{"id":4446,"date":"2023-11-03T16:07:16","date_gmt":"2023-11-03T13:07:16","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4446"},"modified":"2023-11-15T09:40:07","modified_gmt":"2023-11-15T06:40:07","slug":"somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/","title":{"rendered":"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta"},"content":{"rendered":"Muqdisho, 3 Noofambar 2023 \u2013 Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa shalay ku biiray caalamka intiisa kale si ay u xusaan maalinta caalamiga ah ee joojinta isla xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta, iyagoo ku baaqay in wax badan laga qabto si looga ilaaliyo weerarrada, oo ay ku jiraan in baaritaanno degdeg ah la sameeyo marka dambiyada dhacaan.<\/p>\n<p>Baaqan ayaa laga sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ iyagoo gacan ka helaya hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), kaasi oo looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa badqabka suxufiyiinta ka howlgala Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMa jiri karto maamul wanaag iyo isla xisaabtan haddii aysan jirin saxaafad xor ah, haddii aan xuquuqdeeda la ilaalin, lana xaddido helidda xogta dadweynaha. Waxaa jirta baahi joogta ah oo dhanka xogta ah, sidaas darteed waxaa mudan in laga shaqeeyo badbaadada iyo amniga suxufiyiinta Soomaaliyeed, gaar ahaan maalintan qiimaha badan,\u201d ayuu yiri guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf Axmed oo ka hadlayay munaasabaddii Khamiista.<\/p>\n<p>Xog laga helay Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) intii u dhaxaysay Jannaayo 2019 ilaa Juun 2022, waxaa dhacay 759 weerar oo ka dhan ah saxafiyiinta oo ay ku jiraan shan dil oo dhacay xilli ay socdeen 89 doorasho oo ka dhacay 70 waddan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cadaalada oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa si kastaba ha ahaatee xusay in iyadoo xorriyadda saxaafaddu ay muhiim u tahay dowlad wanaagga, haddana saxaafaddu ay waajib ku tahay in ay si dhab ah u tabiyaan warar sugan.<\/p>\n<p>In ka badan 60 suxufi oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa ka soo qeyb galay munaasabadda xuska oo halku dhiggiisu ahaa: Dalbashada Cadaaladda Suxufiyiinta \u2013 Mawqif ka soo horjeeda isla xisaabtan la\u2019aanta, iyadoo la raacayo hindisaha Midowga Afrika ee Aamusiinta Qoryaha, kaasi oo salka ku haya ka go\u2019naanshaha siyaasadeed ee dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika kaasoo ah \u00a0ciribtirka waxyaabaha sababa khilaafaadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhankiisa, Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta NUSOJ Cumar Faaruuq Cismaan, ayaa ka deyriyay inay sii kordhayaan dambiyada ka dhanka ah Suxufiyiinta, isagoo xusay in 13-kii sano ee la soo dhaafay in lagu dilay Soomaaliya 62 Wariye, laguna dhaawacay 67 kale, wuxuuna ku baaqay in tallaabo adag laga qaado.<\/p>\n<p>\u201cMaanta, iyadoo aan xusayno maalinta caalamiga ah ee joojinta isla xisaabtan la\u2019aanta ka dhanka ah dambiyada suxufiyiinta, waxaan ku baaqaynaa in si degdeg ah loo baaro dembiilayaasha. Intaa waxaa dheer, waxaan dalbanaynaa in la joojiyo gabaadka la siinayo dembiilayaasha ama dadka ka dambeeya dilalka qorsheysan ee suxufiyiinta,\u201d ayuu yiri Mudane Cismaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Mudane Cusmaan ayaa ku baaqay in si hufan loo dhaqan geliyo Qorshaha Qaranka ee Badbaadada Saxafiyiinta Soomaaliyeed, xoojinta nidaamka cadaaladda dembiyada si wax looga qabto loona dhibaateeyo dembiilayaasha gala dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta, iskaashi iyo taageero caalami ah si loola dagaallamo isla xisaabtan la\u2019aanta ka jirta federaalka iyo heerarka gobolka, iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Xoghayuhu waxa uu xusay in si badheedh ah loo beegsado suxufiyiinta ka hawl-gala Soomaaliya, loo hanjabaado iyo loona caga-jugleeyo, halka kuwo kalena lagu khasbo in ay dalka ka baxaan, taasina ay hoos u dhigto xorriyadda hadalka oo muhiim u ah dawlad wanaagga.<\/p>\n<p>Marwo Idman Yaxye Maxamed oo ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta ah ee ka howlgala magaalada Muqdisho, ayaa tiri munaasabadu waxey siisey saxafiyiinta madal ay uga hadlaan caqabadaha soo wajaha iyo siyaabihii ammaankooda kor ugu qaadi lahaayeen.<\/p>\n<p>&#8220;ka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ahaan waxay noo tahay maalin muhiim ah aniga iyo saxafiyiinta kaleba sababtoo ah waxaan raadin karnaa habab aan ku wanaajino amnigeena, anakoo la kulmeyno hanjabaado marka aan gudanayna waajibaadkeena shaqo,&#8221; ayay tiri.<\/p>\n<p>Maxamed Axmed Rooraaye oo isna ka mid ah suxufiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay isagoo yiri \u201cWaxaan rajeynayaa in maanta oo kale aan u dabaal degeyno in aan soo saarno natiijooyin wax ku ool ah oo wax badan ka tari doona amniga iyo badqabka suxufiyiinta Soomaaliya\u201d.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<div id=\"pip-toast\"><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 3 Noofambar 2023 \u2013 Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa shalay ku biiray caalamka intiisa kale si ay u xusaan maalinta caalamiga ah ee joojinta isla xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4447,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 3 November 2023 - Journalists in Somalia joined the rest of the world yesterday to commemorate the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with a call for more to be done to protect them from attacks, including speedy and expeditious investigation of cases.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 3 November 2023 - Journalists in Somalia joined the rest of the world yesterday to commemorate the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with a call for more to be done to protect them from attacks, including speedy and expeditious investigation of cases.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-11-03T13:07:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-15T06:40:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta\",\"datePublished\":\"2023-11-03T13:07:16+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-15T06:40:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\"},\"wordCount\":1954,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\",\"name\":\"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-11-03T13:07:16+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-15T06:40:07+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 3 November 2023 - Journalists in Somalia joined the rest of the world yesterday to commemorate the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with a call for more to be done to protect them from attacks, including speedy and expeditious investigation of cases.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LES JOURNALISTES SOMALIENS COMM\u00c9MORENT LA JOURN\u00c9E INTERNATIONALE POUR METTRE FIN \u00c0 L&rsquo;IMPUNIT\u00c9 POUR LES CRIMES CONTRE LES JOURNALISTES\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 3 November 2023 - Journalists in Somalia joined the rest of the world yesterday to commemorate the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with a call for more to be done to protect them from attacks, including speedy and expeditious investigation of cases.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 3 November 2023 - Journalists in Somalia joined the rest of the world yesterday to commemorate the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with a call for more to be done to protect them from attacks, including speedy and expeditious investigation of cases.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-11-03T13:07:16+00:00","article_modified_time":"2023-11-15T06:40:07+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta","datePublished":"2023-11-03T13:07:16+00:00","dateModified":"2023-11-15T06:40:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/"},"wordCount":1954,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/","name":"Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la\u2019aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg","datePublished":"2023-11-03T13:07:16+00:00","dateModified":"2023-11-15T06:40:07+00:00","description":"Mogadishu, 3 November 2023 - Journalists in Somalia joined the rest of the world yesterday to commemorate the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists with a call for more to be done to protect them from attacks, including speedy and expeditious investigation of cases.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/53304852059_cf3d369702_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-journalists-commemorate-international-day-to-end-impunity-for-crimes-against-journalists\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LES JOURNALISTES SOMALIENS COMM\u00c9MORENT LA JOURN\u00c9E INTERNATIONALE POUR METTRE FIN \u00c0 L&rsquo;IMPUNIT\u00c9 POUR LES CRIMES CONTRE LES JOURNALISTES"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4446"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4519,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4446\/revisions\/4519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}