{"id":4377,"date":"2023-10-11T21:06:10","date_gmt":"2023-10-11T18:06:10","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4377"},"modified":"2023-10-12T10:39:16","modified_gmt":"2023-10-12T07:39:16","slug":"atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/","title":{"rendered":"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada"},"content":{"rendered":"<strong>Dhoobley, 11 Oktoobar 2023<\/strong> \u2013 Ciidamada Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee fadhigoodu yahay Dhoobley ayaa Arbacadii ku biirey kooxda haweenka deegaanka si ay talo bixino usiiyaan gabdhaha dugsiga hoose ee Dhoobley inta lagu guda jiro xuska maalinta caalamiga ah ee gabdhaha yaryar.<\/p>\n<p>Intii ay socotay munaasabadda, saraakiisha ciidamada ATMIS ee Kenya (KDF) oo ay weheliyaan ururka haweenka Dhoobleey \u2013 oo ah urur bulsho oo u ololeeya horumarinta haweenka ayaa gabdhaha iskuulka siiyey waxbarasho ku saabsan caafimaadka caadada iyo nadaafadda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan halkan u joognaa inaan gabdhaha kala hadalno dhinacyo kala duwan oo saameeya gabdhaha qaan-gaarka ah oo ay ku jiraan nadaafadda caadada, caafimaadka maskaxda iyo si xun u isticmaalka mukhaadaraadka,&#8221; ayay tiri Gashaanle Ruth Omedi, oo ah sarkaalka qaybta 2aad ee ATMIS uqaabilsan Jinsiga..<\/p>\n<p>&#8220;Waa waajibaadkeenna ka ATMIS ahaan inaan xaqiijino horumarinta haweenka iyo gabdhaha. Gaar ahaan, waxaan diiradda saareynaa caafimaadkooda sababtoo ah waa hantida kaliya ee gabdhahan ay haystaan xilligan, waxaanan u baahanahay inaan hantidaas u ilaalino si aan udhisno mustaqbalkooda,&#8221; ayay raacisay.<\/p>\n<p>Sarkaalka caafimaadka guud ee isbitaalka heerka labaad ee Dhoobley, sedax xidigle Janet Chebet, ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda ay leedahay nadaafadda qofka, maadaama ay yareyso khatarta caabuqa, isla markaana ay ka qeyb qaadaneyso caafimaadka guud ee bulshada.<\/p>\n<p>&#8220;Gabdhaha hadda si wanaagsan ayaa loo barey caafimaadka caadada, nadaafadda guud iyo dhaqamada fayodhowrka wanaagsan ee caafimaadkooda,&#8221; ayuu tiri sedax xidigle Chebet.<\/p>\n<p>Naciim Maxamed, oo xubin ka ah ururka haweenka Dhoobleey, ayaa sheegtay in tababarku uu awood u siin doono gabdhaha da&#8217;da yar inay si kalsooni leh uga gudbaan caqabadaha caadada. Waxayna uga mahadcelisay ATMIS hindisaheeda.<\/p>\n<p>&#8220;Waan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqdo barnaamijkan oo ujeedadiisu tahay in lagu horumariyo gabdhaha da&#8217;da yar iyadoo la siinayo xogaha muhiimka ah ee nadaafadda shakhsi ahaaneed iyo in lagala taliyo caafimaadka dhimirka. Waxaan rabnaa inaan ka codsano ATMIS, inay qabtaan kulamo kuwan la mid ah oo joogto ah,\u201d ayay xustay.<\/p>\n<p>Maalinta Caalamiga ah ee Gabdhaha yaryar ayaa la xusaa 11-ka Oktoobar sanad walba si loo aqoonsado xuquuqda gabdhaha iyo caqabadaha gaarka ah ee gabdhaha ay la kulmaan adduunka oo dhan.<\/p>\n<p>Maalintani waxay diiradda saaraysaa baahida loo qabo in wax laga qabto caqabadaha habluhu la kulmaan iyo in kor loo qaado awoodooda lana buuxiyo xuquuqdooda bini&#8217;aadminimo.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhoobley, 11 Oktoobar 2023 \u2013 Ciidamada Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee fadhigoodu yahay Dhoobley ayaa Arbacadii ku biirey kooxda haweenka deegaanka si ay talo bixino usiiyaan&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4388,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhoobley, 11 Oktoobar 2023 \u2013 Ciidamada Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee fadhigoodu yahay Dhoobley ayaa Arbacadii ku biirey kooxda haweenka deegaanka si ay talo bixino usiiyaan&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-11T18:06:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-12T07:39:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada\",\"datePublished\":\"2023-10-11T18:06:10+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-12T07:39:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\"},\"wordCount\":739,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\",\"name\":\"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-10-11T18:06:10+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-12T07:39:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS troops in Dhobley mentor girls on menstrual health\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhoobley, 11 Oktoobar 2023 \u2013 Ciidamada Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee fadhigoodu yahay Dhoobley ayaa Arbacadii ku biirey kooxda haweenka deegaanka si ay talo bixino usiiyaan&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-10-11T18:06:10+00:00","article_modified_time":"2023-10-12T07:39:16+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada","datePublished":"2023-10-11T18:06:10+00:00","dateModified":"2023-10-12T07:39:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/"},"wordCount":739,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/","name":"Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg","datePublished":"2023-10-11T18:06:10+00:00","dateModified":"2023-10-12T07:39:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/53251817328_04591f05f1_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-in-dhobley-mentor-girls-on-menstrual-health\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS troops in Dhobley mentor girls on menstrual health"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4377"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4390,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4377\/revisions\/4390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}