{"id":4494,"date":"2023-11-12T02:48:56","date_gmt":"2023-11-11T23:48:56","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4494"},"modified":"2023-11-18T10:04:20","modified_gmt":"2023-11-18T07:04:20","slug":"strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/","title":{"rendered":"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 11 Noofambar 2023<\/strong>: Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ee Waaxda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Martha Ama Akyaa Pobee ayaa boogaadisey wadashaqeynta ka dhaxeysa hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya iyo Madaxda Soomaaliya<\/p>\n<p>Munaasabad casho sharaf ah oo loogu sameeyay magaalada Muqdisho, kadib booqashadeeda oo saddex maalmood qaadatay, ayay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ku tilmaantay horumar la taaban karo oo dalka ka jira marka loo eego booqashadeedii hore. Waxay carrabka ku adkeysay waqtigii ku habboonaa iyo fahamka booqashadeeda, iyadoo u xaqiijisay ATMIS iyo hoggaamiyeyaasha Soomaalida taageerada joogtada ah ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan la laabanayaa qadarin badan. Dalkani wuxuu ku tallaabsaday horumarro waaweyn. Waxaan halkaan joogay dhowr sano ka hor, waxaanan arkaa horumarka jira. Waxaan rabaa in aan idiin caddeeyo in aan idinka helnay fikrado badan oo gashi u ah ururkeena. Taasoo ah in QM yeelato istaraatiijiyad taageero badan leh, oo la jaanqaadeysa baahiyaha dadka Soomaaliyeed,\u201d ayay tiri ASG.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar ayaa ku ammaanay Midowga Afrika iyo saaxiibada caalamka doorka ay ka qaadanayaan horumarka Soomaaliya. Wuxuu qiray in ATMIS, Midawga Yurub, iyo QM ay gacan ka geystaan soo kabashada iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya majoogteen meesha ay hada joogto haddii aan dhammaan taageeradiina la helin. \u00a0Soomaaliya waxay soo martay waddo dheer,\u201d ayuu yiri Wasiiru Dowlaha.<\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Souef ayaa Kaaliyaha QM ASG Pobee uga warramay xaaladda bini&#8217;aadantinimo ee Soomaaliya, dhimista ciidamada ATMIS, iyo guud ahaan isbeddelka, oo ay ku jiraan wax ka qabashada arrimaha fatahaadaha ee ay sababeen roobabka El Nino.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan kulan wax ku ool ah la yeelanay madaxda UNSOS, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) iyo taliyeyaashayada qaybaha si aan u aragno sida aan wax uga qaban karno fatahaadda ay sababeen roobabka El Nino,&#8221; ayuu yiri danjire Souef .<\/p>\n<p>Intii ay ku guda jirtay booqashadeeda, kaaliyaha (ASG) waxa ay wada hadal la yeelatay Ergeyga Gaarka ah iyo Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef , iyo Danjirayaal ka socda Dalalka ATMIS Ciidamada ka joogaan Soomaaliya (TCCs).<\/p>\n<p>Casho sharafta oo ka dhacday Xarunta ATMIS ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas\u2019uuliyiin uu ka mid yahay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar; Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing; ASG iyo madaxa UNSOS, Aisa Kacyira Kirabo; Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho ; Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sar. G. Sam Okiding , Taliye Ku-xigeennada Ciidanka, iyo Diblomaasiyiinta.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 11 Noofambar 2023: Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ee Waaxda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Martha Ama Akyaa Pobee ayaa boogaadisey wadashaqeynta&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4495,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 11 Noofambar 2023: Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ee Waaxda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Martha Ama Akyaa Pobee ayaa boogaadisey wadashaqeynta&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-11T23:48:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-18T07:04:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika\",\"datePublished\":\"2023-11-11T23:48:56+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-18T07:04:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\"},\"wordCount\":1413,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\",\"name\":\"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-11-11T23:48:56+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-18T07:04:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1706},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Strong ATMIS-Somali leadership collaboration key to stability, says UN ASG for Africa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 11 Noofambar 2023: Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ee Waaxda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Martha Ama Akyaa Pobee ayaa boogaadisey wadashaqeynta&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-11T23:48:56+00:00","article_modified_time":"2023-11-18T07:04:20+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1706,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika","datePublished":"2023-11-11T23:48:56+00:00","dateModified":"2023-11-18T07:04:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/"},"wordCount":1413,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/","name":"Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-11-11T23:48:56+00:00","dateModified":"2023-11-18T07:04:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53323345155_0c7ee540df_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1706},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/strong-atmis-somali-leadership-collaboration-key-to-stability-says-un-asg-for-africa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Strong ATMIS-Somali leadership collaboration key to stability, says UN ASG for Africa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4494"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4524,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4494\/revisions\/4524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}