{"id":4068,"date":"2023-08-27T17:27:24","date_gmt":"2023-08-27T14:27:24","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4068"},"modified":"2023-08-28T08:11:11","modified_gmt":"2023-08-28T05:11:11","slug":"joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/","title":{"rendered":"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si  habsami leh usocoto"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo<\/strong> \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo booqasho wadajir ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. , ayaa sheegay in qiimaynta farsamada ee wadajirka ah ee wejiga koowaad ee dhimista ciidanka ATMIS iyo qorshaynta wejiga labaad ay si habsami leh u socoto.<\/p>\n<p>Safarka ay ku weheliyeen Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Dr Aisa Kacyira, iyo xubno ka tirsan Kooxda Farsamada Wadajirka ah ee uu hoggaamiyo Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda (PSOD) ee Guddiga Midowga Afrika (AUC), Zinurine Alghali, ayuu Danjire Souef\u00a0 sheegay in labada gudi ee qiimeynta wajigii koobaad iyo qorsheynta wejiga labaad ee dhimista ciidanka \u00a0ay tahay inay is garab socdaan sababtoo ah waqti yar ayaa inoo harey fulintooda. Iyadoo hawlgalka ATMIS ka go&#8217;an tahay inuu xiligeeda ku fuliyo.<\/p>\n<p>Waajibaadka hadda ee ATMIS ayaa ah fulinta Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2687, oo ka codsanayaa Midowga Afrika iyo Dowladda Soomaaliya iyagoo la tashanaya Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay sameeyaan qiimeyn farsamo oo wadajir ah 31ka Agoosto 2023 si loo qiimeeyo wajiga koowaad ee dhimista 2000 oo askari iyo casharrada laga bartey, iyo sidoo kale saamaynta ay ku yeelan karaan dib-u-eegis lagu sameeyay qorshaha Amniga Qaranka iyo abuurista ciidanka, si loo diyaariyo qorshaha wejiyada haray ee dhimista \u00a0ciidanka ATMIS.<\/p>\n<p>Qaraarka ayaa sidoo kale ka codsanaya in uu hawlgalka\u00a0 ATMIS dhimo\u00a0 3000 oo askari 30ka Sebtembar 2023 si tirade ciidanka looga yareeyo 17,626 loona gaarsiiyo 14,626 askari 30ka Sebtembar ee sanadkan.<\/p>\n<p>Iyadoo dib loo xaqiijinayo sida ay Midowga Afrika uga go\u2019an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay si buuxda ula wareegto mas\u2019uuliyadda amniga ayuu Ku-simaha Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda ee Midowga Afrika, Mr. Zinurine Alghali, ku booriyay dhammaan dhinacyada ay khuseyso in ay xaqiijiyaan in guulihii adkaa ee la gaaray aan la lumin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa inaan bogaadinno dadaallada uu sameynayo hawlgalka\u00a0 ATMIS ee fulinta waajibaadkii loo igmaday, waxaana idiin wadnaa salaan iyo farriin taageero ah oo ka timid Golaha Nabadda iyo Ammaanka iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Musa Faki Mahamat. Midowga Afrika waxaa ka go\u2019an in dowladda Federaalka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegto mas\u2019uuliyadda amniga dalkooda si loo xaqiijiyo xasilloonida, horumarka, iyo barwaaqada shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri Mudane Alghali.<\/p>\n<p>Madaxa hayada Qaramada Midoobey ee UNSOS, Dr. Kacyira, ayaa xaqiijisay sida ay Qaramada Midoobay uga go\u2019an tahay xaqiijinta isbeddelka wanaagsan ee kala guurka ah, waxayna ku ammaantay dhammaan dhinacyada ay khuseyso guusha laga gaaray wajigii koowaad ee dhimista ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rabaa in aan sheego in wejigii koowaad ee dhimista ciidanka ee dhacay bishii Juun uu ahaa mid lagu guuleystay oo na siiyay casharro wanaagsan oona na \u00a0awoodsiiyey inaan wajiga labaad siino taageero ka sii wanaagsan tii hore,&#8221; ayay tiri Dr. Kacyira.<\/p>\n<p>&#8220;Ilaa hadda guddiga farsamada ee saddex geesoodka ah oo ka koobnaa DFS, ATMIS iyo UNSOS ee qorsheynaya wejiga labaad ee dhimista ciidanka ayaa sameeyey horumar wanaagsan,&#8221; ayuu yiri taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS ee dhinaca saadka iyo taageerada, Sar.gas. Muteti, oo sidoo kale hogaaminaya Guddiga farsamada ee ATMIS. Waxa uu shaaca ka qaaday in &#8220;diyaar garowga lagu dhimayo 3000 oo askari oo ATMIS ah uu meel fiican marayo.&#8221;.<\/p>\n<p>Kooxdii farsamada ee ka socota xarunta Midowga Afrika ayaa tan iyo markii ay Soomaaliya ka laabteen waxay tageen Addis Ababa, waxayna warbixintooda u gudbin doonaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 15ka Sebtember 2023.<\/p>\n<p lang=\"EN-US\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo booqasho wadajir ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4069,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baydhabo \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo booqasho wadajir ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-27T14:27:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-28T05:11:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto\",\"datePublished\":\"2023-08-27T14:27:24+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-28T05:11:11+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\"},\"wordCount\":1132,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\",\"name\":\"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png\",\"datePublished\":\"2023-08-27T14:27:24+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-28T05:11:11+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baydhabo \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo booqasho wadajir ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-27T14:27:24+00:00","article_modified_time":"2023-08-28T05:11:11+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto","datePublished":"2023-08-27T14:27:24+00:00","dateModified":"2023-08-28T05:11:11+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/"},"wordCount":1132,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/","name":"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png","datePublished":"2023-08-27T14:27:24+00:00","dateModified":"2023-08-28T05:11:11+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/download.png","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/joint-technical-assessment-of-phase-one-of-atmis-drawdown-and-the-planning-for-phase-two-drawdown-of-3000-atmis-troops-progressing-steadily\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4068"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4078,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4068\/revisions\/4078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}