{"id":4092,"date":"2023-08-30T22:31:21","date_gmt":"2023-08-30T19:31:21","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4092"},"modified":"2023-08-31T22:30:35","modified_gmt":"2023-08-31T19:30:35","slug":"atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 30 Agoosto 2023<\/strong> \u2013Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xaqiijiyey sida ay uga go\u2019an tahay in uu taageero howlgallada milatari ee ay Soomaaliya hoggaaminayso ee ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab si loo xaqiijiyo nabadda iyo amniga Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bixista ATMIS ee Diseembar 2024-ka.<\/p>\n<p>&#8220;Hadafkeena, ka ATMIS ahaan iyo dhammaan daneeyayaasha howlgalkan ATMIS, ayaa ah inaan aragno Soomaaliya ammaan ah, xasiloon, barwaaqo ah oo nabad kuwada nool, aduunkana kula nool,&#8221; Taliyaha Ciidanka ATMIS Sar. Guud. Sam Okiding ayaa u sheegay saxafiyiinta Soomaaliyeed mar uu Shir jaraa\u2019id Talaadadii ku qabtey Xarunta dhexee ATMIS ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka ayaa sheegay in ay ATMIS xooga saareyso sidii kor loogu qaadi lahaa tayada Ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) si ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda amniga dalka, iyadoo ATMIS ay si tartiib tartiib ah ciidamadeeda ugala baxayso dalka .<\/p>\n<p>&#8220;Mid ka mid ah doorarkeena ugu muhiimsan ayaa ah in aan hubinno in aan siiney latalin Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si marka aan ka baxno Soomaaliya aysan u dhicin daldaloolo amni,&#8221; Sar Guud. Okiding ayaa sidaas sharaxay.<\/p>\n<p>Wajigii koowaad ee dhimista oo soo dhamaadey bishii June, ATMIS ayaa dalka kala baxday 2000 oo askari, \u00a0waxayna wareejisay lix saldhig oo ay hore uga hawlgeli jirtay iyadoo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2628 iyo 2670 (2022).<\/p>\n<p>Si wada jir ah Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), hawlgalka ATMIS ayaa soo gaba gabeeyay qiimeyn farsamo oo lagu sameeyay wajigii koowaad, waxaana hadda la diyaarinayaa in 3000 oo askari oo dheeraad ah laga saaro dalka.<\/p>\n<p>Talooyinka qiimeyntii farsamo ayaa la hor geyn doonaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 31ka Agoosto, iyadoo lagu daridoono macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan u diyaargarowga wejiga labaad ee la filayo 15ka Sebtembar. Saarista 3000 oo askari oo midawga Afrika ee wajiga labaad ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo dhamaadka bisha Sebtembar sida ku cad qaraarka Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2687.<\/p>\n<p>Sar. Gas Okiding ayaa ku bogaadiyay ciidamada ATMIS howlgalada militari ee ay iska kaashanayaan Ciidamada amaanka Soomaaliya ee ka socda gobolka Galgaduud kadib markii ay ku guulaysteen in ay wiiqaan awooda Al-Shabaab ee gobolada Jubbada Hoose, Shabeellaha Hoose, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka ATMIS waxa ay joogteeyeen guulihii ay gaadheen sannadihii la soo dhaafay iyaga oo aan wax dhul ah dib aysan ooga qabsan Al-Shabaab, isla markaana waxa ay fuliyeen waajibaadka ilaalinta rayidka, Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, hay\u2019adaha samafalka iyo kuwa kale,\u201d ayuu yidhi Sar. Guud Okiding. Waxa uu intaa ku daray, &#8220;Waa in Dhul horleh laqabto isla markaana ku wii hore la ilaaliyo. ATMIS ayaa xoojiyay dhammaan Guulahaas.&#8221;<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka ayaa ku booriyay beesha caalamka in ay sii wadaan taageeridda geeddi-socodka nabadda ee meelaha muhiimka ah oo ay ka mid yihiin qorista ciidamada, qaadista cunaqabateynta hubka, kobcinta awoodda, keenista awoodaha muhiimka ah iyo bixinta dhaqaale la saadaalin karo oo waara ee ATMIS iyo DFS.<\/p>\n<p>Wuxuu ku bogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) oo ku guuleystay inay la wareegaan lix Saldhig oo bishii June lagu wareejiyay, isagoo xusay in ATMIS ay sii wadi doonto taageerada hannaanka kala guurka ah ee ay Soomaaliya hormuudka ka tahay, taasoo ugu dambeyn ay ku wareejin doonaan mas\u2019uuliyadda amniga oo dhameystiran. dhamaadka sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Lt. Gen. Okiding ayaa waxaa wehliyey saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada ATMIS oo ay ka mid ahaayeen; Taliyaha Ciidanka Militariga ee ATMIS \u2013 Sar. Guuto. Tegegn Kindu Gezu, ku simaha Taliye ku xigeenka ee dhanka Howlaha iyo Qorsheynta \u2013 G.sare. Milton Katarinyeba, iyo Madaxa Warfaafinta Milliteriga ee ATMIS (CMIO) \u2013 G.sare. Mohamed Sirat Yusuf.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<div id=\"pip-toast\"><\/div>\n<div id=\"pip-toast\"><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 30 Agoosto 2023 \u2013Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xaqiijiyey sida ay uga go\u2019an tahay in uu taageero howlgallada milatari ee ay Soomaaliya&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4093,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 30 August 2023 \u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 30 August 2023 \u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-30T19:31:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-31T19:30:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1709\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab\",\"datePublished\":\"2023-08-30T19:31:21+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-31T19:30:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\"},\"wordCount\":1117,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\",\"name\":\"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-30T19:31:21+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-31T19:30:35+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 30 August 2023 \u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1709,\"caption\":\"ATMIS\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 30 August 2023 \u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 30 August 2023 \u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-30T19:31:21+00:00","article_modified_time":"2023-08-31T19:30:35+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1709,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab","datePublished":"2023-08-30T19:31:21+00:00","dateModified":"2023-08-31T19:30:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/"},"wordCount":1117,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/","name":"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-08-30T19:31:21+00:00","dateModified":"2023-08-31T19:30:35+00:00","description":"Mogadishu, 30 August 2023 \u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53150552050_6eaa6580be_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1709,"caption":"ATMIS"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-to-continue-supporting-somali-forces-in-ongoing-offensive-against-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4092"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4095,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4092\/revisions\/4095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}