{"id":4164,"date":"2023-09-17T22:02:51","date_gmt":"2023-09-17T19:02:51","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4164"},"modified":"2023-09-18T08:33:03","modified_gmt":"2023-09-18T05:33:03","slug":"atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/","title":{"rendered":"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka  Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<strong>Biyo Cadale &#8211; <\/strong>Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Saldhigga Bio Cadale ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Saldhigga Biyo Cadale oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana hoos yimaada mas\u2019uuliyadda ciidamada ATMIS ee Burundi (BNDF) ayaa ah mid istaraatiiji ah, maadaama ay tahay furinta difaaca ee magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Munaasabadda wareejinta Saldhigga ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas\u2019uuliyiin ka kala socday Hawlgalka ATMIS, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya (DFS) iyo xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOS.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhigga Biyo Cadale ee ATMIS, Gaashaanle Dhexe Philippe Butoyi oo xafladda ka hadlay ayaa sheegay in wareejinta mas\u2019uuliyadda amniga ay cadeyn u tahay hoggaanka Soomaaliya ee dib u dhiska dalka, ilaalinta shacabka, iyo xaqiijinta amniga iyo xasilloonida.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan marqaati ka nahay guulaha laga gaaray furimaha dagaalka oo ay ciidamada amaanka ee Soomaaliya ku muujiyeen awooddooda sii kordheysa ee ku aaddan sugidda amniga dalka. Waxaan aragnay ciidamada oo weeraray, qabsaday oo gacanta ku dhigay deegaano badan,\u201d ayuu yiri Gaashanle Dhexe Butoyi.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray, \u201cIn ay Ciidamada Amaanka Soomaaliyeed oo si xirfad leh u tababaran oo si wanaagsan u qalabaysan ay yihiin kuwa wax ka beddelaya dagaalka lagula jiro argagixisada Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Saldhigga Biyo Cadale, Saddex Xidigle Axmed Cali Taakow, ayaa saxiixay warqadaha wareejinta ee Saldhigga, taas oo cadayn u ah wareejinta mas\u2019uuliyadda amniga, waxaana goob joog ka ahaa wakiil ka socday Xarunta dhexe ee Hawlgalka ATMIS, Gaashaanle Dhexe Edouard Nzohabonayo iyo, Madaxa UNSOS ee unugga Qorshaynta Kala-guurka, Patrick Duah, iyo Taliye Ku-xigeenka Waaxda Hawlgallada ee CXDS, Gaashaanle Muxudiin Axmed.<\/p>\n<p>Wakiilka CXDS, Gaashaanle Muxudiin Axmed, ayaa uga mahadceliyey ciidamada ATMIS ee Burundi sida wanaagsan ee ay u suggeen amniga dowlad goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad u hurteen naftiinna, dhiigiina ugu daatay si aad cadowga uga difaacdaan dhulkeenna. Idinka ayaa sabab u ah in aan hadda sii xoogaysanno, maantana waxaan la wareegaynaa mas\u2019uuliyadda amniga ee Biyo Cadale,\u201d ayuu yiri Gaashanle Axmed.<\/p>\n<p>Intii ay wareejintu socotay ayaa hay\u2019adda UNSOS oo ATMIS ka taageerta dhanka saadka aya waxa ay sidoo kale ku wareejisay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qalab ay Qaramada Midoobay leedahay oo ay ka mid yihiin, Matoor, Warshadda biyaha sifeysa, baalayaasha cadceedda, ceelal riig ah, talaajado, qaboojiyaal, iyo haamaha kaydka biyaha iyo agab kale.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo qayb ka ah hannaanka wareejinta, UNSOS waxa ay qalab ay Qaramada Midoobay leedahay ugu deeqday Ciidamada XDS ee kala wareegaya ATMIS saldhigga. UNSOS waxa ay sidoo kale tababar u qabatay saraakiisha SNA si ay ugu suurtagasho in ay ku shaqeeyaan oo ay dayactiraan qalabkan,\u201d ayuu yiri Madaxa Unugga Qorsheynta Kala-guurka ee UNSOS, Patrick Duah.<\/p>\n<p>Dhimista Ciidamda ATMIS aya imaanaysa kadib Qaraarradii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay: 2628 (2022), 2670 (2022), iyo 2687 (2023), oo faraya ATMIS in ay ka soo saarto Soomaaliya laba kun oo askari marka la gaaro Juun 2023-da iyo saddex kun oo kale dhamaadka Sebtembar 2023-da.<\/p>\n<p>Wajigii kowaad ee lagu guulaysta ee dhimista ciidamda ATMIS ayaa dalka laga saaray 2000 oo askari, laguna wareejinta lix Saldhig bishii Juun 2023-da.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Biyo Cadale &#8211; Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4165,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Biyo Cadale &#8211; Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-17T19:02:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-18T05:33:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2023-09-17T19:02:51+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-18T05:33:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\"},\"wordCount\":1007,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\",\"name\":\"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg\",\"datePublished\":\"2023-09-17T19:02:51+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-18T05:33:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS begins Phase Two of Troop withdrawal \u2013 hands over Bio Cadale FOB to Somali National Army\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Biyo Cadale &#8211; Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-09-17T19:02:51+00:00","article_modified_time":"2023-09-18T05:33:03+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed","datePublished":"2023-09-17T19:02:51+00:00","dateModified":"2023-09-18T05:33:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/"},"wordCount":1007,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/","name":"ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada \u2013 kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg","datePublished":"2023-09-17T19:02:51+00:00","dateModified":"2023-09-18T05:33:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53193416545_e5e6135d10_k-2.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-phase-two-of-troop-withdrawal-hands-over-bio-cadale-fob-to-somali-national-army\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS begins Phase Two of Troop withdrawal \u2013 hands over Bio Cadale FOB to Somali National Army"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4164"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4170,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4164\/revisions\/4170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}