{"id":4173,"date":"2023-09-19T13:41:41","date_gmt":"2023-09-19T10:41:41","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4173"},"modified":"2023-09-19T23:37:17","modified_gmt":"2023-09-19T20:37:17","slug":"atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/","title":{"rendered":"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<strong>Jowhar, 19 Sebteembar 2023<\/strong> \u2013 Koox ka tirsan ciidamada booliska dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gabagabeeyay tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa habka loo maamulo saldhigyada booliska iyo yareynta dambiyada ka dhaca bulshada.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay ka qeyb galeen saraakiil ka tirsan ciidamada booliska ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa ee ATMIS ayaa lagu baranayay mowduucyo kala duwan, sida booliseynta bulshada, baaritaanada iyo soo qabashada, xariga, habka baarista dambiyada iyo qaababka iyo xilalka taliyeyaasha saldhigyada.<\/p>\n<p>\u201cKa ATMIS ahaan, waxaan ku faraxsanahay in aan in aan fulino tababarkan, iyadoo ay waajibaadkeena waxa ugu weyn ay ka mid tahay in aan ka qayb qaadano tayaynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,\u201d ayay tiri Hoggaamiyaha Kooxda ATMIS ee Tababarka iyo Horumarinta ee Qeybta 5-aad3, Saddax Alifle Zainab Mayah Conteh oo ka hadashay xafladii xiritaanka ee Isniintii.<\/p>\n<p>Saddax Alifle Conteh ayaa xustay in mowduucyada ay ka mid yihiin booliiseynta bulshada, xiritaanka, baaritaannada iyo xarigga ay muhiim u yihiin bilayska casriga ah iyo ka hortagga dembiyada.<\/p>\n<p>\u201cQaar ka mid ah farsamooyinka maanta halkan lagu bartay waa kuwo qiimo u leh booliska Soomaaliyeed iyo guud ahaan bulshada, waana sababta marka uu dal yeesho boolis tayo leh ay u badan tahay in uu hagaago nidaamka amniga\u201d ayay hadalkeeda ku dartay Saddex Alifle Saynab.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Saldhiga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar Xidigle Axmed Cabdulle Madoobe ayaa uga mahad celiyay Ciidanka Booliska ATMIS tababarkan ay si weyn ugu baahnaayeen Ciidamada Booliska Hirshabeelle.<\/p>\n<p>\u201cKoorsada shanta maalmood ah ee maamulka saldhigyada iyo booliiseynta bulshada waxay ahayd runtii mid qiimo leh. Ka qaybgalayaashu waxay heleen xirfado muhiim ah. Waxaan uga mahadcelineynaa booliska ATMIS tababarkan ay si weyn ugu baahnaayeen saraakiisheena booliska,\u201d ayuu yiri Madoobe.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in tababarkan uu ka caawin doono saraakiisha in ay si xirfadaysan u gutaan waajibaadkooda shaqo, sidoo kalena ay xiriir wanaagsan la yeeshaan bulshada.<\/p>\n<p>Sarkaal Cabdi Cismaan oo ka mid ahaa ka qeyb galayaasha ayaa sheegay in tababarkan uu sare u qaaday xirfadiisa iyo aqoontiisa ku aadan ka hortagga dambiyada iyo horumarinta xiriirka bulshada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka helay xirfado muhiim ah koorsadan shanta maalmood ah ee ku saabsan maamulka saldhigyada booliska oo ay bixiyeen ATMIS. Waxaan rajeyneynaa in mustaqbalka dhow ay qabtaan tababaro badan oo aqoon kororsi ah\u201d ayuu yiri Cismaan oo ka tirsan saraakiisha booliiska Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Qaybta Booliska ee ATMIS waxa ay taageertaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyaga oo siiya tababarro tayo-dhis ah iyo la-talin, samaynta roondo joogto ah oo wadajir ah iyo ilaalinta xarumaha muhiimka ah.<\/p>\n<p>Barnaamijyada tababarka iyo la-talinta ayaa qeyb ka ah u diyaar garowga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ay si buuxda ugula wareegi doonaan mas\u2019uuliyadda amniga ka dib marka ay ATMIS ka baxdo Soomaaliya bisha December 2024-ta.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Madaxa Isku xirka Booliska ATMIS ee Hirshabeelle, SP Aguta Jimton iyo Madaxa ATMIS ee Arrimaha Rayidka ahna Isuduwaha Qaybta 5-aad ee ATMIS, Christopher Aria.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4176 size-large\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197177428_c9354a457d_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, 19 Sebteembar 2023 \u2013 Koox ka tirsan ciidamada booliska dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gabagabeeyay tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa habka loo maamulo saldhigyada booliska&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4174,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jowhar, 19 Sebteembar 2023 \u2013 Koox ka tirsan ciidamada booliska dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gabagabeeyay tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa habka loo maamulo saldhigyada booliska&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-19T10:41:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-19T20:37:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle\",\"datePublished\":\"2023-09-19T10:41:41+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-19T20:37:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\"},\"wordCount\":894,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\",\"name\":\"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-09-19T10:41:41+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-19T20:37:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS trains Hirshabelle Police Officers on Police Station Management\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jowhar, 19 Sebteembar 2023 \u2013 Koox ka tirsan ciidamada booliska dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gabagabeeyay tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa habka loo maamulo saldhigyada booliska&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-09-19T10:41:41+00:00","article_modified_time":"2023-09-19T20:37:17+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle","datePublished":"2023-09-19T10:41:41+00:00","dateModified":"2023-09-19T20:37:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/"},"wordCount":894,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/","name":"ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-09-19T10:41:41+00:00","dateModified":"2023-09-19T20:37:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53197012800_bb9673dc61_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-hirshabelle-police-officers-on-police-station-management\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS trains Hirshabelle Police Officers on Police Station Management"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4173"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4206,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4173\/revisions\/4206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}