{"id":4545,"date":"2023-11-24T15:21:22","date_gmt":"2023-11-24T12:21:22","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4545"},"modified":"2023-11-29T12:46:43","modified_gmt":"2023-11-29T09:46:43","slug":"atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/","title":{"rendered":"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 \u2013\u00a0<\/strong>Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran ee El Nino.<\/p>\n<p>Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ka tirsan hawlgalka ATMIS ayaa u qaybiyay agab isugu jiro cunno iyo kuwo aan cunno ahayn oo daruuri ah dadka ay saameynta ku yeesheen daadadka ee magaalada Baydhabo, oo ah caasimada ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed halkaasi oo nus milyoon dadka ah ay daadadku dhibaateeyeen.<\/p>\n<p>Xubin ka tirsan Guddiga Wax-ka-qabashada E-Nino ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ee uu sameeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed \u201cLaftagareen\u201d oo isla-markaanna ah Sarkaalka u qaabilsan Macluumaadka Dadweynaha\u00a0 Ciidamada Itoobiya ee ka Tirsan ATMIS, Gaashaanle Axmed, ayaa sharxay dadaallada badbaadinta ee ay sameeyeen ciidamada Itoobiya ee ka tirsan ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cCiidamadeenna waxay ka qaybqaaateen badbaadinta shacabka ku go&#8217;doonsanaa degaannada ay daadadka ku habsadeen.<\/p>\n<p>\u201cCiidamadeenna fadhigoodu yahay saldhigyada Hawlgallada Furimaha Hore ee magaalooyinka Baardheere, Buurdhuubo, iyo Garbahaaray ee gobolka Gedo ee Jubaland ayaa waxay sameeyeen hawlgallo daad-gureyn iyo badbaadin. Hawlgalladan ayaa lagu guuleystay in la fuliyo iyadoo la adeegsanayo doomo ay keentay Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SODMA),\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Cabdi Caruush, ayaa ATMIS ugu mahadceliyay kaalmada wuxuunna bah-wadaagta kale ee horumarinta ugu baaqay in ay gargaar dheeraad ah la soo gaaraan dadkan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad iyo aad uga mahadcelineynaa taageerada deeqsinimada leh ee ATMIS iyo sida joogtada ah ee ay ugu heellan yihiin umadda Soomaaliyeed. Waxay muujinaysaa walaaltanimada iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya ATMIS iyo Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ah Guddoomiyaha Guddiga Wax-ka-qabashada El-Nino ayaa sheegay roobabka aan kala joogsiga lahayn, ee bilowday horraantii bishii Oktoobar, in ay galaafteen nolosha 17 qofood. Wuxuu oggaaday in saameynta ay roobabka dad ku yeesheen in ay aad uga ballaaran tahay intii markii hore la saadaaliyay, kuwaas oo raad ku yeeshay degaamo ka baxsan webiyada jiinkooda oo ku yaalla gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cHadda, xaaladda bani&#8217;aadamnimo ee ka jirta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed way ka sii dartey, iyadoo biyaha daadadku ay ku habsadeen tuulooyin iyo beero dhan. Waxaan u baahanahay wax-ka-qabasho ballaaran oo degdeg ah, waxaanna dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bulshada Soomaaliyeedba ugu baaqaynaa in ay gargaar la soo gaaraan dadkan,\u201d ayuu hadalkiisa raaciyay.<\/p>\n<p>Wasiirka wuxuu xusay in hay&#8217;adaha bani&#8217;aadamnimada ee ka shaqeeya Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed in ay ku dadaalayaan sidii ay xaaladda u xakameyn lahaayeen waxayna ku baaqeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro. \u201cWaxaan sidoo kale ugu baaqaynaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bulshada Soomaaliyeed in ay noo yimaadaan si ay nooga caawiyaan sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyin bani&#8217;aadamnimo dheeraad ah,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ka-faa&#8217;iideystayaasha sida Xaawa Aadan Axmed iyo Ibraahim Cali Yaxye ayaa ugu mahadnaqay ATMIS iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed gargaarka ay soo gaarsiiyeen waqtigii loo baahnaa.<\/p>\n<p>\u201cTaageeradan aad ayaa loogu baahnaa, waxaanna ugu mahadnaqaynaa ATMIS iyo Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,\u201d ayuu yiri Mudane Ibraahim.<\/p>\n<p>Roobabka El Nino ayaa dhibaato weyn u geystay gobolka, taasoo keentay in dad badani ay ku guryo beelaan, waxayna burburiyeen kaabayaasha dhaqaale ee muhiimka ah, waxayna burburiyeen Waddooyinka ay mari jireen Gaadiidka Sahayda Sida.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4546,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-24T12:21:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-29T09:46:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2023-11-24T12:21:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-29T09:46:43+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\"},\"wordCount\":1243,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\",\"name\":\"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg\",\"datePublished\":\"2023-11-24T12:21:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-29T09:46:43+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-24T12:21:22+00:00","article_modified_time":"2023-11-29T09:46:43+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1367,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya","datePublished":"2023-11-24T12:21:22+00:00","dateModified":"2023-11-29T09:46:43+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/"},"wordCount":1243,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/","name":"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg","datePublished":"2023-11-24T12:21:22+00:00","dateModified":"2023-11-29T09:46:43+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/UBS.jpg","width":2048,"height":1367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-capacity-building-workshop-in-kampala-for-officials-from-somalia-ministry-of-information\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4545"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4573,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4545\/revisions\/4573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}