{"id":4455,"date":"2023-11-04T13:26:33","date_gmt":"2023-11-04T10:26:33","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4455"},"modified":"2023-11-15T09:36:20","modified_gmt":"2023-11-15T06:36:20","slug":"induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/","title":{"rendered":"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 4 Noofambar 2023 <\/strong>\u2013 Laba iyo toban ka mid ah saraakiisha dhawaan ku soo biirey Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si guul leh ugu soo dhamaadey tababar shaqo-barasho oo shan maalmood ah, waxayna si buuxda ugu diyaar garoobeen inay gacan ka geystaan fulinta hadafyada howlgalka.<\/p>\n<p>Tababarkani, waa dadaal ay wada jir usameeyeen Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Adeegga Waxkaqabadka Miinada ee Qaramada Midoobay (UNMAS) iyagoo xaqiijiyay in si qoto dheer loo fahmo waajibaadka iyo istiraatijiyada ATMIS.<\/p>\n<p>Taliye ku-xigeenka Ciidanka ATMIS, ee waaxda Taageerada iyo Saadka, Sar. G.Peter Muteti, ayaa xaqiijiyay diyaarsanaanta saraakiisha, isaga oo soo xiganaya warbixintooda oo dhammaystiran ee ku aaddan habraacyada iyo qaab-dhismeedka sharciyeed ee howlgalka.<\/p>\n<p>Hadafka koobaad ee tababarka ayaa ahaa in la baro saraakiisha heerarka anshaxa iyo qalafsanaanta jawiga shaqada ee ay kala kulmi doonaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Iyadoo xili xadidan oo hal sano ah loo qabtay inay isbadal ku sameeyaan, Sar. G Muteti ayaa ka dhawaajiyay muhiimada ay leedahey in durba loo gudbo wejiga xiga ee howlgal. isagoo diiradda saaraya dhimista khatarta Al-Shabaab iyo xoojinta awoodda Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Militariga ee ATMIS, Sar. G. \u00a0Kindu Gezu, oo xaflada furitaanka ka hadlay, ayaa iftiimiyay xilliga muhiimka ah ee ay saraakiishu ymaadeen, iyadoo ATMIS ay isu diyaarinayso weji muhiim ah oo ah dhimista ciidamadeeda, isagoo carrabka ku adkeeyay doorka muhiimka ah ee sarkaal kasta uu ka ciyaaro howlgalka si uu uguuleysta.<\/p>\n<p>Saraakiishan iskudhafka ah ee ka kala socda wadamo kala duwan oo kala ah Eswatini, Kenya, iyo Uganda, ayaa keenaya khibrado kala duwan, waxayna maamuli doonaan hawl-maalmeedka xarunta laga xukumo hawlgalka ee Muqdisho sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Dhexe Cosmus Rutaremwa, oo ah Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka, ayaa ku tilmaamay tababarkan mid mideynaya, kaasoo xoojinaya sida ay saraakiisha uga go\u2019an tahay nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Tababarkan shaqo-barasho waxuu noo suurtageliyay in aan si wadajir ah uga wada shaqeyno sidii aan u nabadeyn lahayn Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri G. dhexe. Rutaremwa oo ka soo shaqeeyay Ciidamada Difaaca Dadka Uganda (UPDF) 37-dii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Sanele Diaminia, oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Xarunta sare ee hawlgalka, ayaa soo gudbiyay mahadcelinta tababarkan diyaarinta ah iyo rajada mustaqbalka ee Soomaaliya, iyadoo la aqoonsanayo isku xirnaanta nabadda iyo amniga gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rajeynayaa in aan arko Soomaaliya oo noqota Meesha ugu wanaagsan Afrika oo dhan, sababtoo ah haddii Soomaaliya wanaagsanaato, dalalka kale ee gobolka sidoo kale ayey wanaagsanaan doonaan,&#8221; ayuu yiri G. Diamini oo ka tirsanaa ciidamada Eswatini 20-kii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 4 Noofambar 2023 \u2013 Laba iyo toban ka mid ah saraakiisha dhawaan ku soo biirey Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si guul leh ugu&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4456,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 4 Noofambar 2023 \u2013 Laba iyo toban ka mid ah saraakiisha dhawaan ku soo biirey Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si guul leh ugu&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-04T10:26:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-15T06:36:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka\",\"datePublished\":\"2023-11-04T10:26:33+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-15T06:36:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\"},\"wordCount\":1365,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\",\"name\":\"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-11-04T10:26:33+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-15T06:36:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"UN PROGRAMME D&rsquo;INITIATION PR\u00c9PARE DE NOUVEAUX OFFICIERS DE L\u2019ATMIS POUR LA MISSION\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 4 Noofambar 2023 \u2013 Laba iyo toban ka mid ah saraakiisha dhawaan ku soo biirey Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si guul leh ugu&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-04T10:26:33+00:00","article_modified_time":"2023-11-15T06:36:20+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka","datePublished":"2023-11-04T10:26:33+00:00","dateModified":"2023-11-15T06:36:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/"},"wordCount":1365,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/","name":"Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg","datePublished":"2023-11-04T10:26:33+00:00","dateModified":"2023-11-15T06:36:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53306949423_697efa17d4_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/induction-programme-equips-newly-rotated-atmis-officers-for-mission-readiness\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"UN PROGRAMME D&rsquo;INITIATION PR\u00c9PARE DE NOUVEAUX OFFICIERS DE L\u2019ATMIS POUR LA MISSION"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4455"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4516,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4455\/revisions\/4516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}