{"id":4096,"date":"2023-09-01T10:43:30","date_gmt":"2023-09-01T07:43:30","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4096"},"modified":"2023-09-06T10:51:23","modified_gmt":"2023-09-06T07:51:23","slug":"atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/","title":{"rendered":"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley"},"content":{"rendered":"<strong>Dhoobley, 1 Sebteembar 2023 \u2013 <\/strong>Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa shixnad dawo ah guddoonsiiyay Isbitaalka guud ee Dhoobley ee Jubaland si ay gacan uga geystaan horumarinta tayada caafimaadka ee gobolka.<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ahaa dawooyin kala duwan, siriinjooyin, qalab qalliin, cunnooyin quudinta dhallaanka iyo gacmo nadiifiyeyaal, iyo agab kale.<\/p>\n<p>&#8220;Sahayda caafimaad ee aan ku deeqnay waxay ka caawin doontaa cusbitaalka si uu u horumariyo daryeelka caafimaad ee tayada leh ee uu siiyo dadka deegaanka, waxaan sidoo kale ku dadaali doonaa in aan ka caawino isbitaalka taageero farsamo oo kale marka loo baahdo,&#8221; ayuu yiri sarkaal sare oo ka tirsan isbitaalka heerka labaad ee ATMIS ee magaalada Dhoobley, Gaashanle Dhexe Stanley Nganga.<\/p>\n<p>Iyada oo qayb ka ah taageeradooda bulshooyinka deegaanka ah, shaqaalaha caafimaadka ee Ciidamda KDF ee ATMIS ayaa bishii Maarso ee sanadkan ka bilaabay cusbitaalka Heerka Labaad ee Dhoobleey barnaamij ay ku barayaan ardayda caafimaadka deegaanka hababraacyada qalliimada.<\/p>\n<p>&#8220;Waa barnaamij tababar shaqo oo lix bilood ah oo looga taageerayo in ay bartaan habraacyada qolka qalliinka sida qaabilaada bukaannada qallinka galaayo iyo hababraacyada kale ee qalliinka,&#8221; ayuu raaciyay Gaashanle Dhexe Nganga.<\/p>\n<p>Agaasimaha Isbitaalka guud ee degmada Dhoobleey Cabdinaasir Maxamed oo agabkan guddoomay ayaa uga mahad celiyay ciidamada ATMIS sida ay mar walba u garab taagan yihiin xarumaha caafimaadka, sida deeqaha agabka caafimaadka, tababarka shaqaalaha iyo la tacaalidda bukaannada la ildaran xanuunada.<\/p>\n<p>&#8220;Waan ka mahadcelineynaa sahayda caafimaad iyo taageerada qiimaha leh ee ay nasiiyeen ciidamada KDF, kuwaas oo sii wada in ay naga taageeraan qaabilaada iyo gudbinta bukaanka. Intii ay hawlgallada ka fulinayeen gobolkan, waxay sii wadeen wax ka qabashada baahiyaha caafimaad ee bulsho ahaaneed,\u201d ayuu yiri Maxamed.<\/p>\n<p>Isbitaalka guud ee Dhoobleey oo lagu aasaasay dadaallada iskaashiga ah ee bulshada deegaanka, ayaa waxaa inta badan taageera ciidamada ATMIS iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xaruntu waxay leedahay awood ay ku maareyso baahiyaha caafimaad ee kala duwan oo ay ku jiraan daryeelka carruurta.<\/p>\n<p>Taas beddelkeeda, cisbitaalka heerka labaad ee ATMIS ee Dhoobley waxa uu bil kasta qaabilaa ku dhawaad boqol bukaan oo lagasoo gudbiyay cisbitaalka guud ee Dhoobley.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago dhaqdhaqaaqyada dagaal ee lagu xaqiijinayo xasilloonida iyo amniga gobollada Jubaland ee ay wadaan, ciidamada KDF ee ATMIS waxa ay wax ka qabtaan baahiyaha xarumaha caafimaadka, oo ay ku jiraan bixinta cunto, dawooyin, qalabka dhismaha iyo qalabka caafimaadka.<\/p>\n<p>Ciidamada ATMIS ayaa sidoo kale ka qayb qaata hawlaha kale ee looga golleeyahay in koo loogu qaado iskaashiga Rayidka iyo Ciidamada oo ay ka mid yihiin qodista ceelasha riigagga ah, dib u habeynta isbitaallada iyo dugsiyada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4099 size-large\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53155704064_bfbb954ad8_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhoobley, 1 Sebteembar 2023 \u2013 Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa shixnad dawo ah guddoonsiiyay Isbitaalka guud ee&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4097,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dhobley, 1 September 2023 - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have presented a consignment of medical supplies to Jubaland\u2019s Dhobley General Hospital to help improve quality healthcare in the region.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhobley, 1 September 2023 - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have presented a consignment of medical supplies to Jubaland\u2019s Dhobley General Hospital to help improve quality healthcare in the region.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-01T07:43:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-06T07:51:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley\",\"datePublished\":\"2023-09-01T07:43:30+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-06T07:51:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\"},\"wordCount\":817,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\",\"name\":\"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-09-01T07:43:30+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-06T07:51:23+00:00\",\"description\":\"Dhobley, 1 September 2023 - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have presented a consignment of medical supplies to Jubaland\u2019s Dhobley General Hospital to help improve quality healthcare in the region.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS troops provide medical supplies to Dhobley General Hospital\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Dhobley, 1 September 2023 - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have presented a consignment of medical supplies to Jubaland\u2019s Dhobley General Hospital to help improve quality healthcare in the region.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhobley, 1 September 2023 - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have presented a consignment of medical supplies to Jubaland\u2019s Dhobley General Hospital to help improve quality healthcare in the region.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-09-01T07:43:30+00:00","article_modified_time":"2023-09-06T07:51:23+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley","datePublished":"2023-09-01T07:43:30+00:00","dateModified":"2023-09-06T07:51:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/"},"wordCount":817,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/","name":"Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-09-01T07:43:30+00:00","dateModified":"2023-09-06T07:51:23+00:00","description":"Dhobley, 1 September 2023 - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have presented a consignment of medical supplies to Jubaland\u2019s Dhobley General Hospital to help improve quality healthcare in the region.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/53154919292_1ebfbdd730_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-provide-medical-supplies-to-dhobley-general-hospital\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS troops provide medical supplies to Dhobley General Hospital"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4096"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4104,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4096\/revisions\/4104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}