{"id":4064,"date":"2023-08-27T16:45:12","date_gmt":"2023-08-27T13:45:12","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4064"},"modified":"2023-08-27T18:13:22","modified_gmt":"2023-08-27T15:13:22","slug":"au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/","title":{"rendered":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay  DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah"},"content":{"rendered":"<strong>Dhuusamareeb \u2013<\/strong> Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud Sam. Okiding ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, si uu uga warbixiyo taageerada hawlgalka ATMIS ee ku aaddan hawlgalka ciidan ay DFS hormuudka ka tahay ee ka dhanka ah Al-shabaab, wajigii labaad ee dhimista ciidamada ATMIS iyo halka ay marayso qiimeynta farsamo ee wadajirka ah ee ay Codsadeen Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee uu tirsigiisu yahay 2687.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ka hadalnay Hawlgallada dagaal ee socda, waxayna ahayd fursad wanaagsan anigoo ku hadlaya magaca Midowga Afrika in aan ugu hambalyeyno Madaxweynaha iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya howlgalladii ugu dambeeyay iyo kuwa guulaha laga gaaray ee lagula dagaalamayo Al-shabaab,&#8221; ayuu yiri Danjire Souef.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsanyahey yahay horumarka laga gaaray diyaarinta qorshaha bixitaanka 3,000 oo askari oo kale oo ATMIS ah marka lagaaro dhamaadka bisha Sebtembar 2023-da. Marka la eego qiimeynta farsamada ee wadajirka ah ee loo dejiyay in dib u eegis lagu sameeyo dhimistii ugu horreysay ee 2,000 oo askari aheyd bishii June 2023-da, ayey kooxda sameyneysey mar hore soo gaareen Soomaaliya waxayna kulamo kala duwan la yeelanayaan dhamaan bahwadaagta.<\/p>\n<p>&#8220;Arrimuhu si habsami leh ayay u socdaan, waxaana rajeyneynaa in dhammaadka Sebtembar, wejiga labaad ee dhimista ciidamada la soo gabagabeyn doono. Waxaana taageero buuxda ka haysanaa Madaxweynaha,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kalsooni ka muujiyay in waqtiyadii lagu heshiiyey lagasoo bixi doono.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Hawlgalka ATMIS guulaha ilaa hadda la gaaray, isagoo caddeeyay in Soomaaliya aysan horumar intaas la\u2019eg ku tallaabsateen, haddii aysan jirin kaalmada walaaltinimo \u00a0ee ay ay ka heshay hawlgalka ATMIS iyo hawlgalkii ka horeeyey ee AMISOM.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay taageerada ay Soomaaliya siiyaan Saaxiibada kala duwan, waxa uuna ka codsaday in lasii kordhiyo taageerada qalabeynta iyo sidii loo dhisi lahaa tayada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Souef iyo Taliyaha Ciidanka ayaa sidoo kale booqday saldhiga Ciidanka\u00a0 Jabuuti (DNDF) ee qaybta ah hawlgalka ATMIS ee Dhuusamareeb, waxayna la kulmeen taliyaha saldhiga Gaashaanle Ali Ibrahim Ali, waxayna kala hadleen daryeelka Ciidamada iyo u diyaargarowgooda dagaal.<\/p>\n<p>Waxayna ku dhiiri galiyeen ciidamada in ay ku dadaalaan oo ay ka go\u2019naato sugidda amaanka garoonka diyaaradaha oo sahlaya isu socodka dadka iyo badeecadaha, wax weyna ka tara horumarka bulsho iyo kan dhaqaale ee Galmudug.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud Sam. Okiding ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4065,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-4064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhuusamareeb \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud Sam. Okiding ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-27T13:45:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-27T15:13:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah\",\"datePublished\":\"2023-08-27T13:45:12+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-27T15:13:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\"},\"wordCount\":822,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\",\"name\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-27T13:45:12+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-27T15:13:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Dhuusamareeb \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud Sam. Okiding ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-27T13:45:12+00:00","article_modified_time":"2023-08-27T15:13:22+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah","datePublished":"2023-08-27T13:45:12+00:00","dateModified":"2023-08-27T15:13:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/"},"wordCount":822,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/","name":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg","datePublished":"2023-08-27T13:45:12+00:00","dateModified":"2023-08-27T15:13:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53144746108_95f6ada7b4_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-meets-with-the-president-of-somalia-to-update-him-on-the-support-for-the-fgs-led-offensives-atmis-drawdown-and-the-joint-technical-assessment\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4064"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4074,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4064\/revisions\/4074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}