{"id":4489,"date":"2023-11-11T09:54:11","date_gmt":"2023-11-11T06:54:11","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4489"},"modified":"2023-11-18T14:15:31","modified_gmt":"2023-11-18T11:15:31","slug":"jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/","title":{"rendered":"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaayo, 11 Nofembar 2023- <\/strong>Soddon iyo Lix sarkaal oo reer Jubbaland ah ayaa dhammeystey koorso shan maalmood socotey oo Tababarka Tababarayaasha ah oo ku saabsaneyd Xuquuqaha Aadanaha si kor loogu qaado aqoontooda iyo xirfadahooda la xiriira ilaalinta xuquuqaha carruurta iyo kooxaha kale ee nugul.<\/p>\n<p>Tababarka oo lagu qabtey magaalada dekadda leh ee Kismaayo waxaa qabanqaabiyey Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Kooxda Isuduwidda Waaxda Madaniga ah ee Jubbaland oo ay iskaashanayaan Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqaha Aadanaha ee Dowlad-goboleedka.<\/p>\n<p>Ka-qaybgalayaasha oo laga soo kala xuley wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Amniga iyo Dhallinyarada ee Jubbaland, Ciidamada Amniga Soomaaliya iyo ururrada bulshada rayidka ah ayaa loo sharxay mowduucyo kala duwan si loo baro aqoon, ay u adeegsan karaan in ay saaxiibbadooda ku tababaraan sida loo sii wanaajinayo ilaalinta carruurta.<\/p>\n<p>\u201cMid ka mid ah casharrada, waxaan ku baranney qeexidda iyo istiratiijiyadaha lagula dagaallamo xadgudubyada carruurta loo geysto ee ka dhaca bulshadeenna dhexdeeda. Tababarkan waxaa uu ahaa mid aan aad wax uga baranney oo aan wax ugu ogaanney,\u201d ayaa uu yiri Ibraahim Aadan Cabdullaahi oo ka socdey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.<\/p>\n<p>Mudane Ibraahim ayaa intaa raaciyey in koorsada uu ka faa\u2019iidey aqoon iyo xirfado ku saabsan sida loola dagaallamo xadgudubyada loo geysto carruurta iyo sida bedqabka carruurta loogu hubiyo bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<p>Carfoon Cali Maxamed oo sidoo kale ka socotey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa ATMIS uga mahadcelisey qabanqaabinta tababarka iyada oo sheegtey in uu gacan ka geysan doono kor-u-qaadista wacyiga ku aaddan culeysyada haysta carruurta iyo tallaabooyinka loo baahan yahay in la qaado si loo ilaaliyo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka munaaqashoonney mowduucyo kala duwan, sida ku-xadgudubka carruurta, qeexiddiisa, sababaha keena, iyo dhibaatooyinka soo wajaha carruurta kora iyaga oo aan helin daryeel waalid oo ku habboon. Ilaalinta carruurteennu waa muhiim, maaddaama ay yihiin qayb ka mid ah bulshadeenna, taas ayaana koorsadan ka dhigeysaa mid aad muhiim u ah,\u201d ayaa ay tiri Carfoon.<\/p>\n<p>Ka-qaybgale kale oo magaciisu yahay Feysal Xaaji ayaa sheegey in tababarku uu gacan ka siiyey in ay fahmaan muhiimadda ay leedahay ilaainta xuquuqaha carruurta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sidoo kale ka munaaqashoonney sida carruurta bulshadeenna badanaa loo dayaco, iyaga oo qaarkood aan helin waxyaabaha lagamamaarmaanka ah sida waxbarashada. Waxaa arrin laga xumaado ah in marka ay waalidiintu kala tagaan, carruurtu ay dhexda u galaan oo saameyn ku yeeshaan dhibaatooyinkan,\u201d ayuu uu yiri Mudane Feysal.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa qayb ka ahaa taxane lagu dhisayey kartida shaqaalaha heer federaal iyo heer dowlad-goboleedba.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 11 Nofembar 2023- Soddon iyo Lix sarkaal oo reer Jubbaland ah ayaa dhammeystey koorso shan maalmood socotey oo Tababarka Tababarayaasha ah oo ku saabsaneyd Xuquuqaha Aadanaha si kor loogu&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4491,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4489","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismaayo, 11 Nofembar 2023- Soddon iyo Lix sarkaal oo reer Jubbaland ah ayaa dhammeystey koorso shan maalmood socotey oo Tababarka Tababarayaasha ah oo ku saabsaneyd Xuquuqaha Aadanaha si kor loogu&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-11T06:54:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-18T11:15:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH\",\"datePublished\":\"2023-11-11T06:54:11+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-18T11:15:31+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\"},\"wordCount\":1289,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\",\"name\":\"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-11-11T06:54:11+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-18T11:15:31+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismaayo, 11 Nofembar 2023- Soddon iyo Lix sarkaal oo reer Jubbaland ah ayaa dhammeystey koorso shan maalmood socotey oo Tababarka Tababarayaasha ah oo ku saabsaneyd Xuquuqaha Aadanaha si kor loogu&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-11T06:54:11+00:00","article_modified_time":"2023-11-18T11:15:31+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH","datePublished":"2023-11-11T06:54:11+00:00","dateModified":"2023-11-18T11:15:31+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/"},"wordCount":1289,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/","name":"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg","datePublished":"2023-11-11T06:54:11+00:00","dateModified":"2023-11-18T11:15:31+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53320769544_03397a82a7_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/jubaland-state-officials-conclude-training-on-child-protection-in-emergencies-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4489"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4530,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4489\/revisions\/4530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}