{"id":4212,"date":"2023-09-22T14:00:05","date_gmt":"2023-09-22T11:00:05","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4212"},"modified":"2023-09-23T08:53:17","modified_gmt":"2023-09-23T05:53:17","slug":"atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/","title":{"rendered":"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE"},"content":{"rendered":"<strong>Baraawe<\/strong> \u2013 Ciidamo ka tirsan hawlgalka Midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa amaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah oogu sameeyey rondo degmada Baraawe ee maamulka Koonfur Galbeed, si ay uga hortagaan weerarada ay maleegayaan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha kooxda 38-aad ee ciidamada Uganda (UPDF) ee qaybta ka ah ATMIS ee fadhigoodu yahay magaalada Baraawe, G.sare. Christopher Berochan, ayaa sheegay in roondooyinka wadajirka ah ay yihiin kuwo firfircoon iyo falcelinaya isla markaana ay gacan ka geysan doonaan sugidda amniga gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sii laba jibaarnay howlgallada aan si wadajir ah uwada fulinayno ciidamada amaanka Soomaaliya (SSF) ee lagula dagaalamayo khataraha Al-Shabaab ee Baraawe iyo nawaaxigeeda,\u201d ayuu yiri G.sare Berochan.<\/p>\n<p>Waxuu u xaqiijiyay dadka deegaanka in ciidamada Midowga Afrika inay sii wadayaan taageerada, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in ay sii wadi doonaan inay si wadajir ah ula shaqeeyaan Ciidamada Amaanka soomaaliya.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4215 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG3.jpeg 1080w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG3-300x225.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG3-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG3-768x576.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG3-585x439.jpeg 585w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rabnaa inaan u xaqiijinno dhammaan dadka degmada in ATMIS ay si wadajir ah ula shaqeyneyso Ciidamada Amaanka soomaaliya habeen iyo maalin si loo ilaaliyo nabadda iyo ammaanka degmada,&#8221; ayuu yiri G.sare Berochan.<\/p>\n<p>Iyadoo 210 km koonfur-galbeed ka xigta caasimadda Muqdisho, Baraawe waa magaalada dekada u ah dowlad goboleedka Koonfur-galbeed, waana mid ka mid ah aaga masuuliyada ATMIS.<\/p>\n<p>G.sare Berochan ayaa ku celceliyay in wada shaqeyntu ay muhiim u tahay xaqiijinta in degmada Baraawe ay ahaato mid ammaan ah si dadka deegaanka uwataan noloshooda caadiga ah.<\/p>\n<p>Hadalkiisa waxaa ka dhawaajiyay guddoomiyaha degmada Baraawe, Cumar Sheekh Cabdi Shafaana, wuxuuna ku nuux-nuux saday in ciidamada Midowga Afrika iyo Ciidamada Amaanka soomaaliya ay ka feejignaadaan sidii ay uga hortagi lahaayeen weerar kasta oo ay maleegayaan kooxaha argagaxisada ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4214 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG1.jpeg 1080w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG1-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG1-585x439.jpeg 585w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>\u201cMuhiimada roondooyinkaan waa in la fashiliyo weerarada qorsheysan ee Al-Shabaab, waxaana naga go\u2019an in aan joogteyno oo uuna wax weerar ah ka dhicin Baraawe\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha degmada oo sidoo kale ka qeyb qaatay roondooyinka wadajirka ah.<\/p>\n<p>Degmada Baraawe ayaa nabad ahayd tan iyo sanadkii 2014-kii markaasoo laga saaray Al-Shabaab oo magaalo xeebeedkan u adeegsan jiray furinta laga soo abaabulo falalka argagixisada ee Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee waaweyn lagu qaadi jirey.<\/p>\n<p>ATMIS iyo Ciidamada Amaanka soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe kordhiyey roondooyinka kadib markii warbixino sirdoon ay ogaadeen dhaq dhaqaaqyo xoog leh oo Al-Shabaab ay ka wadaan gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4216 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG4.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG4.jpeg 1080w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG4-300x225.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG4-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG4-768x576.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG4-585x439.jpeg 585w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baraawe \u2013 Ciidamo ka tirsan hawlgalka Midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa amaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah oogu sameeyey rondo degmada Baraawe ee maamulka Koonfur&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4213,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baraawe \u2013 Ciidamo ka tirsan hawlgalka Midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa amaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah oogu sameeyey rondo degmada Baraawe ee maamulka Koonfur&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-22T11:00:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-23T05:53:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE\",\"datePublished\":\"2023-09-22T11:00:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-23T05:53:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\"},\"wordCount\":742,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\",\"name\":\"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-22T11:00:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-23T05:53:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":810},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS and Somali security forces step up joint patrols in Barawe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baraawe \u2013 Ciidamo ka tirsan hawlgalka Midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa amaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah oogu sameeyey rondo degmada Baraawe ee maamulka Koonfur&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-09-22T11:00:05+00:00","article_modified_time":"2023-09-23T05:53:17+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":810,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE","datePublished":"2023-09-22T11:00:05+00:00","dateModified":"2023-09-23T05:53:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/"},"wordCount":742,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/","name":"Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg","datePublished":"2023-09-22T11:00:05+00:00","dateModified":"2023-09-23T05:53:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/IMG2.jpeg","width":1080,"height":810},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-security-forces-step-up-joint-patrols-in-barawe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS and Somali security forces step up joint patrols in Barawe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4212"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4222,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4212\/revisions\/4222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}