{"id":4428,"date":"2023-10-29T19:13:58","date_gmt":"2023-10-29T16:13:58","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4428"},"modified":"2023-10-31T10:28:18","modified_gmt":"2023-10-31T07:28:18","slug":"atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/","title":{"rendered":"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland."},"content":{"rendered":"<strong>Dhoobley, 28 Oktoobar 2023<\/strong> \u2013 Taliye ku-xigeenka ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee waaxda Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti, ayaa soo gabagabeeyey booqasho rasmi ah oo laba maalmood qaadatay oo uu ku joogay Dowlad Goboleedka Jubbaland, si uu ugu kuur galo xaaladda ciidamada ku sugan Dhoobley.<\/p>\n<p>Isagoo la hadlayay shaqaalaha ATMIS ee ku sugan magaalada Dhoobley, Sar. G. Muteti ayaa ku ammaanay ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS, kaalinta mugta leh ee ay ka qaateen sidii loo yareyn lahaa khataraha Al-Shabaab iyo ilaalinta shacabka ku nool gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>&#8220;Dadaalka hagar la&#8217;aanta ah ee aad siiseen howlgalka nabad ilaalinta waa mid ammaan mudan, waxaana aaminsanahay inta ay ATMIS la shaqeyneyso ciidamada ammaanka Soomaaliya, ay si wadajir ah ugu guuleysan karaan Al-Shabaab awoodeedana u daciifin karaan iyagoo nabadda waarta gaarsiinaya Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri Sar. G Muteti.<\/p>\n<p>Sar. G Muteti ayaa sidoo kale soo kormeeray Saldhigyada Howlgalka ATMIS ee qaybta labaad ee ay ka midyihiin Afmadow, Hosingo, iyo Tabda.<\/p>\n<p>Wuxuu ammaanay dowrka ay ciyaareen qeybaha kal duwan ATMIS, oo ay ku jiraan militariga, booliiska, iyo qeybaha rayidka, isagoo ku booriyay inaysan ka daalin taageerada Soomaaliya si loo gaaro nabad iyo xasillooni. Waxaa kale ee uu ku bogaadiyay xiriirka caafimaadka qaba ee ay la leeyihiin ciidamada amniga Soomaaliya, maamulka deegaanka iyo shacabka gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Ujeedada ATMIS waa in ay fuliso waajibaadkeeda oo ah in ay Soomaaliya noqoto mid ammaan ah, xasiloon, oo awood u leh in ay ka qayb qaadato dib-u-dhiskeeda dhaqaale,&#8221; ayuu raaciyay Sar.G. Muteti.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in askarta ATMIS ay mas\u2019uuliyad ka saaran tahay ilaalinta nolosha dadka inta lagu jiro howlgallada militari iyo inay u hoggaansamaan shuruucda caalamiga ah oo ay ku jiraan sharciga caalamiga ah ee bini\u2019aadantinimada iyo heshiisyada kale.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Labaad, Sarreeye Guuto William Kamoiro, ayaa uga mahad celiyay Taliye ku xigeenka Ciidanka sida uu uxaqiijiyey in waqtiga ku haboon la gaarsiiyo taageerada dhanka saadka si wax looga qabto caqabadaha badan ee dhanka amniga ah ee saameeya howlahooda shaqo ee Jubaland.<\/p>\n<p>&#8220;Taageerada saadka ee wax ku oolka ah awgeed, ciidamadeenu waxay xoojiyeen roondooyinka gobolka oo dhan, waxayna qabteen munaasabado badan oo lagu dhisayo awoodda dadka deegaanka iyo Ciidamada Amniga Soomaaliyeed, taasoo si wanaagsan kor ugu qaadeysa kobaca gobolka,&#8221; ayuu raaciyay Sar. G. Kamooiro.<\/p>\n<p>Kenya ayaa weli ah xubin adag oo ka mid ah wadamada ATMIS ee ay ciidmadaka ka joogaan Soomaaliya \u00a0(TTC&#8217;s), waxaana weheliya Burundi, Djibouti, Ethiopia, iyo Uganda.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhoobley, 28 Oktoobar 2023 \u2013 Taliye ku-xigeenka ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee waaxda Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti, ayaa soo gabagabeeyey booqasho&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4431,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhoobley, 28 Oktoobar 2023 \u2013 Taliye ku-xigeenka ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee waaxda Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti, ayaa soo gabagabeeyey booqasho&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-29T16:13:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-31T07:28:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland.\",\"datePublished\":\"2023-10-29T16:13:58+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-31T07:28:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\"},\"wordCount\":768,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\",\"name\":\"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-10-29T16:13:58+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-31T07:28:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS Deputy Force Commander commends collaboration between ATMIS and Somali Security Forces in Jubaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhoobley, 28 Oktoobar 2023 \u2013 Taliye ku-xigeenka ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee waaxda Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti, ayaa soo gabagabeeyey booqasho&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-10-29T16:13:58+00:00","article_modified_time":"2023-10-31T07:28:18+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland.","datePublished":"2023-10-29T16:13:58+00:00","dateModified":"2023-10-31T07:28:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/"},"wordCount":768,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/","name":"Taliye Ku Xigeenka Ciidanka ATMIS Oo Boogaadiyey Wadashaqeynta Ka Dhaxeyso ATMIS Iyo Ciidanka Amaanka Soomaaliya Ee Jooga Jubaland. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg","datePublished":"2023-10-29T16:13:58+00:00","dateModified":"2023-10-31T07:28:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53289902105_58a6d1eea8_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-deputy-force-commander-commends-collaboration-between-atmis-and-somali-security-forces-in-jubaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS Deputy Force Commander commends collaboration between ATMIS and Somali Security Forces in Jubaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4428"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4432,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4428\/revisions\/4432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}