{"id":4230,"date":"2023-09-28T17:18:13","date_gmt":"2023-09-28T14:18:13","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4230"},"modified":"2023-09-29T10:32:30","modified_gmt":"2023-09-29T07:32:30","slug":"atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/","title":{"rendered":"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY."},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 28 Sebtembar 2023 <\/strong>\u2013 Labaatan sarkaal oo cusub oo uqaabilsanaa macluumaadka dadweynaha oo ka socday Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xirfadahooda ku aadanaa xiriir dadweynaha kobciyey si ay ufuliyaan howlaha howlgallada.<\/p>\n<p>Labaatanka sarkaal oo kala ahaa militari, booliis iyo cutubyo rayid ah oo ka kala socday wadamada ciidamada iyo booliiska ka joogaan, ayaa diiradda saaray mowduucyo kala duwan oo ay ku jiraan istaraatiijiyadda isgaarsiinta ATMIS, isgaarsiinta xasaradaha, iyo isbeddelada Warbaahinta Dhijitaalka ah, tababarkaas oo laba maalmood socday oo la soo gabagabeeyay Talaadadii.<\/p>\n<p>\u201cXidhiidh istaraatiijiyadeed ayaa muhiim u ah bixinta muuqaalka howlgalka marka aan fulineyno Waajibka ATMIS. Waxay naga caawinaysaa inaan bixino muuqaal, daah-furnaan, iyo isla xisaabtan ku saabsan sida aan u fulineyno waajibaadkanaga. Helitaanka iyo ilaalinta kalsoonida dadweynaha, kalsoonida iyo taageerada firfircoon ee howlgalka ayaa fure u ah howlaheena,\u201d ayuu yiri Sarkaalka Sare ee Isgaarsiinta ATMIS, Gifty Bingley bilowgii tababarka Isniintii.<\/p>\n<p>Doodaha kale waxaa ka mid ahaa ka-qaybgalinta dadweynaha, hababka iyo maareynta nuxurka, qorista wararka iyo casharradii laga bartay &#8211; kuwaas oo dhammaantood ka caawin doona ka qaybgalayaasha in ay si wanaagsan u gudbiyaan waajibaadka howlgalka, hawlaha, iyo barnaamijyada ka socda qaybaha kala duwan iyo gudaha wadamada Ciidamada iyo Booliska ka joogaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa ka mahad celiyay tababarka, waxayna ballan qaadeen in ay ku dhaqmi doonaan aqoonta si loo xoojiyo fahamka iyo taageerada howlgalka.<\/p>\n<p>Kormeere Moses Joe oo ah Madaxa Warfaafinta Dadweynaha fadhigiisuna yahay magaalada Kismaayo ayaa ku tilmaamay tababarkan mid ku soo aaday xilli fiican oo uu dhawaan u soo wareegey hawlgalka.<\/p>\n<p>&#8220;Waa mudnaan weyn inaan ka qayb-galno tababarkan oo naga caawin doona inaan kor u qaadno muuqaalka hawlaha ATMIS ee Soomaaliya,&#8221; ayay tiri kormeere. Joe. &#8220;Waxyaabaha halkan aan kala tagayo ayaa ah isticmaalka wax ku oolka ah ee warbaahinta bulshada si aan si wadajir ah oo joogto ah u iftiimiyo hawlaha ATMIS.&#8221;<\/p>\n<p>Sgt. Linda Atieno oo ka socotay qeybta militariga ee ATMIS ayaa ku tilmaantay tababarkan mid indho fur ah, gaar ahaan doodaha ku saabsan casharadii la bartay sanadihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan aqoon badan ka helnay aqoon-is-weydaarsigan kaasoo naga caawin doona inaan hubinno in howlaha qaybaheenna ay si aad ah uga muuqdaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka,&#8221; ayuu yiri Sgt. Atieno.<\/p>\n<p>ATMIS Soomaaliya waxay ka hawlgashaa lix aag oo Mas&#8217;uuliyad ka saarantahey,kuwaas oo ay ka hawlgalaan ciidamo ka socda shan Waddan oo kala ah Burundi, Ethiopia, Djibouti, Kenya, iyo Uganda waxaa sidoo kale saraakiil booliis ah ka joogaan afar waddan oo kala ah Ghana, Nigeria ah. Sierra Leone, iyo Uganda.<\/p>\n<div id=\"pip-toast\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 28 Sebtembar 2023 \u2013 Labaatan sarkaal oo cusub oo uqaabilsanaa macluumaadka dadweynaha oo ka socday Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xirfadahooda ku aadanaa xiriir&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4232,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 28 September 2023 \u2013 Twenty newly rotated Public Information Officers from African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have honed their skills on effective communication for mission activities.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 28 September 2023 \u2013 Twenty newly rotated Public Information Officers from African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have honed their skills on effective communication for mission activities.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-28T14:18:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-29T07:32:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY.\",\"datePublished\":\"2023-09-28T14:18:13+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-29T07:32:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\"},\"wordCount\":806,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\",\"name\":\"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-09-28T14:18:13+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-29T07:32:30+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 28 September 2023 \u2013 Twenty newly rotated Public Information Officers from African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have honed their skills on effective communication for mission activities.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 28 September 2023 \u2013 Twenty newly rotated Public Information Officers from African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have honed their skills on effective communication for mission activities.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 28 September 2023 \u2013 Twenty newly rotated Public Information Officers from African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have honed their skills on effective communication for mission activities.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-09-28T14:18:13+00:00","article_modified_time":"2023-09-29T07:32:30+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY.","datePublished":"2023-09-28T14:18:13+00:00","dateModified":"2023-09-29T07:32:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/"},"wordCount":806,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/","name":"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg","datePublished":"2023-09-28T14:18:13+00:00","dateModified":"2023-09-29T07:32:30+00:00","description":"Mogadishu, 28 September 2023 \u2013 Twenty newly rotated Public Information Officers from African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have honed their skills on effective communication for mission activities.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53212725923_07a6791baf_k.jpg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-public-information-officers-train-on-strategic-communication\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4230"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4235,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4230\/revisions\/4235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}