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Sabtidii daah-furay 16-ka maalmood ee Dhaqdhaqaaqa ka-hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha gobolka.<\/p>\n<p>Iyadoo ay soo qaban qaabiyeen kooxda ATMIS ee isku xirka qeybaha rayidka ah iyo maamulka deegaanka ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland , waxaana isugu yimid qeybaha kala duwan ee ururada u dooda xuquuqda haweenka.<\/p>\n<p>\u201cWasaarad ahaan, waxaa naga go\u2019an inaan ciribtirno xad-gudubyada ku saleysan jinsiga iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha ee haweenka. Waxaan qaadney talaabooyin wax ku ool ah si aan uyareyno tirada xadgudubyada, sidoo kale wacyigelinteena bulshada ayaa saameyn weyn ku yeelatay,&#8221; ayay tiri Cadar Ismaaciil Juraati , wasiiru dowlaha haweenka iyo arrimaha qoyska Jubbaland.<\/p>\n<p>Iyadoo soo xiganaysa gabadh yar oo ay dhibaato ka soo gaadhay guurka qasabka ah ee caruurta, ayaa cadaysay in wasaaradeeda ay ka go\u2019an tahay inay taageerto ilaalinta haweenka iyo hablaha gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan sidoo kale kor u qaadaynaa wacyiga ku saabsan guurka degdega ah iyo gudniinka fircooniga ah (FGM), waxaanan kula talin lahaa aabayaasha inaysan ku qasbin gabdhahooda inay guursadaan waqti hore ka hor intaanay diyaar u ahayn nafsiyan iyo jidh ahaanba,&#8221; ayay kula talisay. Daahfurka ayaa sidoo kale ku soo aadey xilli ay hore tabobarro isdaba joog ah iyo wacyigelin kor loogu qaadayay aqoonta mas\u2019uuliyiinta maamulka Jubaland, ciidamada amniga Soomaaliyeed (SSF), ururada bulshada rayidka ah iyo madaxda bulshada oo ay qabteen Hawlgalka ATMIS waaxda Xuquuqul Insaanka iyo Ilaalinta Jinsiga (HRPG).<\/p>\n<p>Halku-dhaga sanadkan waa, \u201cAAN UMIDOWNO! Maalgelinta ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha\u201d waa qayb ka mid ah waajibaadka ATMIS ee dadaallada lagu joojinayo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.<\/p>\n<p>Khubaro iyo wakiilo ka socda\u00a0 ururada bulshada rayidka ah oo ka shaqeeya arrimaha saameeya haweenka iyo gabdhaha, iyo sidoo kale xubno ka tirsan dadweynihii ka soo qeyb galay daahfurka, ayaa galay doodo looga gol leeyahay in lagu wacyigaliyo xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Idiris Xasan Maxamuud Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Jubaland ayaa adkeeyey masuuliyadda lawadaago ee ku Aadan ilaalinta dadka Nugul..<\/p>\n<p>&#8220;Ujeedka 16-ka maalmood ee Dhaqdhaqaaqa waa in aan na xasuusino in ay waajib nagu tahay in aan ilaalino sharciga Xuquuqul Insaanka, annagoo si gaar ah diiradda u saarayna difaacidda xuquuqda haweenkeenna iyo gabdhaheenna,&#8221; ayuu yiri Maxamuud.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4566\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-300x169.png\" alt=\"\" width=\"772\" height=\"435\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-300x169.png 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-1024x577.png 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-768x432.png 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-1536x865.png 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-2048x1153.png 2048w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-1920x1081.png 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-1170x659.png 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Screen-Shot-2023-11-28-at-13.42.51-585x329.png 585w\" sizes=\"(max-width: 772px) 100vw, 772px\" \/><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<div id=\"pip-toast\"><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 26 Noofambar 2023 \u2013 Si kor loogu qaado ilaalinta xuquuqda haweenka, maamulka Jubaland oo ay taageerayaan Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Sabtidii daah-furay 16-ka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4564,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Kismayo, 26 November 2023 - To enhance the protection of women\u2019s rights, the Jubaland state administration supported by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday launched the annual 16 Days of Activism against Gender-Based Violence pledging to eliminate violence against women and girls in the region.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismayo, 26 November 2023 - To enhance the protection of women\u2019s rights, the Jubaland state administration supported by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday launched the annual 16 Days of Activism against Gender-Based Violence pledging to eliminate violence against women and girls in the region.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-26T18:34:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-29T09:38:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"788\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS\",\"datePublished\":\"2023-11-26T18:34:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-29T09:38:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\"},\"wordCount\":1323,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\",\"name\":\"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png\",\"datePublished\":\"2023-11-26T18:34:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-29T09:38:25+00:00\",\"description\":\"Kismayo, 26 November 2023 - To enhance the protection of women\u2019s rights, the Jubaland state administration supported by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday launched the annual 16 Days of Activism against Gender-Based Violence pledging to eliminate violence against women and girls in the region.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png\",\"width\":1280,\"height\":788},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Appuy\u00e9 Par L\u2019ATMIS, L&rsquo;\u00e9tat De Jubaland Lance Une Campagne D&rsquo;activisme De 16 Jours\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Kismayo, 26 November 2023 - To enhance the protection of women\u2019s rights, the Jubaland state administration supported by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday launched the annual 16 Days of Activism against Gender-Based Violence pledging to eliminate violence against women and girls in the region.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismayo, 26 November 2023 - To enhance the protection of women\u2019s rights, the Jubaland state administration supported by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday launched the annual 16 Days of Activism against Gender-Based Violence pledging to eliminate violence against women and girls in the region.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-26T18:34:55+00:00","article_modified_time":"2023-11-29T09:38:25+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":788,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS","datePublished":"2023-11-26T18:34:55+00:00","dateModified":"2023-11-29T09:38:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/"},"wordCount":1323,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/","name":"Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol\u2019olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png","datePublished":"2023-11-26T18:34:55+00:00","dateModified":"2023-11-29T09:38:25+00:00","description":"Kismayo, 26 November 2023 - To enhance the protection of women\u2019s rights, the Jubaland state administration supported by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday launched the annual 16 Days of Activism against Gender-Based Violence pledging to eliminate violence against women and girls in the region.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/3-Image-2023-11-28-at-13.00.52.png","width":1280,"height":788},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/supported-by-atmis-jubaland-state-launches-16-days-of-activism-campaign\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Appuy\u00e9 Par L\u2019ATMIS, L&rsquo;\u00e9tat De Jubaland Lance Une Campagne D&rsquo;activisme De 16 Jours"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4556"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4570,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4556\/revisions\/4570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}