{"id":4109,"date":"2023-09-08T20:11:05","date_gmt":"2023-09-08T17:11:05","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4109"},"modified":"2023-09-09T08:50:22","modified_gmt":"2023-09-09T05:50:22","slug":"atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaayo, 8 Sebteembar 2023<\/strong> \u2013 Kow iyo labaatan sarkaal oo ka kala socday wasaaradaha Maamulka dowlad goboleedka Jubaland iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa dhameystey Tabobarka Tabobarayasha oo socday muddo shan maalmood ah \u00a0oo lagu baranayey Xuquuqul insaanka iyo Ilaalinta shacabka, tababarkaas oo lagu qabtey magaalo xeebeedka Kismaayo.<\/p>\n<p>Tabobarkan ayaa qeyb ka ah tababaro xiriir ah oo uu soo qaban qaabiyay howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) si loogu qalabeeyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka ah iyo mas\u2019uuliyiinta ururada bulshada rayidka lana siiyo aqoonta lagama maarmaanka u ah ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee gobolladooda.<\/p>\n<p>&#8220;Sida aad ogtihiin, mid ka mid ah waajibaadka ATMIS ayaa ah in la horumariyo ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo in la hubiyo in xuquuqda aadanaha lagu ixtiraamo hawlgalladayada iyo kuwa bahwadaagteena,&#8221; ayay Khamiistii tiri Gloria Jaase, oo ah Isuduwaha Qaybta Madaniga ee Ilaalinta xuquuqda aadanaha .<\/p>\n<p>Ka qeyb galayaasha tabobarkan ayaa qeyb ka noqon doona koox loo diri doono deegaanada kala duwan ee Jubaland si ay u tababaraan dadka deegaanka iyo kooxaha daneeya arrimaha xuquuqul insaanka iyo ilaalinta rayidka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rajeyneynaa in marka tababarkan uu dhamaado, ka qaybgalayaasha tabobarkan ay u gudbin doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayna xaqiijin doonaan in diyaariney tiro badan oo tababarayaal ah,&#8221; ayuu raaciyay Jaase oo sidoo kale ah Ku-simaha Sarkaalka Xuquuqda Aadanaha.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa fahamka ka qaybgalayaasha ee mabaadi\u2019da muhiimka ah ee Sharciga Xuquuqda Aadanaha Caalamiga ah, oo ay ku jiraan qaab-dhismeedka xuquuqul insaanka, xuquuqda carruurta, xuquuqda haweenka, iyo ilaalinta dadka gudaha ku barakacay (IDPs).<\/p>\n<p>Tabobarkan oo ay si wada jir ah u qabteen hawlgalka ATMIS ee qaybta isku xirka hay\u2019adaha rayidka ah ee magaalada Kismaayo iyo wasaaradda xuquuqul insaanka, haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowlad goboleedka Jubaland, casharada ayaa soo jiitey ka qaybgalayaasha ka kala socday Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Amniga, Waxbarashada iyo Dhalinyarada.<\/p>\n<p>Ayaan Maxamed Xasan oo xubin ka ah bulshada rayidka ah ee Jubaland ayaa sheegtay in tababarkan uu kor u qaadi doono aqoonteeda iyo awoodeeda ay ku ogaan karto kuna diiwaangelin karto xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee bulshada.<\/p>\n<p>\u201cTababarkan waxuu ahaa mid muhiim ii ah waayo waxa uu i baray xuquuqaha shakhsiga, taas oo iga caawin doonta inaan fahmo xuquuqdeena aasaasiga ah, waxaana sidoo kale ogaan doonaa hababka ugu fiican ee aan loogu xad gudbi karin xuquuqda dadka kale, &#8220;ayay tiri.<\/p>\n<p>Xuseen Maxamuud Jaamac oo ka soo qeyb galay ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in aqoontii uu bartey uu la wadaago asxaabtiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Ujeeddada Tababarkan waa in naloo diyaariyo in aan noqonno tababarayaal u xilsaaran fidinta iyo baahinta aqoonta aan halkan ku baraney oo aan gaarsiino xubnaha kala duwan ee bulshada,&#8221; ayuu xusay.<\/p>\n<p>Tan iyo intii uu ku lug lahaa arrimaha Soomaaliya, hawlgalka ATMIS waxa uu joogteeyey ka go\u2019naanshihiisa ku aaddan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka Soomaaliya, oo ay weheliso dhisidda awoodda Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF) iyo bulshada deegaanka, iyada oo laraacayo qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2628(2022).<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 8 Sebteembar 2023 \u2013 Kow iyo labaatan sarkaal oo ka kala socday wasaaradaha Maamulka dowlad goboleedka Jubaland iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa dhameystey Tabobarka Tabobarayasha oo socday muddo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4110,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Kismayo, 8 September 2023 - Twenty-one officers from Jubaland Federal Member State ministries and civil society organisations have completed a five-day training of trainer\u2019s course on human rights and civilian protection in the port city of Kismayo.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismayo, 8 September 2023 - Twenty-one officers from Jubaland Federal Member State ministries and civil society organisations have completed a five-day training of trainer\u2019s course on human rights and civilian protection in the port city of Kismayo.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-08T17:11:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-09T05:50:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland\",\"datePublished\":\"2023-09-08T17:11:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-09T05:50:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\"},\"wordCount\":948,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-09-08T17:11:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-09T05:50:22+00:00\",\"description\":\"Kismayo, 8 September 2023 - Twenty-one officers from Jubaland Federal Member State ministries and civil society organisations have completed a five-day training of trainer\u2019s course on human rights and civilian protection in the port city of Kismayo.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS conducts training on human rights for public officers in Jubaland State\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Kismayo, 8 September 2023 - Twenty-one officers from Jubaland Federal Member State ministries and civil society organisations have completed a five-day training of trainer\u2019s course on human rights and civilian protection in the port city of Kismayo.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismayo, 8 September 2023 - Twenty-one officers from Jubaland Federal Member State ministries and civil society organisations have completed a five-day training of trainer\u2019s course on human rights and civilian protection in the port city of Kismayo.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-09-08T17:11:05+00:00","article_modified_time":"2023-09-09T05:50:22+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland","datePublished":"2023-09-08T17:11:05+00:00","dateModified":"2023-09-09T05:50:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/"},"wordCount":948,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/","name":"Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-09-08T17:11:05+00:00","dateModified":"2023-09-09T05:50:22+00:00","description":"Kismayo, 8 September 2023 - Twenty-one officers from Jubaland Federal Member State ministries and civil society organisations have completed a five-day training of trainer\u2019s course on human rights and civilian protection in the port city of Kismayo.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53171333173_3835cc9e23_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-conducts-training-on-human-rights-for-public-officers-in-jubaland-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS conducts training on human rights for public officers in Jubaland State"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4112,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4109\/revisions\/4112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}