{"id":4411,"date":"2023-10-21T23:02:54","date_gmt":"2023-10-21T20:02:54","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4411"},"modified":"2023-10-22T15:30:25","modified_gmt":"2023-10-22T12:30:25","slug":"atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/","title":{"rendered":"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar  Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland"},"content":{"rendered":"Kismaayo, 21 Oktoobar 2023 \u2013 26 ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Qaybo kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayuu usoo gabagaboobey tababarka tabobarayaasha oo socday muddo shan maalmood ah kuna saabsanaa ka-hortagga xad-gudubyada Galmada iyo dhibaatooyinka Jinsiga (SGBV).<\/p>\n<p>Tababarkan oo ka dhacay magaalo xeebeedka Kismaayo ayaa waxaa si wada jir ah u soo qabanqaabiyay hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS iyo wasaaradda haweenka, arrimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka Jubaland.<\/p>\n<p>Ka soo qayb galayaasha oo ka kala socday wasaaradaha dowlad goboleedka Jubaland, ciidamada amniga Soomaaliya, adeegg bixiyeyaasha iyo wakiillada ururada bulshada rayidka ah ayaa lagu soo qaatay mowduucyo kala duwan oo ay ka mid yihiin mabaadi\u2019da aasaasiga ah ee xuquuqul insaanka, xadgudubka carruurta, ka-hortagga ka faa\u2019iidaysiga galmada iyo badqabka dhibanayaasha la kulmey xadgudubyada galmada.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo lagu bartey sharciyada ka dhan ah rabshadaha jinsiga, taageerada maskax ahaaneed ee dhibbanayaasha iyo farsamooyinka waraysigooda.<\/p>\n<p>&#8220;Ka qaybgalayaasha waxaa la baray sida loo bixiyo tababarada iyo kobcinta garaad oo ku saabsan mawduucyada muhiimka ah ee ka hortagga xadgudubyada ku saleysan jinsiga iyo ka faa&#8217;iidaysiga galmada sharcidarada ah,&#8221; ayay tiri Ifraax Cawil oo ah mas&#8217;uul ka tirsan wasaaradda haweenka, Arrimaha qoyska iyo Xuquuqul Insaanka dowlad goboleedka Jubaland<\/p>\n<p>&#8220;Waxay barteen farsamooyin kala duwan oo lagu baraarujiyo dadweynaha si toos ah ama iyada oo loo qabanayo dood cilmiyeedyo. Waxuuna ahaaa tababar wanaagsan oo faa&#8217;iido leh,&#8221; ayay raacisay, iyadoo ku nuuxnuuxsatay muhiimadda ay leedahay kor u qaadista wacyiga bulshada ee khatarta xadgudubyada ku saleysan jinsiga.<\/p>\n<p>Waxaa soo qabanqaabiyay kooxda ATMIS ee Ilaalinta Xuquuqul Insaanka iyo Jinsiga (PHRG), tababarku waa qayb ka mid ah hindisaha joogtada ah ee lagu taageerayo hirgelinta War-murtiyeedka Wadajirka ahaa iyo Qorshe Hawleedka Qaranka ee ka hortagga xadgudubyada galmada ee xaaladaha dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nalagu qalabeeyay aqoontii iyo xirfadihii loo baahnaa ee ku saabsanaa sidii tababarayaal loo noqon lahaa iyo sida ugu habboon ee shacabka loogu gudbin karo fariimaha muhiimka ah si toos ah iyo si dadbanba si aan u gaarno hadafka aan ka leenahay wacyigelinta bulshada\u201d ayuu yiri Arfon Cali oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa bulshada rayidka ah ee fadhigoodu yahay Jubaland.<\/p>\n<p>Ismaciil Maxamed oo ka mid ahaa ka soo qayb galayaasha ayaa isna ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in ragga lagu tababaro ka-hortagga xad-gudubyada Galmada iyo dhibaatooyinka Jinsiga (SGBV) maadaama ay iyagu yihiin kuwa ugu badan ee falalkaasi geysta.<\/p>\n<p>\u201cNin ahaan, aad ayaan ugu faraxsanahay in aan helay aqoon ku saabsan sida looga hortago noocyada kala duwan ee xadgudubyada ay raggu kula kacaan haweenka. Casharradii aan halkan ka bartay waxaan uga faa\u2019iidaysan doonaa inaan bulshada ku baro sidii haweenka looga ilaalin lahaa tacadiyadaa,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Iyada oo loo marayo tababarro xiriir ah, ATMIS oo kaashaneysa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay dooneysaa in ay xoojiso awoodda bulshooyinka iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqul insaanka si ay uga hortagaan xad-gudubyada Galmada iyo dhibaatooyinka Jinsiga (SGBV). si loo horumariyo haweenka iyo dhibanayaasha kale ee xadgudubyada.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 21 Oktoobar 2023 \u2013 26 ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Qaybo kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayuu usoo gabagaboobey tababarka tabobarayaasha oo socday muddo shan maalmood&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4412,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismaayo, 21 Oktoobar 2023 \u2013 26 ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Qaybo kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayuu usoo gabagaboobey tababarka tabobarayaasha oo socday muddo shan maalmood&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-21T20:02:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-22T12:30:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland\",\"datePublished\":\"2023-10-21T20:02:54+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-22T12:30:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\"},\"wordCount\":894,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\",\"name\":\"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png\",\"datePublished\":\"2023-10-21T20:02:54+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-22T12:30:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS trains Jubaland officials on preventing Gender-Based Violence\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismaayo, 21 Oktoobar 2023 \u2013 26 ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Qaybo kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayuu usoo gabagaboobey tababarka tabobarayaasha oo socday muddo shan maalmood&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-10-21T20:02:54+00:00","article_modified_time":"2023-10-22T12:30:25+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland","datePublished":"2023-10-21T20:02:54+00:00","dateModified":"2023-10-22T12:30:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/"},"wordCount":894,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/","name":"Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png","datePublished":"2023-10-21T20:02:54+00:00","dateModified":"2023-10-22T12:30:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/download.png","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-jubaland-officials-on-preventing-gender-based-violence\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS trains Jubaland officials on preventing Gender-Based Violence"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4411"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4416,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4411\/revisions\/4416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}